cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Danab media

Xoogga dalka soomaaliyeed

Mostrar más
Finlandia663El idioma no está especificadoNoticias y medios12 897
Publicaciones publicitarias
9 653
Suscriptores
+1424 horas
+727 días
+67930 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

05:12
Video unavailableShow in Telegram
Abwaan cabdi baag iyo dhaantadii ceynba cayn
Mostrar todo...
👍 3 1🥰 1
01:36
Video unavailableShow in Telegram
Warbixin” Dib u Howlgalintii Ciidanka Danab 2013 iyo Fagaarayaasha lagula Dagaalamaaya Khawaariijta.
Mostrar todo...
👍 13👏 4🔥 3 2
01:06
Video unavailableShow in Telegram
Ururka 161’aad Guutada 16’aad Kumandooska Danab XDS ayaa Daawooyin iyo baaritaan u sameeyey Dadka ku dhaqan Deegaanka Ballidoogle.
Mostrar todo...
👍 17👏 6
03:39
Video unavailableShow in Telegram
Geesiyaasha Ciidanka Kumandooska Danab XDS”
Mostrar todo...
🔥 8 5👏 5👍 2
01:23
Video unavailableShow in Telegram
Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Ufuroow Ayaa Maanta Booqday Taliska Guutada 16’aad Kumandooska Danab XDS”
Mostrar todo...
👍 12 5🥰 1👏 1
Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed gaar ahaan Guutada 16’aad kumaandooska Danab ayaa Howlgalo cirka iyo dhulka ka wada Deeganada Cad Cadeey iyo Ruun-Nirgood Ee Gobolka Shabeelada Dhexe. Howlgalkan oo ahaa mid lagu xaqiijinaayey amaanka Deeganada ku teedsan Xadka Gobolada Galgaduud Iyo Shabeelada Dhexe ayaa Ciidanka Sida Gaarka ah u tababar ee Danab ka sameeyey Deeganada Cad Cadeey iyo Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeelada Dhexe inta uu howlgalka socdey ayaa Ciidanka waxa ay iskuguso bixiyeen dadka ku dhaqan Deeganaadasi igasoona ka wareestey Xaladooda Guud. Danab ayaa ah awoodo sida tooska ah ugu hor tagta dhagaraha cadowga ay uso maleegaan shacabka an waxba galabsan.
Mostrar todo...
👍 20 4 3👏 2
00:30
Video unavailableShow in Telegram
Ciidanka Kumaandooska XDS Danab ayaa Howlgalo ka fuliyeen Deeganada Maseerey iyo Ceel Guush.
Mostrar todo...
8👍 3👏 1
02:45
Video unavailableShow in Telegram
Khawaariijta waa maafiyo Diina Kuma dhaqmaan’ Abwaan Cabdi Baag iyo Iqro Happy
Mostrar todo...
👍 7👏 2😁 1
4👍 1
Ciidanka Sida Gaarka ah u tababar ee Kumandooska Danab XDS iyo Saxiibada Caalamka Ayaa Gar’Gaar Gaarsiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo. Ururka 162’aad Guutada 16’aad Kumandoska Danab XDS iyo saxiibada Caalamka Ayaa Daawo Gaarsiyey Isbitaalka weyn ee Magaalada kismaayo Gobolka Jubada Hoose. Daawooyinka ayaa Looga tala galay in lagu caawiyo Shacabka Somaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Kismaayo. Danab Ayaa Gacan ku caawisa Shacabka Gacana Kula Dagalanta Khawaariijta.
Mostrar todo...
👍 9 3