cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

DHIIRIYE CHENNEL

WELCOME: DHIIRIYE CHENNEL. KAGA BOGO XIGMADO, DHIIRIGALIN, MURTI, ORAAH, JACEYL, IYO DIINIGA. ♥️💯 Hal kaan kala soco xikmado iyo qoraalo ku raali galiya had iyo jeer Dhiirriye Discussions https://t.me/+iYYcvw6p7xI5OGJk

Больше
Рекламные посты
5 967
Подписчики
+124 часа
+997 дней
+36430 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
Bini Aadamka waa cajiib Kuwa dhintay wey u oyaan Kuwa noolna wey ka oyaansiyaan
Показать все...
👍 4
Фото недоступноПоказать в Telegram
Bini aadamka waa cajiib
Показать все...
Damac iyo Jaceyl 💍♥️ Part : 6 (Sheeko jaceyl ah) Haboon waxey isku dayday, iney Lacag amaah ah oo ay Daawada Hosbitaalka ku bixiso, ay meel uun ka hesho, balse nasiib xumo meel walba oo ay u doontay, wey ka weyday, Ugu danbayntii waxay go'aansatay iney Xaafadii iyo Sanduuqii Hooydeeed ku noqoto oo ay soo iibiso wixii Dahab ahee ee meesha ku haray. 🥺 Maadaama aysan meel kale oo ay wax u doonto aanu jirin. Xaafaddii ayey ku soo laabatay, wixii Dahab ahaa oo ay heysatay intey wada qaaday ayey Suuqa geysay, soona wada iibisay. 🔥 Dhaqtarkii ayey Lacagtiisii oo dhameystiran siisay, Hanadna waxey u qaaday gurigiiisi, oo aysan cid kale la degganeyn, maadaama uu Iskaabulo iska ahaa, balse waxaa Guriga la daganaa Qoys kale oo gurigaba iyagu iska lahaa, isna uu Kiro kaga jiro. 😐 Maalmo kale ayaa bilowday, weli waxey la garab taagan tahay Daryeel iyo Xanaanayn, iyadoo garabka heysa ayay Suuliga geysaa, Inta Cuntada u kariso ayey gacanteeda ku siisaa, Dharka iyadaa u dhaqdo, daawooyinkana wey siisaa. Maalintii oo dhan ayeyna saas u Xanaaneysa, Habeenkii lama seexan karto, oo waa Gabar, Sharcigana uma fasaxaayo. 🙄 Waxay ku fakartay iney Gurigooda meel u dhaw Qol uga kireyso, si ay halkaas ugu Xanaanayso, Habeenkii Fiidka horena ay ula joogto, Cuntadana xaafdooda ayey uga soo qaadaa, iyada oo aan Cidna ogayn. 🥹 Ah yaa jaceyl, dartaa mxy dad badan Uhaligmeen. 🥲 Sidii ayay yeeshay, waxayna u kireysay, Guri u dhow, oo ay leedahay Gabadh saaxiibo yihiin, Ninkeedana Qurbaha jiro, wax walbana siduu yahay ayey ugu sheegtay. 💯 Halkaas ayayba Xanaaneyn ugu bilawday, oo Xaafada ayay si qarsoodi ah cunada uga qaada, waxeyna u geysa, wax walba oo Lacag ah oo iyada soo galana isaga ayey Daawooyinka uu u baahan yahay, ugu iibisaa, Dhar xataa ma gadato. 😚 Isagii Xanuunka waxaa u dheer Murugta iyo Wal-walka ka heysta Rafaadka gabadha. mar walba wuxuu ka fakaraa sida uu Xaal noqon doono iyo waxa uu ugu Abaal gudi doono. 😔 Muddo ka dib wuu soo bogsaday, wuxuuna bilaabay inuu waxogaa socdo, Rajadii ayaa u soo laabatay, gabadhii Haboon aheydna Farxadeedii ayaa sii korodhay, maadaama ay arkeyso, iney Guulaysatay, Waajibaadkeedina ay ka soo baxday, Ugu dambayna, wuu bogsaday, isagoo dib u bilaabay. 😃 Waxbarashadii iyo Nolashiisa kale ee Caadiga ah, Habeenkii dambe ayuu ku balamiyay, meel ay Asxaabtu ku caweeyaan Hadda waxa uu rabaa inuu u mahad celiyo. 😘 Haboon oo dahabkeedii Dawada ugu iibisay, wuxuuna soo qaaday Ubax Cas iyo dhowr Hadiyad oo uu uga farxiyay, isagoo weliba dhahaayo Xabiibti wax aan kugu Abaal gudo ma aqaan, balse waxaan Naftayda balan ka qaaday, inaana Qalbigayga cid kula wadaagin, Naftaydana aan Adiga kuu huro. 🤗 Haboon iyadoo Dhoola cadeyneysa ayey ugu jawaabtay :- Wax walba jacaylka aad i siiisay ayaa iiga weyn Aniga. 🤤 Waxey uga sheekeysay, Muragadi ay soo martay, iyo sida ay u soo Xanaaneysay, waxeyna tidhi :- Adduunka waxaa igu Murugo badnayd. 😞 Maalintan waayay wax kuu Qubeeya, maalintaas waxaa Qalbigeyga ku soo dhacday, inta Sheekh u yeerato igu Meheri ma dhahdaa, si aan Cid kaleba kuugu raadin. 😁☺️ Jawi Farxadeed iyo Jacayl dhab ah ayaa bilowday, Maalin iyo Habeen oo dhan waa la wada hadlaa, dhib iyo dheefba waa la qeybsadaa. 😍 Hanad oo jaamacadii wax yari uga harsaneyd ayaa durba dhameeyay jaamacadii, iyada waxey la Garab taagnayd, Taageero, iyo Dhiiri garin maadama uusan waxba heysanna waxay ku xisaabtami jirtay. 🙃 Taksigiisa iyo Qarashkiisa kale, Maalintii qalinjibintana waxay u dhigtay Xaflad aad u Qurux badan, maanta waxaa la joogaa Xilligii ay midoobi lahaayeen. 💞 Markii habeenkii la gaaray ayay is tidhi Kedis uga dhig, oo guriigiisa oon kaba fogayn ugu tag, si ay Jawi deggan oo Labadooda ah ugu Hambalyeyso, kalana hadasho Waqtiga guurkooda. 😍 Balse markii ay guriga sidaas u soo gashay waxay aragtay isagoo aad u Marqaansan oo ay Bac jaad ahi hortaalo, xabad sigaar ahna Afuuufaaya. Naxdin waa hadda ninkiii ay ku soo dashay. 😱 - La soco Qeybta...✅️ Si aad u fahanto Nuxurka Qisadan dib u akhriso Qormooyinkii Hore ee aan soo dhigay channelka. 😊 ╭┈ - Mʀ ᴊᴇᴄᴇʟᴏᴡ ❤️
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Nin reer Mudug ah ayaa gows xanuunay markaasuu u tegay dhaqtar.Wuxuu ku yiri Dr Ilkaha oo dhan igasaar oo igu reeb kan i xanuunaya.Dhaqtarkii baa waydiiyay sababta.Kulaha waxaan u yeelayaa ku xumeyn inuu cidlada dareemo kaligiis😂😂 NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel
Показать все...
🤣 3👍 2
Показать все...
WADNO JACEYL ✅✅

