fa
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

رفتن به کانال در Telegram

Anigu yaan ahay

نمایش بیشتر
4 086
مشترکین
-324 ساعت
-337 روز
-11130 روز
آرشیو پست ها
Madaxweyne Putin ayaa hadalkaas ku daray fikir la yaab leh: “Iyada oo la adeegsanayo tiknoolajiyad bayooloji ah, xubnaha jirka waa la beddeli karaa mar walba… dadka xitaa waxay gaari karaan nolol aan dhammaanayn.”

Khudbada Gorgie W Bosh uu jeediyay 2005tii , saacado kahor ayaan faafiyay kalmadahan kooban. Wuxuu yiri haday dowladaas dhalato waxay burburinayaan Israel , yurub kadib na dowladeena ayay burburinayaan. https://t.me/rixllah

Inta Wax Garadka Ah Warkaan👆 Wax Weyn Ayey Ka Fahmayaan. Buush Wuxuu Kuu Cadeynayaa In Dowlad Muslim Ah Aynan Aduunka Ka Jirin , Dowladaha Jirana Ay Yihiin Gaalo Isaga Ay Is Af-garteen. Sidoo Kale Wuxuu Kuu Cadeeyay : Mareekanka Inuu Dagaal Kula Jiro Diinta Islaamka Iskuna Dayaayo Dowlad Islaam Ah In Aynan Istaagin , Sababaha Uu U Diidaayana Wuu Kuu Cadeeyay.

George W Bush wuxuu yiri :- "Haddii aan u ogolaano Islaamiyiinta inay maamulaan hal waddan, waxay uruurin doonaan malaayiin M
George W Bush wuxuu yiri :- "Haddii aan u ogolaano Islaamiyiinta inay maamulaan hal waddan, waxay uruurin doonaan malaayiin Muslimiin ah ... taas oo keeni doonta in la rido maamulkeena kadib na la aasaaso boqortooyo Islaami ah oo xagjir ah oo maamusha inta udhaxaysa xuduudaha Spain ee galbeedka ilaa xuduuda bari Indonesia ”!.

👉Baaq Kuwajahan Suufiyo||Sh C/Raxman Garaad.

Israa|l ayaa qiratay nooc dagaal iyo khasaare aysan horey u arag inay kala kulantay dagaalkii xalay ka dhacay xaafadda Saytuu
Israa|l ayaa qiratay nooc dagaal iyo khasaare aysan horey u arag inay kala kulantay dagaalkii xalay ka dhacay xaafadda Saytuun ee koonfurta-bari Qasa, illaa waqtigana waxay ku guul darraysteen inay helaan 4 askari oo loo badinayo inay xalay nolol ku qafaasheen iska caabinta Qasa, iyadoo amar milatari looga joojiyay warbaahinta inay ka hadasho waxa ku dhacay 4 askari ee la la’yahay. Tiro badan in la dilay 11 kalena dhaawacyo dhimasho ku dhun inay gaareen, si la mid ah la weerarray diyaaradaha qumaatiga u kaca ee iskudayay inay u gurmadaan ciidanka ayaa sidoo kale ka mid ah arrimaha ay illaa hadda qirtay Israa|l inay kala kulantay dagaalkii xalay. X||

Iska caabinta Qasa ee caawa dagaalkii ugu dheera oo fool-ka-fool ah kula jira ciidanka Israa|l oo ka socda xaafadda Saytuun ee koonfurta Qasa ayaa la sheegay inay adeegsanayaan hub iyo dharka ciidanka Israa|l oo ay horey u qaateen inta uu socday weerarkii 7 Oktoobar,2023 , taa oo jahwareer ku riday ciidanka Israa|l, waxaana loo badinayaq dagaalyahannada iska caabinta in sidoo kale ay si wanaagsan ugu hadlayaan luuqada Cibraaniga, taa oo u fududeysay Xams inay askar badan nolosha ku qafaashaan, sidoo kalena wax adag ka dhigtay in wax duqeyn ah laga fuliyo goobta uu dagaalka ka socday, sida uu sheegay fallanqeeye ka tirsan kanaalka 14 ee Israa|l. X||

Caawa farxada wey weyn tahay waxaa ka sheegayaa in xoogaga iska caabinta reer Falastiin ay weerar culus ku qaadeen ciidamada yahuuda ee ku sugnaa xaafada zeytuun. Waxaa la sheegayaa caawa yahuudu baqtigooda badan yahay, askar 4 ahna laga qafaashay. Allaw dhagta dhiiga u dar yahuuda nagana tus maalin madow oo ku habsatay yahuuda.

