cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

DHIIRIYE CHENNEL

WELCOME: DHIIRIYE CHENNEL. KAGA BOGO XIGMADO, DHIIRIGALIN, MURTI, ORAAH, JACEYL, IYO DIINIGA. ♥️💯 Hal kaan kala soco xikmado iyo qoraalo ku raali galiya had iyo jeer

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
6 351
المشتركون
+1224 ساعات
+797 أيام
+38230 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Ha milicsan ________________________________________ Ballan la'aan ayaad dunida timid, waxaadna ka tagi doontaa ballan la'aan. Sidaas oo kale dadka aad baratay kuma ballamin barashadooda, balse maalmaha ayaa isku kiin keenay. Qof aad ballan la'aan baratay yaa kuu ballan qaaday inuu abid kula joogi doono. Haddii uu kaa tago ogow intaas ayay ku ekeed isbarashadiinna. Si fiican u sagooti, niyadda uga mahadceli, maanka uga duceey, macasalaama ku dheh, dibna ha u milicsanin. 𝗗𝗵𝗶𝗴𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗥𝗮𝗮𝘁𝗶𝗯 (48) https://t.me/Raatib
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Hadii aad iga tagto ma rabo booskaaga qof kale inuu buuxiyo marka aad iga maqantahay iyo marka aad garabkayga joogtaba keligaa ayaan ku jeclahay.❤️
إظهار الكل...
3
Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐 [🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ 🌙( Diini )🌙 --------------------- 🌻 @machadudarukheyrchanel 🌻 @AMirSHaCraWi 🌻 @Wanaagmedi 🌻 @muntkhab ----------------------- 🌷 @quraan103 🌷 @Haadi124 🌷 @FIIRAAN ---------------------------------------------- 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @dareenfahan123 🌺 @qalbi_dhaye1 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Manhadal 🌹 @mirojaceyl 🌹 @xurmojaceyl 🌹 @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 LIVEG00/00 🌸 @discoveredthoughts 🌸 @hamdimohamed44 🌸 @noloshuwaahalgaan 🌸 @Bulshokaabmedia1 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @Dareenjacel143 🌸 @Jaceylkiilumay 🌸 @AlRaxmachannel 🌸 @Sooyalmedia 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @ONLINE_MARKET_24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @dhigal 🌾 @zainasharafchannel 🌾 @hoygaxikmada7 🌾 @xikmado222 🌾 @basicenglish16 ---- -------- ------ ---------- ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Q0RM0 💐 @kixkmad100 💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 💐 @MURTISIDE --------------------- ☔ @islamicdigital@murtimaal1@Cajaa_ibta_dunida@Dareenjacel143@abditahad@XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙Books📚 ------------------------------------------- 🌴 @xikmadjacayl 🌴 @sompdfbooks 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @oldwrite 🌴 @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- 🌴 @dhiirigalin100 🌴 @QALBIQOOYE1 🌴 @Besty_photos 🌻 @fududeeye209 🌻 @quraan103 🌻 @MURTI_MADALO1 --------------------------------- 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @KHATARCAAFIMAAD 🌹 @xikmadjacayl 🌹 @hamdimohamed44 🌹 @sahmiyedigital 🌹 @ishwaaq2 🌹 @Dacwah_Channel --------------------------------- 💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖 👇 🌹 https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🌹 @kabtanhaaraxikmawi 🌹 @Qoraaladii_Qarniga 🌹 @ustadAntonio✍️📚 🌷 @jiiladvert -------------------------------- 🌷 @HAGAHAJIILKA12 🌷 @wayahaadunka 🌷 @fardawsafiican1 🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🌷 @noqomufakir 🌹 @RAJO_MAAL_CHANNEL --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @jowharadi1ifeysay 💐 @Dbiib_acayl 💐 @mirojaceyl 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @Daaruladham122 🌹@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- 👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈 🌹 @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- 🌹@bahjasooyaalka 🌹@Riyooyinkeena56 🌹@xikmado222 🌹@dhiiriye 🌷 @Dadweynha 🌹@XasUus_QoR_JecEYl 🌻Dhamaad-----end🌻 ----------------------------------- Page ka al Raxma jion👇👇 https://www.facebook.com/profile.php?id=100083445638211&mibextid Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe 🌹 @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll 👇 👇 https://youtube.com/@alraxmachannel1696
إظهار الكل...
🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁

