3 825
مشترکین
-424 ساعت
-247 روز
-6630 روز
آرشیو پست ها
3 825
Masjidka Xaramka Korontada uu sanadkaan isticmaalay ayaa noqotay 4 Milyan oo Dollar. Waxaana sare loo qaaday qaboojiyeyaasha. Shaashadaha masjidka salaada lagala socdo Sameecadaha. Leyrarka iyo Kaamirooyinka masjidka taasoo keentay isticmaalka Korontada intaas le’eg.
اللهم اسق عبادك وبهائمك
3 825
Masjidka Xaramka Korontada uu sanadkaan isticmaalay ayaa noqotay 4 Milyan oo Dollar. Waxaana sare loo qaaday qaboojiyeyaasha. Shaashadaha masjidka salaada lagala socdo Sameecadaha. Leyrarka iyo Kaamirooyinka masjidka taasoo keentay isticmaalka Korontada intaas le’eg.
اللهم أغثنا
3 825
Repost from Baraarug
👉Wariyaha Somaliga ah:Ninkii uu Ku-orinayay Haduu Guuleysto, isla-markiiba Wuxuu Ku-orin:Kuu Usacab Tumayay, Sababtuna Waa :Kaar Kuxiran Waxa Lagu shubto iyo Cidda Kushubata...!
3 825
Repost from سبيل النجاة
Sh. Axmad yaro sharxaaya xukunka in la dagsado Qawaaniin iyo in atharka ibnu cabaas lagu xambaari karo iyo inkale.
3 825
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadaha Bisha Ramadaan ee kuliyada Alfurqan online academy.
1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.
Ka mid naqo kumananka arday ee bishan nagu soo biiraya.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
3 825
إنا لله وإنا إليه راجعون
Sidii caadada u ahayd, Yuhuudu ballankii xabad joojinta way buriyeen, waxayna dib u billaabeen xasuuqii Gaza. Dadka shacabka ah ee lagu dilay duqayntii xalay waxay kor u dhaafayaan 300 oo shacab ah.
3 825
Repost from Sh Cabdiraxman Garaad
👉Fahad Yasin: Kitaabku Qoray Maku daray Nabi Muxammed<s.c.w.>: inuusan Dimuqraadi aheyn, Gaalana Gacaltooyo Uqaadin..?
3 825
Repost from كنوز الجنة
Noam Chomsky : " Markaan duqayno oo aan magaalooyinkooda burburino oo aan wadamadooda ku duulno uma naqaano argagixiso ficilkaas laakiin markay ayaga wax noo gaystaan waa argagixiso! "
3 825
Xayawaankaan Waxaan Helay Dhoorkaan Magac In Lagu Kala Magacaabo Soomaalida Dhexdeeda.
👇👇👇👇👇👇
Qarandi / xabaal quf / kabarre / sadex suulle / Unfo.
Magac Kale Ma Jiraa ?
3 825
👉 🔴 👈
Dhayalsi Ma Laha In Dhawaan Ay Cadaato Maamulada Soomaalida In Ay Gabaad Iyo Soo Dhaweyn Siiyaan Cadawyada Alle Kuwa Oogu Daran Ee yahuuda Ah.
3 825
🔴 #Dowlad Muslim Ahoo Nidaamsan Dowlad Dimuqraadi Masuqmaasuq Ayaa Ka Wanaagsan.
👉Indhahaaga Ku Arag Cadaawada Iyo Naceybka Gaamuray Ay U Qabaan Diinka Ilaahey Iyo Muslimiinta.
🔻
👉Wuxuu leeyahay:
Dowlad fashilan, burbursan oo masuqmasamuq badan Ikn ku dhisan nidam dimuqradi aya kafican dawlad guleysatay, dhisan, oo xoogan Ikn nidam Islami xagjir kudhisan.
👉Waxaad Is Leedahay Dadka Waa Muslimiin Kitaabkana Waa Kii Rabbi Maxaa Lagu Diidan Yahay Dhaqan Galintiisa ?!! Fikradahaas Iyo Kuwa Ka Daran Ayaa Aasan.
3 825
Shaafici Alle ha u naxariistee wuxuu yiri:
"Qof Ma Jiro Illaa Wuxuu Leeyahay Qof Jecel Iyo Qof Neceb, Haduu Arinkaas Lagama Maarmaan Yahay Ha Ahaado Qofka La Jirka Daacada Alle Ehelkeeda.
📚[Xilyatul-Awliya (117/8)]