WhatsApp Group Invite

Фото недоступноПоказать в Telegram
Indho aan kuweeda aheyn iyo Qalbi aan qalbigeeda aheyba Midna malihiyee sideen ku yeeshaa dooq aan ayada aheyn😊🥰
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
XUSUUNOW _________ Magaari kartid waxa hortaada ku jira ilaa aad ka dhaaftid waxaa gadaashaada ah
Показать все...
1
Фото недоступноПоказать в Telegram
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
Показать все...
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
Фото недоступноПоказать в Telegram
Qofii u bahan kasoo dalbo User name kaan 👇👇👇👇👇 @salaadsoomaali
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
1.qofee shaqadiisu tahay inoo adi ku toosiyo ma jiro ee adigu naftaada toosi maxa waxa jiro waxa tabayso hadaba adigu raadso maka talaa jiifka ka kac raadso wax ku farxad galiya hasugin inaa baqtiniyaasiib ina ku guuleysato in taajir ku noqoto ama cid ku timaado ama dhibaatooyinkaaga ama garo xika adiga isa saar waxa xaqa u leedahay dhacso 2.majiro wax dhameestiran waxaa jira dad ku marmarsiyooda waqtigaan jiro xiligaan kuma haboono inaa ilmo dhalo iyo inaa guursado ama waxee yiraahdaan ma ganacsi bilaawo wan qasaarayaa kuwa kale ayaa ku mar marsiyooda marka hore inaa is caateeyaa yacnii inaa miisan iska dhimo ka hor inta aan guursan saaxiib runta ogolow hadii aad sugto waqtiga ku habown ama xaalada ku habown waxaa iska arki doontaa adigoo saka raadaya gacantana ku. Haayo saliid qor mooyin ah oo ku saabsan waxyaabihii aad jecleed inaa qabato balse aadan qaban hadee goor goor tahay u dhaqaaq xaqiijinta riyooyinkaaga 🧠✅
Показать все...
3