cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

DHIIRIYE CHENNEL

WELCOME: DHIIRIYE CHENNEL. KAGA BOGO XIGMADO, DHIIRIGALIN, MURTI, ORAAH, JACEYL, IYO DIINIGA. โ™ฅ๏ธ๐Ÿ’ฏ Hal kaan kala soco xikmado iyo qoraalo ku raali galiya had iyo jeer Dhiirriye Discussions https://t.me/+iYYcvw6p7xI5OGJk

Mostrar mรกs
Finlandia1 079El idioma no estรก especificadoReligiรณn y espiritualidad15 764
Publicaciones publicitarias
5 970
Suscriptores
+124 horas
+997 dรญas
+36430 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

KULMIS
Linkigan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma rabta barashada Quraanka kariimka ah .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo xilli kasta leh . ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/dbhSCk7OWyIxZGY8
Mostrar todo...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 100 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Bini Aadamka waa cajiib Kuwa dhintay wey u oyaan Kuwa noolna wey ka oyaansiyaan
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 4
Photo unavailableShow in Telegram
Bini aadamka waa cajiib
Mostrar todo...
Damac iyo Jaceyl ๐Ÿ’โ™ฅ๏ธ Part : 6 (Sheeko jaceyl ah) Haboon waxey isku dayday, iney Lacag amaah ah oo ay Daawada Hosbitaalka ku bixiso, ay meel uun ka hesho, balse nasiib xumo meel walba oo ay u doontay, wey ka weyday, Ugu danbayntii waxay go'aansatay iney Xaafadii iyo Sanduuqii Hooydeeed ku noqoto oo ay soo iibiso wixii Dahab ahee ee meesha ku haray. ๐Ÿฅบ Maadaama aysan meel kale oo ay wax u doonto aanu jirin. Xaafaddii ayey ku soo laabatay, wixii Dahab ahaa oo ay heysatay intey wada qaaday ayey Suuqa geysay, soona wada iibisay. ๐Ÿ”ฅ Dhaqtarkii ayey Lacagtiisii oo dhameystiran siisay, Hanadna waxey u qaaday gurigiiisi, oo aysan cid kale la degganeyn, maadaama uu Iskaabulo iska ahaa, balse waxaa Guriga la daganaa Qoys kale oo gurigaba iyagu iska lahaa, isna uu Kiro kaga jiro. ๐Ÿ˜ Maalmo kale ayaa bilowday, weli waxey la garab taagan tahay Daryeel iyo Xanaanayn, iyadoo garabka heysa ayay Suuliga geysaa, Inta Cuntada u kariso ayey gacanteeda ku siisaa, Dharka iyadaa u dhaqdo, daawooyinkana wey siisaa. Maalintii oo dhan ayeyna saas u Xanaaneysa, Habeenkii lama seexan karto, oo waa Gabar, Sharcigana uma fasaxaayo. ๐Ÿ™„ Waxay ku fakartay iney Gurigooda meel u dhaw Qol uga kireyso, si ay halkaas ugu Xanaanayso, Habeenkii Fiidka horena ay ula joogto, Cuntadana xaafdooda ayey uga soo qaadaa, iyada oo aan Cidna ogayn. ๐Ÿฅน Ah yaa jaceyl, dartaa mxy dad badan Uhaligmeen. ๐Ÿฅฒ Sidii ayay yeeshay, waxayna u kireysay, Guri u dhow, oo ay leedahay Gabadh saaxiibo yihiin, Ninkeedana Qurbaha jiro, wax walbana siduu yahay ayey ugu sheegtay. ๐Ÿ’ฏ Halkaas ayayba Xanaaneyn ugu bilawday, oo Xaafada ayay si qarsoodi ah cunada uga qaada, waxeyna u geysa, wax walba oo Lacag ah oo iyada soo galana isaga ayey Daawooyinka uu u baahan yahay, ugu iibisaa, Dhar xataa ma gadato. ๐Ÿ˜š Isagii Xanuunka waxaa u dheer Murugta iyo Wal-walka ka heysta Rafaadka gabadha. mar walba wuxuu ka fakaraa sida uu Xaal noqon doono iyo waxa uu ugu Abaal gudi doono. ๐Ÿ˜” Muddo ka dib wuu soo bogsaday, wuxuuna bilaabay inuu waxogaa socdo, Rajadii ayaa u soo laabatay, gabadhii Haboon aheydna Farxadeedii ayaa sii korodhay, maadaama ay arkeyso, iney Guulaysatay, Waajibaadkeedina ay ka soo baxday, Ugu dambayna, wuu bogsaday, isagoo