ru
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Открыть в Telegram
3 830
Подписчики
-124 часа
-257 дней
-6330 день
Архив постов
Dhaanto Cajab.mp32.02 MB

#Gabay Allahaa Jiree Joogayee Guul Ka Jirineyno. Jaliilkii Na Uuntiyo Rabbiga Joojay Dunidoo Dhan. Mar un Buu Jid Kheyrliyo Isagu Jiida Noo Furiye. Jawi Farax Leh Iyo Waa Un Baan Guul Ku Joogsaniye. Jurmi Dowladliyo Waa Un Baan Joojin Calankiiye. Mar Un Baan Jamlayaa Wixii Ley Jujuubabaaye. Mar Un Baan Jireysanoo Xurnimo Jan U Helayaaye. Mar Un Baan Waxaan Jecelnahay Jaman Heleynaaye. Jiilaalkaan Dheer Iyo Mar Un Buu Juucu Baabi'iye. Mar Un Buu Jir-weyn Noo Curanoo Jiidan Baahiduye. Juqahaan Mar Un Baan Ka Bixi Oon Jiifsan Meel Wacane. Mar Un Baan Intuu Gaalka Jabo Aan Jaba' Dhaheynaaye. Jidkaan Dheer Mar Un Buu Jufmiyo Jaba Dageynaaye. Abwaan Axmad Helaale

sticker.webp0.10 KB

24 Saac Gudaheeda Ayey Yahuudu Doqeymo Ka Fulisay 5 Wadan Oo Carab Ah ، #Qatar #Suuriya #Lubnaan #Tuunis #Yaman Umada Alle Wuxuu Ku Riday Dulli Aynan Ka Baxeynin Ilaa Diinkeeda Ay U Noqoto Cadawgaas Xadgudbaha Ahna Ay Kaga Hor Tagto Jihaadkii La Faray.

Sidda laga soo xegtaye ilo iyo warbaahina Yuhuuded ayaa sheegaya in Tiradda saaka aroortii la dilay ay gaartaye 11 qof oo Yahuuda ah. Todoba ka mid ah ayaa ku dhintay weerar toogasho ah oo ka dhacay Qudus, halka afarta kalena lagu dilay Marinka Gaza. #Falastiin #X

4 qof ayaa lagu dilay , waxaana lagu dhaawac 15 kale oo ay ku jiraan 7 qabta dhaawac culus, kaddib toogasho waxyar ka hor ka dhacday isgoyska Ramot ee magaalada heysto ee Qudus, iyadoo dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay la sheegay inay wada yihiin Yahuud, halka Booliiska Israa|l ay sheeganayaan inay dileen labo qof oo weerarkan fulisay, waxaana la xiray dhammaan waddooyinka soo gala magaalada Qudus, sida uu sheegay kanaal 12 oo ay xigatay Al Jazeera.

Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 9aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

👉Mareekan 👆Horaanbo Wax Ma Garatada Ayay Indhaha Daah Ka Saaraayeen Ee Waa La Ogaa Dagaalkooda Inuu Yahay Dagaal Ku Wajahan Diinta Islaamka Iyo Muslimiinta. Gaalkaas Saas U Hadlaayo Wuxuu Joogaa Dalkeena Soomaaliya Isaga Oo Marna Ku Nabadiina Ayaan Ilaalinaa Marna Ku Leh Dalkeyga Ayaan Ka Ilaashanaa Halkaan Marna Ku Leh Cadaw Baan Idinka Ilaalinaa.

Mike Huckabee safiirka maraykanka ee israaiil ahna baadari xagjir ah. " Dagaalka qaza ma ahan dagaal u dhaxeeyo israaiil iyo
Mike Huckabee safiirka maraykanka ee israaiil ahna baadari xagjir ah. " Dagaalka qaza ma ahan dagaal u dhaxeeyo israaiil iyo xamaas waa dagaal diimeed muqadas ah ay qasabtahay qof walba oo kiristan ah in uu ka qayb qaato , dagaalku ma ahan mid ka dhan ah koox yar ee waa mid ka dhan ah ahlu sharka oo dhan ( Islaamka ) waa dagaal taariikhi ah, hadaad tahay midigta bidix libraali muxaafid ah iska illow khilaafkaas adigoo dhinac iska dhigaayo sifiican u fiiri dagaalka waxa uu yahay kana qayb qaado " https://t.me/rixllah

👉Yahuuda cawada lee shaqo👆 fiican oo lagu farxo qabatay, Waan Ku Bogaadinayaa in Ay Sii Wadaan Shaqada Nuucaas Ah.