👉Warkaan 👆 Waa sarbeeb muuqato shiinaha inuu leeyahay: Mareekan baa idin gumeystay hadii aniga wadaay ila noqotaanna awood ayaad yeelaneysaan oo aad gumeysiga ooga baxdaan. Lkn shiinaha laftirkiisa waa tuug marka uu hogaanka kala wareego mareekanka taageeradiisa oo dhan wuu beeninaa , sida mareekan uu ahaa dhoor sano ka hor dagaalkii soofiyeetka, lkn carabtaan hadey caqli wax gal ah leeyihiin wey ka dhax faa'ideysa karaan labadaan awood ee is hardinaayo , lkn ma muuqato carab caqli leh oo ka faa'ideysato xaaladaan.

Madaxweynaha Shiinaha , Xi Jinping ayaa inta uu ku jiray hadal uu ka jeediyay shirkadda Carabta iyo Shiinaha , wuxuu yiri ; “
Madaxweynaha Shiinaha , Xi Jinping ayaa inta uu ku jiray hadal uu ka jeediyay shirkadda Carabta iyo Shiinaha , wuxuu yiri ; “ Waxaan doonayna inan gacmaha is qabsano oo Shiinuhu soo celiyo ruuxdii Carabta .”

👉Waa sidaas👆 abaal-marinta qof walba oo mareekan daba dhilif u noqdo diintiisa iyo dadkiisa iyo dalkiisana khiyaanay ee gacanta u galiyay mareekan.

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Marco Rubio ayaa amar ku bixiyay inan wax fiiso ah la siin wafdiga maamulka Falastiin
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Marco Rubio ayaa amar ku bixiyay inan wax fiiso ah la siin wafdiga maamulka Falastiin oo uu ku jiro Maxamuud  Cabbaas, kuwaasoo isku diyaarinayay ka qaybgalka shirka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ee September ka furmaya New York.

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo. Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah . Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag. Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

👉Xogo👆Muhiim Ah 👉Waxaad Ogaan Doontaa Halista Dalka Soo Gashay Ee Saabsan Dumar Dumar Wax Ka Raadiyo. 👉Calaamadaha Sirta Ay Isticmaalaan. 👉iyo Dumarka Soomaalida Dhaqankaas Foosha Xun Gacanta Kula Jiro.

🍀اللهم على محمد وآله وسلم☘

Waliba ku dar bilowgi dagaalka inow khaanyuunus dagaal ka dhacay kuwaayay il, iyo dhaawac adag oo kaso gaaray lugta, taaso loo maleynayay in waqti dheer ow saaxada ka maqnaanayo. Ilaahow reer falastiin ka dulqaad musiibadan

+1
Cabdalla Khaliil oo loo yaqaano "Abu Firaas" wuxuu ahaa aqoonyahan da'yar oo Falastiini ah, wuxuu ku biiray dagaalyahanada Gaza. Shalay ayuu dagaal toos ah la galay ciidamada Yuhuuda ee xasuuqa u geysanaya shacabka Gaza, khasaare adagna wuu u geystay, ilaa markii dambe ay dhaaweceen, kadibna way usoo dhawaan waayeen ilaa ay Taangi soo kiciyaan oo ay dhaawiciisa dul-mariyaan.

👉Waxaan niri, "AUSSOM "waa Duullaan Saliibi ah." > Waxaad tiraahdeen, "mayee waa nabad ilaalin, idinkuna Khawaarij baad tihi
👉Waxaan niri, "AUSSOM "waa Duullaan Saliibi ah." > Waxaad tiraahdeen, "mayee waa nabad ilaalin, idinkuna Khawaarij baad tihiin"!🥹

Repost from Baraarug
👉Abshir Daahir oo asalkiisa ka soo jeeda Somaliland kana tirsanaa ciidanka isra.a’iil ayaa lagu dilay magaalada Qasa kadib w
👉Abshir Daahir oo asalkiisa ka soo jeeda Somaliland kana tirsanaa ciidanka isra.a’iil ayaa lagu dilay magaalada Qasa kadib weerar uga yimid dhanka iskacaabinta reer Falastiin. Dhacdadan waa markii ugu horreysa oo soo shaac baxdo Soomaali ka barbar dagaallamaya ciidanka gumeystaha Yahuudda. 👉ictiraafkii oo Halkaa Sii Caga-cageynaya👈 Xigasho