3 825
مشترکین
-424 ساعت
-247 روز
-6630 روز
آرشیو پست ها
3 825
Goodigii Trumb Ee Bariga Dhexe Calaancal Ayaa Xigay.
Trump: Meelaha ugu quruxda badan Mareykanka ayaa gubanaya, mana jiraan biyo lagula dagaallamo dabka, mana jirto lacag loogu talagalay xaaladaha degdegga ah.
قال الله في حديث القدسي :
((من عاى لي وليا فقد آذنته بالحرب)).
3 825
"Rajada kaliye ee aan qabno waa in cirka roob nooga yimaado, qaab kale oo lagu damin karo dabkaan malaha"
Sidaas waxaa lagu yiri wax ka soo baxat waaxda dab-damiska Los Angeles, Maraykanka.
||Xigasho
3 825
Mareekanoo Sidii Duur La Gubay Dab Isku Kaa Dhaaf.
Habaarkaan Waxaan Filayaa Gubashada Mareekan Ka Hor In Uu Ahaa.
Abwaanka Ha Loo Bishaareeyo In Alle Aqbalay Habaarkiisa Qaar.
3 825
"Majiro Qaabeyshin Biyo ah oo Aduunka Kuyaala oo Joojin Kara Dabka Kacay"
🎤Xigasho: CNN
3 825
Repost from Baraarug
👉Cirkoo Doorsoomay iyo Hawadoo Qiicu Caburiyay Waa Dhibkii Ugu Yaraa ee uu Geystay Dabkii Kacay, Tani Weey Ugu Filantahay Fariin Hadeey wax-Fahmayaan☝️
3 825
Ma aragteen Gaza Oo Sidaan Dab Isu Qabsaday ? Waxa Meesha Ka Muuqdo Waa Awood Alle, Maalmo Yar Gudahooda Ayay Magaalooyin Waa Weyn Ku Dambasooween.
3 825
أحزنونا في حرق غزة فأفرحنا الله في حرائق لوس أنجلوس
الحمد لله اللهم لك الحمد والشكر
3 825
💥بداية السبيل 💥
القناة الرسميّة لفضيلة الشيخ حسان حسين آدم.
(منهج الهداة بين الغلاة والجفاة)
https://t.me/hhassan2019
3 825
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy
1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
3 825
DHACDOOYINKII UGU MUHIIMSANAA SANADKA 2024 EE DHAMAANAYA:
1- Dhimashada madaxweynihii Iran, Ibrahim Ra'iisi.
2- Dilkii hogaamiyihii Xisbullah, Xassan Nasrallah.
3- Yuhuuda oo gudaha u gashay koonfurta Lubnaan.
4-Suuriya oo ka xorowday maamulkii reer Assad ee xukumayay 54 sano.
5- Xasuuqa Gaza oo sii xoogeystay.
6- Dilkii Yaxya Sinwaar iyo Ismaciil Haniyah.
7- Hishiiskii Badda Soomaaliya loogu wareejiyay Itoobiya.
8- Cayrinta Sheekha Xasiina oo 20 sano xukumaysay Bagaladesh.
9- Guushii Trump ee maxadweynenimada Maraykanka.
10- Dagaallada Ruushka & Yukrayn, iyo dagaalka Sudan oo xoogeystay.
||Xigasho
3 825
Repost from N/a
👈[السلام عليكم ورحمة الله؛ الحمد لله الذي جعل للحق أنصاراً ، وللباطل أعواناً ، فمازال أعوان الباطل يهدّدون أنصار الشريعة ، وأبى الله إلّا أن يتمّ نوره ولو كره الكافرون ،
👈 ورحم الله كلّ من أوذيَ في الله وصبر وأحتسب ، وصار في الحق ومكث ، فما أشدّ أعداء الدّين ، وما أعجز أبناءه ،
👈 وبعد ذالك تعرّض خدفٌ على قناة " الـفــوائــد: 𝐀𝐥 𝐅𝐚𝐰𝐚'𝐢𝐝" الذي كان للتوحيد منبعاً ، ولأهله مفخرةً ، وها نحن نرجع بعد ساعات من الحذف ، والحمد لله على الرجوع ، وسوف نبدأ برنامجنا بأكثر ممّا كنا نحن من نشاط وحيوة ، والله خير معينٍ] 👋🏻
📝 رابط القناة: https://t.me/Al_Fawaaed10
3 825
Abuu Xafs Al-Xanafi Allaha u naxariistee
wuxuu yiri:
Qofka ukun u hadiyeeyo maalinkaas dhaxdiisa, ciidaha gaalada - ninka mushrika ah; weynayn uu weynaynaayo maalinkaas, wuxuu ku gaaloobey Allaah.
[فتح الباري 2/526].
3 825
Repost from Salah Muse Hassan
Ha iigu hanbalyayn sannad aan kaygii ahayn ma ihi baadari iyo mucatabley toona.
Waxaan ahay muslim uusan hiinraacu qaamuuskiisa kujirin.
●|| 18/𝟲/𝟭𝟰𝟰5𝗛
●̶|̶|̶ 3̶1̶/̶1̶2̶/̶2̶0̶2̶3
Rixlah
3 825
Repost from Salah Muse Hassan
Sanadkaan Muslim Uma Aha Sanad Wuxuu Sanad U Yahay Gaalo Aminsan Inuu Dhashay Wiilkii Ilaah.
Fahanka Suuradaan Wax Badan Ayuu Naga Maqan Yahay Hadaan Gaalka Qurunkaas Aaminsan Aan Hambalyo Oogu Direyno.
{ قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ (١) ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ (٢) لَمۡ یَلِدۡ وَلَمۡ یُولَدۡ (٣) وَلَمۡ یَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ (٤) }
[سُورَةُ الإِخۡلَاصِ: ١-٤]
3 825
Repost from Salah Muse Hassan
Adiga Oo Aminsan In Rabbi Mid Yahay Uuna Dhalin Wax Dhalayna Aynan Jirin Suura-gal Ma Tahay Kan Aminsan Inuu Rabbi Wiil Dhalay In Aad Oogu Hambalyeyso [ Dhalashada Wiilka Ilaah ] Miyeynan Dhaawaceynin Towxiidkii Aad Sheegatay In Aad Qirsan Tahay ?
سبحان الله عما يقولون علوا كبيرا
3 825
Repost from Salah Muse Hassan
Ibnu Taymiya Wuxuu Ka Yiri Kuwa U Dabaal-daga Ciidaha Karismiska:
Koox Culimada Ka Mid Ah Waxay Ku Tageen Gaalnimada Qofka Arimahaan Sameynaayo, Waxa Ku Jiro Awgeed Oo Waynaynta Shacaa'irta Gaalnimada ah.
Koox Iyaga Ka Mid Ahna Waxey Dheheen: Qofka Neef Gawraca Maalinta Ciidooda Wuxuu La Mid Yahay Sida Qof Gawracay Doonfaar.
[ الفتاوى الكبرى 2/488 ]