Photo unavailableShow in Telegram
Horumarinta Shaqsiyadda Meel walba oo aad hadda joogto naftaada weydii oo uga jawaab weydiimahaan, si aad dib habeyn ugu sameyso noloshaada: 1. Heerka aan taaganahay maxaa i gaarsiiyay? 2. Waa maxay awoodaha aan leeyahay, iyo meelaha aan ka liito? 3. Waa sidee dabeecaddayda? 4. Ma ahay hal-abuure iyo mid hibo leh? 5. Marka laga reebo in aan eedeeyo dadka kale ama aan nafteyda cudur daar u sameeyo, maxaan noloshayda ku horumarin karaa? 𝗞𝗮𝗮𝗹𝗺𝗮𝗮𝘁𝗶 𝗥𝗮𝗮𝘁𝗶𝗯 (10) https://t.me/Raatib
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Hampalyo 26 Jun
إظهار الكل...
5👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
Hadal, hal-heys & hal ku dhig waxaa kugu filan in uu waqtigu socdo oo uu socdo si aayar ah adigoo aan dareemin, isaguna ku dareensiin. Sida waqtiga oo kale, samee isbeddel si aayar ah, ha boodin, ha duulin, ha cararin, maalinba tallaab iyo mid kale ayaad ku gaareysaa goolkaaga.
إظهار الكل...
2👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Imam shafici Wuxuu Yidhi: dadka waxa ugu garaad badan ka adduunka ka taga intuusan ka tagin, qabrigiisa iftiimiya intuusan degin, Rabbigii raalligeliya intuusan la kulmin, waalidkii u ixsaan-fala intaysan ka tegin' U-Fiirso 🫵
إظهار الكل...
👍 7
Photo unavailableShow in Telegram
Adigan ku dorton🫀 Dahabka luulke Dunida laga darqaadin🔥 Dartaban USO dhaafe Jacaylkena darajeyo dabaylaha Nacabka 💝 dabuubtisa ha daneynin💘 abidka 💋👍🔥💍❤️‍🔥
إظهار الكل...
👍 1🔥 1
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @WADNOJACAYL
إظهار الكل...
🫵 KU-DHIIRRO 🫵
😢 JACEYL 😢
💪XIGMAD SIDE💪
🤯 MASKAX MAAL 🤯
🥰 SHEKOOYIN 🥰
🫵HORMARI HANKA🫵
❤️WADNO JCYL❤️
🫠RIYOOYINKA🫠
💪ISBADALKA GUSHA💪
😊WAAYA ARAG😊
🤯MAAN HADAL🤯
💪WADOYINKA GUSHA💪
😍WEHEL CAASHAQ😍
🤌HAGAHA NOLOSHA🤌
🫵 HANKAAGA 🫵
🤯AQOON KORDHIYE🤯
😍HOYGA FARXADA😍
💪DHIIRISO💪
🗂MAD'XAFKA🗂
🤯MUFAKIR🤯
🫨SOYAALKA🫨
😍HAYAANKA😍
💪DHAWAR ADEYG💪
💪DHIIRIYE💪
✊HADAFKA NLSH✊
🫱CILMIYE🫲
🫵 U-FIIRSO 🫵
🫠DAACAD CALI🫠
📚 SOM PDF 📚
📸BEST IMAGES📸
✍QORMOYIN✍
👍MADAALIYE👍
🫵NAGU SOO BIIR🫵
https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
إظهار الكل...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 97 chats.

اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.