4 086
مشترکین
-324 ساعت
-337 روز
-11130 روز
آرشیو پست ها
4 083
👉Umada Iyada Oo Dhiigeeda Uu Daadanaayo Hadana Wali Ma Garanin Sababta Alle Imtixaanka Inoo Galiyay Sababka Waa 👉"#Shirkiga".
Dhib Ma Yimaado illaa Dambi Sababkii Dhibkaasna Lagama Qaado Illaa Towbad Ma'ahane.
Umada Maanta Towxiidka Ayey Kaga Baahi Badan Tahay Dhiigeeda In Uu Nabad Galo.
4 083
👉Waxaa ku dhacay Muslimiinta daciifnimo iyo taag-darri Mida u darneed Abid, Tan Iyo Markii la dumiyay khilaafadooda Ay ku midaasnaayeen.
Awoodda Muslimiinta waxey ku jirtaa Soo celinta khilaafada islaamka, Taas Oo Reer-galbeedka Digtooni Xoogan Oga Jiraan In Ay Soo Noqoto.
In Khilaafadaas La Soo Celiyo Waxey U Baahan tahay Marida Dariiqii Rasuulka, Taas uu Nabiga Scw Ku Sameeyay Dowlad Xoogan, Oo Awood Leh, Aduunkana Ka Taliso Iyada oo Diinka Alle Kor Yeeleyso.
@arimo1islaam
4 083
+1
#Israa'iisha_Weyn
Yahuudii Oo Dhulalka Kale Ee Muslimiinta Ka Fakareyso Sida Ay Ku Qabsan Laheyd.
Ra'iisul wasaaraha Yah..da Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu dareemayo inuu ku jiro "hawlgal taariikhi ah iyo mid ruuxi ah," isagoo ku nuuxnuuxsaday xiriirka xooggan ee uu la leeyahay aragtida "Israa'iisha Weyn", oo, sida uu sheegayo, ay ku jiraan dhulka Falastiiniyiinta iyo qaybo ka mid ah Masar, Jordan, Lubnaan, iyo Suuriya.
La Yaab Maleh In Yahuudu Dagaal Ku Qaado Dhul Muslim Ah Lkn Waxaan La Yaabay Madaxda Dumarka Ka Liito, Waan Ka Xishoonayaa In Aan Dumarka Ku Matalo Dhiig-laawayaasha Muslimiinta U Taliyo, -Dumarka Muslimaadka Iska Daayee Kuwii Gaalada Ayaa Ka Ciishoodo Waxa Ay Sameenayaan-, Oo Markii Ay Maqleen Ama Aqriyeen Warka NatinYaahu Falcelintooda Ay Noqotay "Waan Cambaareyneynaa Hadalkaas"
4 083
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
💊 FURSAD MUHIIM AH .
Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba ugu yaraan anafacaysa.
Ma rabta inaad barato.
daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .
💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.
Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee ay xanuunka u daawayso .
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
4 083
#Baraarug
Jadiidiyada Yey Kugu Sirin Cimaamad Iyo Khamiis Qurux Badan, Aayad Iyo Xadiith Si Qurxan Loo Daliishado, Lkn Loogu Adeegaayo Cadawga Alle Iyo Xadgudbayaasha Madaxa Kaga Taagan Shacabka Muslimka Ah, Laguna Dhibaateynaayo Awliyada Alle Ee Xaq U Dirirka Ah.
@arimo1islaam
4 083
Jadiidiyada Waxey Leeyihiin Tarbiyad Farxad Galiso Yahuuda Iyo Nasaarada, Inta Badan Waa Isku Hadaf , Weyna Isku Farxaan.
4 083
Dardaarankii Ibnu Qudaama Al-maqdasi || Aduunyadu Waa Fursad Ee Ka Faa'i...
https://youtube.com/watch?v=a8xJBj2C3ao&si=6uk5xoBWxXS2TAz_
4 083
Dardaarankii Ibnu Qudaama Al-maqdasi || Aduunyadu Waa Fursad Ee Ka Faa'i...
https://youtube.com/watch?v=4A9AEe6P48Q&si=wtN-TiruINbuhcRi
4 083
Repost from Iman Jama
Gargaar ka socda Soomaaliya ayaa gaaray marinka Qasa ee dhulka Falastiiniyiinta la go’doomiyay, iyadoo deeqda halkaa la geeyay ay ka timid Puntland, oo ay wali ka socota ololaha ay kaalmo loogu talagalay Qasa , aruurintiisa ay wadaan culimada Puntland.
4 083
Muslim Ibnu Cuqba Dhibka Uu Geystay Reer Madiina
https://youtube.com/watch?v=9wuz6RR-kME&si=UlQzPFZ9ond775lK
4 083
Dal Xor Ah Miyaad Joogtaan Soomaaliyey Waa Idinkii Xuriyad U Dabaal-dagaayayee.
4 083
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍
Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.
Shuruudaha.
⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .
Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida:
●Introduction to windows
● Microsooft word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook
Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.
Nasiib fiican.
24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
4 083
Markiba waxaa dhacay buuq iyo is buurasho kadibka Ciidanki Isr**l waxay bilaabeen in ay xabado culus si hoose u ridaan waxaana ka mid noqday Dadki ku dhintay xabadahaas Amiir oo 12km usoo jaray in uu cunto helo"
Waxaan caalamka la wadaagayaa tacadi xoog leh oo baahi daran iyo go'doomin aan xaq ahayn ay wehliso wajahayaan si joogto ah Shacabka Falastiiniyiinta ayna mudan yihiin si bini'aadannimo ku jirto in loogu gurmado, waxa falastiin ka socoda Caalamka waligeed kama dhicin"
Anthony Aguilar: Sarkaal ka tirsan Ciidanka Mareykanka.
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
