cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY

Dugsiga alfurqaan waa dugsi ku baxa habka online ka kaas oo ay wax ka dhigtaan arday farabadan oo ku kala sugan daafaha dunida. Maamulka👉👉👉 @UstaadAbdurisaaq Ku xidhnow facebook pagekayaga . https://www.facebook.com/profile.php?id=100091495486407.

نمایش بیشتر
فنلندة960زبان مشخص نشده استدین و مذهبی13 845
پست‌های تبلیغاتی
6 908
مشترکین
+524 ساعت
+167 روز
+10630 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
نمایش همه...
👍 1 1
asc dhamaan ardayda kuliyada wax ka barata sidii caadadu ahayd waxay ahayd inay casharadu inoo bilaabmaan salaasada. hayeeshee macalimiinta oo hawlo iyo safaro ku kala mashquulay awgii ayay xiisdaheena inooga dib dhaceen . cashardu sabtiga ayay inoo bilaabmayaan inshaalah. ardayda cusub ee rabta inay is diwaan galiso way is diwaan galin kaaran
نمایش همه...
2
Ogaysiis ogaysiis. Dhamaan ardayda kala duwan ee wax ka barata kuliyada Alfurqan online academy waxa lagu war galinaya in ay cashaadu istaagi doonaan ilaa bisha 17 keeda oo ku beegan isniin . Dibna ay ubilaabmi doonaan 18ka bisha oo ku beegan salasada. Ciida ciidul adxada awgeed. ALle ha inaga aqbalo acmaasha.
نمایش همه...
4👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . Course fee: 6 dollar Duration : 5 months Type of certificate : Diploma  💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 🧑‍⚕Baro daawoyinka si aad uga ilaaliso bulshadaada daawo isticmalka  khaldan Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
نمایش همه...
👍 1
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . Course fee: 6 dollar Duration : 5 months Type of certificate : Diploma 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 🧑‍⚕Baro daawoyinka si aad uga ilaaliso bulshadaada daawo isticmalka khaldan Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
sanad ka hor ayuu dhameeyay omer shucayb kooraska computerka .
نمایش همه...
👏 3
Kusoo dhowow alfurqan online academy. Wax barta aan barwaaqo gaadhnee.
نمایش همه...
1
Photo unavailableShow in Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
نمایش همه...
2👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Mid kamida ardayda dhanaystay computerka. Hambalyo ibrahim🎓🎓
نمایش همه...
5👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
نمایش همه...
2👍 1
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.