dib u bilaabay. ๐Ÿ˜ƒ Waxbarashadii iyo Nolashiisa kale ee Caadiga ah, Habeenkii dambe ayuu ku balamiyay, meel ay Asxaabtu ku caweeyaan Hadda waxa uu rabaa inuu u mahad celiyo. ๐Ÿ˜˜ Haboon oo dahabkeedii Dawada ugu iibisay, wuxuuna soo qaaday Ubax Cas iyo dhowr Hadiyad oo uu uga farxiyay, isagoo weliba dhahaayo Xabiibti wax aan kugu Abaal gudo ma aqaan, balse waxaan Naftayda balan ka qaaday, inaana Qalbigayga cid kula wadaagin, Naftaydana aan Adiga kuu huro. ๐Ÿค— Haboon iyadoo Dhoola cadeyneysa ayey ugu jawaabtay :- Wax walba jacaylka aad i siiisay ayaa iiga weyn Aniga. ๐Ÿคค Waxey uga sheekeysay, Muragadi ay soo martay, iyo sida ay u soo Xanaaneysay, waxeyna tidhi :- Adduunka waxaa igu Murugo badnayd. ๐Ÿ˜ž Maalintan waayay wax kuu Qubeeya, maalintaas waxaa Qalbigeyga ku soo dhacday, inta Sheekh u yeerato igu Meheri ma dhahdaa, si aan Cid kaleba kuugu raadin. ๐Ÿ˜โ˜บ๏ธ Jawi Farxadeed iyo Jacayl dhab ah ayaa bilowday, Maalin iyo Habeen oo dhan waa la wada hadlaa, dhib iyo dheefba waa la qeybsadaa. ๐Ÿ˜ Hanad oo jaamacadii wax yari uga harsaneyd ayaa durba dhameeyay jaamacadii, iyada waxey la Garab taagnayd, Taageero, iyo Dhiiri garin maadama uusan waxba heysanna waxay ku xisaabtami jirtay. ๐Ÿ™ƒ Taksigiisa iyo Qarashkiisa kale, Maalintii qalinjibintana waxay u dhigtay Xaflad aad u Qurux badan, maanta waxaa la joogaa Xilligii ay midoobi lahaayeen. ๐Ÿ’ž Markii habeenkii la gaaray ayay is tidhi Kedis uga dhig, oo guriigiisa oon kaba fogayn ugu tag, si ay Jawi deggan oo Labadooda ah ugu Hambalyeyso, kalana hadasho Waqtiga guurkooda. ๐Ÿ˜ Balse markii ay guriga sidaas u soo gashay waxay aragtay isagoo aad u Marqaansan oo ay Bac jaad ahi hortaalo, xabad sigaar ahna Afuuufaaya. Naxdin waa hadda ninkiii ay ku soo dashay. ๐Ÿ˜ฑ - La soco Qeybta...โœ…๏ธ Si aad u fahanto Nuxurka Qisadan dib u akhriso Qormooyinkii Hore ee aan soo dhigay channelka. ๐Ÿ˜Š โ•ญโ”ˆ - Mส€ แดŠแด‡แด„แด‡สŸแดแดก โค๏ธ
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Nin reer Mudug ah ayaa gows xanuunay markaasuu u tegay dhaqtar.Wuxuu ku yiri Dr Ilkaha oo dhan igasaar oo igu reeb kan i xanuunaya.Dhaqtarkii baa waydiiyay sababta.Kulaha waxaan u yeelayaa ku xumeyn inuu cidlada dareemo kaligiis๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ NAGU SOO BIIR @Sheeko_Channel
Mostrar todo...
๐Ÿคฃ 3๐Ÿ‘ 2
Mostrar todo...
WADNO JACEYL โœ…โœ…

WhatsApp Group Invite

Photo unavailableShow in Telegram
Indho aan kuweeda aheyn iyo Qalbi aan qalbigeeda aheyba Midna malihiyee sideen ku yeeshaa dooq aan ayada aheyn๐Ÿ˜Š๐Ÿฅฐ
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
XUSUUNOW _________ Magaari kartid waxa hortaada ku jira ilaa aad ka dhaaftid waxaa gadaashaada ah
Mostrar todo...
โค 1
Photo unavailableShow in Telegram
๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜‚ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—˜๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ป๐—ผ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต. ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ“š๐Ÿง  ~ ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐—ป - @Wll_adnaan
Mostrar todo...
๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐˜„๐—น๐—น โ™ฅ
Photo unavailableShow in Telegram
Qofii u bahan kasoo dalbo User name kaan ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @salaadsoomaali
Mostrar todo...