es
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Ir al canal en Telegram
3 825
Suscriptores
-424 horas
-247 días
-6630 días
Archivo de publicaciones
Qof dambi sameynaayo hadaan arko ???

#ORDOGAAN Wajiyo Badan Marka Aad Isticmaaleyso Waa Iska Sidaan. 👁👁
#ORDOGAAN Wajiyo Badan Marka Aad Isticmaaleyso Waa Iska Sidaan. 👁👁

Masjidka Xaramka Korontada uu sanadkaan isticmaalay ayaa noqotay 4 Milyan oo Dollar. Waxaana sare loo qaaday qaboojiyeyaasha.
Masjidka Xaramka Korontada uu sanadkaan isticmaalay ayaa noqotay 4 Milyan oo Dollar. Waxaana sare loo qaaday qaboojiyeyaasha. Shaashadaha masjidka salaada lagala socdo Sameecadaha. Leyrarka iyo Kaamirooyinka masjidka taasoo keentay isticmaalka Korontada intaas le’eg. اللهم اسق عبادك وبهائمك

Masjidka Xaramka Korontada uu sanadkaan isticmaalay ayaa noqotay 4 Milyan oo Dollar. Waxaana sare loo qaaday qaboojiyeyaasha. Shaashadaha masjidka salaada lagala socdo Sameecadaha. Leyrarka iyo Kaamirooyinka masjidka taasoo keentay isticmaalka Korontada intaas le’eg. اللهم أغثنا

Repost from Baraarug
👉Wariyaha Somaliga ah:Ninkii uu Ku-orinayay Haduu Guuleysto, isla-markiiba Wuxuu Ku-orin:Kuu Usacab Tumayay, Sababtuna Waa :
👉Wariyaha Somaliga ah:Ninkii uu Ku-orinayay Haduu Guuleysto, isla-markiiba Wuxuu Ku-orin:Kuu Usacab Tumayay, Sababtuna Waa :Kaar Kuxiran Waxa Lagu shubto iyo Cidda Kushubata...!

Sh. Axmad yaro sharxaaya xukunka in la dagsado Qawaaniin iyo in atharka ibnu cabaas lagu xambaari karo iyo inkale.

Fursadaha Bisha Ramadaan ee kuliyada Alfurqan online academy. 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Ka mid naqo kumananka arday ee bishan nagu soo biiraya. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

إنا لله وإنا إليه راجعون Sidii caadada u ahayd, Yuhuudu ballankii xabad joojinta way buriyeen, waxayna dib u billaabeen xasuuqii Gaza. Dadka shacabka ah ee lagu dilay duqayntii xalay waxay kor u dhaafayaan 300 oo shacab ah.

👉Fahad Yasin: Kitaabku Qoray Maku daray Nabi Muxammed<s.c.w.>: inuusan Dimuqraadi aheyn, Gaalana Gacaltooyo Uqaadin..?

Noam Chomsky : " Markaan duqayno oo aan magaalooyinkooda burburino oo aan wadamadooda ku duulno uma naqaano argagixiso ficilk
Noam Chomsky : " Markaan duqayno oo aan magaalooyinkooda burburino oo aan wadamadooda ku duulno uma naqaano argagixiso ficilkaas laakiin markay ayaga wax noo gaystaan waa argagixiso! "

Maxaad Ka Fahantay 👆 ?

Repost from Baraarug
👉Halkaasey Mareysaaye Maad Lasocotaan Muslimiineey.👈
👉Halkaasey Mareysaaye Maad Lasocotaan Muslimiineey.👈

Xayawaankaan Waxaan Helay Dhoorkaan Magac In Lagu Kala Magacaabo Soomaalida Dhexdeeda. 👇👇👇👇👇👇 Qarandi / xabaal quf / ka
Xayawaankaan Waxaan Helay Dhoorkaan Magac In Lagu Kala Magacaabo Soomaalida Dhexdeeda. 👇👇👇👇👇👇 Qarandi / xabaal quf / kabarre / sadex suulle / Unfo. Magac Kale Ma Jiraa ?

Xayawaankaan 👆 Meeqa Magac Ayaa Looga Yaqaanaa Soomaalida Dhexdooda ?
Xayawaankaan 👆 Meeqa Magac Ayaa Looga Yaqaanaa Soomaalida Dhexdooda ?

sticker.webp0.10 KB

👉 🔴 👈 Dhayalsi Ma Laha In Dhawaan Ay Cadaato Maamulada Soomaalida In Ay Gabaad Iyo Soo Dhaweyn Siiyaan Cadawyada Alle Kuwa
👉 🔴 👈 Dhayalsi Ma Laha In Dhawaan Ay Cadaato Maamulada Soomaalida In Ay Gabaad Iyo Soo Dhaweyn Siiyaan Cadawyada Alle Kuwa Oogu Daran Ee yahuuda Ah.

🔴 #Dowlad Muslim Ahoo Nidaamsan Dowlad Dimuqraadi Masuqmaasuq Ayaa Ka Wanaagsan. 👉Indhahaaga Ku Arag Cadaawada Iyo Naceybka
🔴 #Dowlad Muslim Ahoo Nidaamsan Dowlad Dimuqraadi Masuqmaasuq Ayaa Ka Wanaagsan. 👉Indhahaaga Ku Arag Cadaawada Iyo Naceybka Gaamuray Ay U Qabaan Diinka Ilaahey Iyo Muslimiinta. 🔻 👉Wuxuu leeyahay: Dowlad fashilan, burbursan oo masuqmasamuq badan Ikn ku dhisan nidam dimuqradi aya kafican dawlad guleysatay, dhisan, oo xoogan Ikn nidam Islami xagjir kudhisan. 👉Waxaad Is Leedahay Dadka Waa Muslimiin Kitaabkana Waa Kii Rabbi Maxaa Lagu Diidan Yahay Dhaqan Galintiisa ?!! Fikradahaas Iyo Kuwa Ka Daran Ayaa Aasan.

sticker.webp0.03 KB

Shaafici Alle ha u naxariistee wuxuu yiri: "Qof Ma Jiro Illaa Wuxuu Leeyahay Qof Jecel Iyo Qof Neceb, Haduu Arinkaas Lagama Maarmaan Yahay Ha Ahaado Qofka La Jirka Daacada Alle Ehelkeeda. 📚[Xilyatul-Awliya (117/8)]

sticker.webp0.10 KB