👉Ciidanka Israa|l ayaa maanta toogasho ku dilay tobannaan dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Abu Shabab oo ah maleeshiyo u shaqeysa Israa|l oo iyagoo hubeysan ka howlgallada marinka Qasa, xilli ay ku sugnaayeen xaafadda Bayt Lahiya oo ka tirsan waqooyiga Qasa, kaddib markii ay ku naxeen ciidanka Israa|l oo ay la noqotay inay dagaalyahanno iska caabinta ka tirsan la kulmeen.

Repost from N/a
💎إعلان دورة: «شرح كشف الشبهات» بسم الله الرحمن الرحيم. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. سنبدأ بعون الله تعالى دورة علمية في
💎إعلان دورة: «شرح كشف الشبهات» بسم الله الرحمن الرحيم. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. سنبدأ بعون الله تعالى دورة علمية في شرح "كشف الشبهات للإمام المجدد محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى". وذلك ابتداءا من يوم السبت ١٤/ ٣ / ١٤٤٧ الموافق ٦ / ٩ / ٢٠٢٥م. ساهموا معنا بالنشر، كتب الله لكم عظيم الأجر. ------ رابط القناة:https://t.me/ToufikAbouAlaa

👉Waali 👆geeri ka baqid iyo kadsan aduunka lagu kadsoomo unbaa meeshaas dhigtay. Waa warkii gaalkii marka ay nimcada aduunka ka badatay ka dib yiri: مَا أَظُنُّ أَن تَبِيدَ هَذِهِ أَبَداً U maleymaayo tani () waligeed in ay dhamaaneyso. @arimo1islaam

Madaxweyne Putin ayaa hadalkaas ku daray fikir la yaab leh: “Iyada oo la adeegsanayo tiknoolajiyad bayooloji ah, xubnaha jirka waa la beddeli karaa mar walba… dadka xitaa waxay gaari karaan nolol aan dhammaanayn.”

Khudbada Gorgie W Bosh uu jeediyay 2005tii , saacado kahor ayaan faafiyay kalmadahan kooban. Wuxuu yiri haday dowladaas dhalato waxay burburinayaan Israel , yurub kadib na dowladeena ayay burburinayaan. https://t.me/rixllah

Inta Wax Garadka Ah Warkaan👆 Wax Weyn Ayey Ka Fahmayaan. Buush Wuxuu Kuu Cadeynayaa In Dowlad Muslim Ah Aynan Aduunka Ka Jirin , Dowladaha Jirana Ay Yihiin Gaalo Isaga Ay Is Af-garteen. Sidoo Kale Wuxuu Kuu Cadeeyay : Mareekanka Inuu Dagaal Kula Jiro Diinta Islaamka Iskuna Dayaayo Dowlad Islaam Ah In Aynan Istaagin , Sababaha Uu U Diidaayana Wuu Kuu Cadeeyay.

George W Bush wuxuu yiri :- "Haddii aan u ogolaano Islaamiyiinta inay maamulaan hal waddan, waxay uruurin doonaan malaayiin M
George W Bush wuxuu yiri :- "Haddii aan u ogolaano Islaamiyiinta inay maamulaan hal waddan, waxay uruurin doonaan malaayiin Muslimiin ah ... taas oo keeni doonta in la rido maamulkeena kadib na la aasaaso boqortooyo Islaami ah oo xagjir ah oo maamusha inta udhaxaysa xuduudaha Spain ee galbeedka ilaa xuduuda bari Indonesia ”!.

👉Baaq Kuwajahan Suufiyo||Sh C/Raxman Garaad.

Israa|l ayaa qiratay nooc dagaal iyo khasaare aysan horey u arag inay kala kulantay dagaalkii xalay ka dhacay xaafadda Saytuu
Israa|l ayaa qiratay nooc dagaal iyo khasaare aysan horey u arag inay kala kulantay dagaalkii xalay ka dhacay xaafadda Saytuun ee koonfurta-bari Qasa, illaa waqtigana waxay ku guul darraysteen inay helaan 4 askari oo loo badinayo inay xalay nolol ku qafaasheen iska caabinta Qasa, iyadoo amar milatari looga joojiyay warbaahinta inay ka hadasho waxa ku dhacay 4 askari ee la la’yahay. Tiro badan in la dilay 11 kalena dhaawacyo dhimasho ku dhun inay gaareen, si la mid ah la weerarray diyaaradaha qumaatiga u kaca ee iskudayay inay u gurmadaan ciidanka ayaa sidoo kale ka mid ah arrimaha ay illaa hadda qirtay Israa|l inay kala kulantay dagaalkii xalay. X||