cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Danab media

Xoogga dalka soomaaliyeed

Більше
Рекламні дописи
10 202
Підписники
+1924 години
+1317 днів
+58630 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

01:56
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Ka war qabka iyo ka Jawaab Calinta baahiyaha shacabka Somaaliyeed ayaa ah Halku dhiga Geesiyaasha Danab XDS Tabiye Abdiwaaxid Maxamed
Показати все...
IMG_4922.MP410.09 MB
11
04:09
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Warbixin’ Doorka Geesiyaasha Danab ee Dabar Goynta iyo Ciribtirka Khawaarijta ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud. Tabiye : Mohamed Somali
Показати все...
IMG_4921.MP421.82 MB
👍 11 3
01:32
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Wariyeena Qeybta Jubaland Maxamed Dhayib oo ka Warbixinaayo Xaalada Buule Xaaji Gobolka Jubada Hoose.
Показати все...
IMG_4856.MP48.01 MB
👍 17🔥 1🥰 1
01:06
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Ciida Dhulkena Calanka Dhul Jooga Waa Cisigeeni Allah Cizeeyo.
Показати все...
IMG_4833.MP45.73 MB
👍 12🫡 4👏 2
01:01
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Faaf Faahin dheeraad ah ayaa kaso baxaaya Duqeyn ay Fuliyeen CXDS iyo Saxiibada Caalamka Tabiye Maxamed Diiriye
Показати все...
IMG_4804.MOV5.31 MB
👍 9👏 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
DEG.DEG Ciidanka XDS gaar ahaan Guutada.16’aad Kumaandooska DANAB iyo saaxibada Caalamka oo is kaashanaya ayaa duqeeymo dhanka cirka ah wax ay Ka fuliyay Deegaano Dhowr ah oo hoos taga Howdka Xadka gobolada shabeelada dhaxe iyo Galgaduud. Howlgalka ayaa lagu Qaarijiyey Horjoogayaal iyo Maleeshiyaadka Khawaariijta oo Halkaasi Gabaad u aheed. Si Gaar ah Duqeynta waxaa looga Fuliyay Deeganada kala ah Xuseen Cagay Hilowla Gaab Tuulooyin Hoos Taga Degmada Ruun Nirgood. Geesiyaasha Kumaandooska DANAB ayaa Lafdhabar u ah Howlgalada kadhanka ee kooxdan nafla caariga ah looga xoreynayo bariga Galgaduud iyo qeybo kamid ah shabeelada dhaxe. Wixi Faahfaahin ah kala Soco Halkan.
Показати все...
👍 13👏 1
01:40
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Ciidanka XDS Gaar ahaan Kumandooska Danab ayaa Salaada Ciida Maanta waxa ay Ku Tukadeen Furimaha Hore Ee Dagaalka. Tabiye Abdiwaaxid Maxamed
Показати все...
IMG_4739.MOV8.79 MB
👍 13 4🔥 2👏 2
02:40
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Majirto Cid Lagu Xad Gudbayo Waxa Nahay Wiilshina. Taliyaha Ururka 162’aad Guutada 16’aad kumaandooska Danab. Tabiye Maxamed Diiriye
Показати все...
IMG_4489.MP414.01 MB
👍 13 9👏 1
05:30
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Abwaan Cabdi Baag iyo Furimaha Dagaalka Gobolka Jubada Hoose.
Показати все...
IMG_4488.MOV28.98 MB
👍 6 3
02:40
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Abwaan Cabdi Baag iyo Furimaha Dagaalka Gobolka Jubada Hoose.
Показати все...
IMG_4489.MP414.01 MB
👍 2 2🔥 1
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.