uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
3 825
Obunachilar
-424 soatlar
-247 kunlar
-6630 kunlar
Postlar arxiv
Goodigii Trumb Ee Bariga Dhexe Calaancal Ayaa Xigay. Trump: Meelaha ugu quruxda badan Mareykanka ayaa gubanaya, mana jiraan b
Goodigii Trumb Ee Bariga Dhexe Calaancal Ayaa Xigay. Trump: Meelaha ugu quruxda badan Mareykanka ayaa gubanaya, mana jiraan biyo lagula dagaallamo dabka, mana jirto lacag loogu talagalay xaaladaha degdegga ah. قال الله في حديث القدسي : ((من عاى لي وليا فقد آذنته بالحرب)).

"Rajada kaliye ee aan qabno waa in cirka roob nooga yimaado, qaab kale oo lagu damin karo dabkaan malaha" Sidaas waxaa lagu yiri wax ka soo baxat waaxda dab-damiska Los Angeles, Maraykanka. ||Xigasho

Mareekanoo Sidii Duur La Gubay Dab Isku Kaa Dhaaf. Habaarkaan Waxaan Filayaa Gubashada Mareekan Ka Hor In Uu Ahaa. Abwaanka Ha Loo Bishaareeyo In Alle Aqbalay Habaarkiisa Qaar.

"Majiro Qaabeyshin Biyo ah oo Aduunka Kuyaala oo Joojin Kara Dabka Kacay" 🎤Xigasho: CNN
"Majiro Qaabeyshin Biyo ah oo Aduunka Kuyaala oo Joojin Kara Dabka Kacay" 🎤Xigasho: CNN

Repost from Baraarug
👉Cirkoo Doorsoomay iyo Hawadoo Qiicu Caburiyay Waa Dhibkii Ugu Yaraa ee uu Geystay Dabkii Kacay, Tani Weey Ugu Filantahay Fa
👉Cirkoo Doorsoomay iyo Hawadoo Qiicu Caburiyay Waa Dhibkii Ugu Yaraa ee uu Geystay Dabkii Kacay, Tani Weey Ugu Filantahay Fariin Hadeey wax-Fahmayaan☝️

Waa Sidee Dareenkaada.

Ma aragteen Gaza Oo Sidaan Dab Isu Qabsaday ? Waxa Meesha Ka Muuqdo Waa Awood Alle, Maalmo Yar Gudahooda Ayay Magaalooyin Waa Weyn Ku Dambasooween.

أحزنونا في حرق غزة فأفرحنا الله في حرائق لوس أنجلوس الحمد لله اللهم لك الحمد والشكر

💥بداية السبيل 💥 القناة الرسميّة لفضيلة الشيخ حسان حسين آدم. (منهج الهداة بين الغلاة والجفاة) https://t.me/hhassan2019

Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Ha Dilina Libaaxyada Wadankiina Ka Dib Ay Idin Cunaan Eeyaha Cadowgiina.

sticker.webp0.03 KB

DHACDOOYINKII UGU MUHIIMSANAA SANADKA 2024 EE DHAMAANAYA: 1- Dhimashada madaxweynihii Iran, Ibrahim Ra'iisi. 2- Dilkii hogaamiyihii Xisbullah, Xassan Nasrallah. 3- Yuhuuda oo gudaha u gashay koonfurta Lubnaan. 4-Suuriya oo ka xorowday maamulkii reer Assad ee xukumayay 54 sano. 5- Xasuuqa Gaza oo sii xoogeystay. 6- Dilkii Yaxya Sinwaar iyo Ismaciil Haniyah. 7- Hishiiskii Badda Soomaaliya loogu wareejiyay Itoobiya. 8- Cayrinta Sheekha Xasiina oo 20 sano xukumaysay Bagaladesh. 9- Guushii Trump ee maxadweynenimada Maraykanka. 10- Dagaallada Ruushka & Yukrayn, iyo dagaalka Sudan oo xoogeystay. ||Xigasho

Repost from N/a
👈[السلام عليكم ورحمة الله؛ الحمد لله الذي جعل للحق أنصاراً ، وللباطل أعواناً ، فمازال أعوان الباطل يهدّدون أنصار الشريعة ، وأبى الله إلّا أن يتمّ نوره ولو كره الكافرون ، 👈 ورحم الله كلّ من أوذيَ في الله وصبر وأحتسب ، وصار في الحق ومكث ، فما أشدّ أعداء الدّين ، وما أعجز أبناءه ، 👈 وبعد ذالك تعرّض خدفٌ على قناة " الـفــوائــد: 𝐀𝐥 𝐅𝐚𝐰𝐚'𝐢𝐝" الذي كان للتوحيد منبعاً ، ولأهله مفخرةً ، وها نحن نرجع بعد ساعات من الحذف ، والحمد لله على الرجوع ، وسوف نبدأ برنامجنا بأكثر ممّا كنا نحن من نشاط وحيوة ، والله خير معينٍ] 👋🏻 📝 رابط القناة: https://t.me/Al_Fawaaed10

Abuu Xafs Al-Xanafi Allaha u naxariistee wuxuu yiri: Qofka ukun u hadiyeeyo maalinkaas dhaxdiisa, ciidaha gaalada - ninka mus
Abuu Xafs Al-Xanafi Allaha u naxariistee wuxuu yiri: Qofka ukun u hadiyeeyo maalinkaas dhaxdiisa, ciidaha gaalada - ninka mushrika ah; weynayn uu weynaynaayo maalinkaas, wuxuu ku gaaloobey Allaah. [فتح الباري 2/526].

Repost from Salah Muse Hassan
Ha iigu hanbalyayn sannad aan kaygii ahayn ma ihi baadari iyo mucatabley toona. Waxaan ahay muslim uusan hiinraacu qaamuuskiisa kujirin. ●|| 18/𝟲/𝟭𝟰𝟰5𝗛 ●̶|̶|̶ 3̶1̶/̶1̶2̶/̶2̶0̶2̶3 Rixlah

Repost from Salah Muse Hassan
Sanadkaan Muslim Uma Aha Sanad Wuxuu Sanad U Yahay Gaalo Aminsan Inuu Dhashay Wiilkii Ilaah. Fahanka Suuradaan Wax Badan Ayuu Naga Maqan Yahay Hadaan Gaalka Qurunkaas Aaminsan Aan Hambalyo Oogu Direyno. { قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ (١) ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ (٢) لَمۡ یَلِدۡ وَلَمۡ یُولَدۡ (٣) وَلَمۡ یَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ (٤) } [سُورَةُ الإِخۡلَاصِ: ١-٤]

Repost from Salah Muse Hassan
Adiga Oo Aminsan In Rabbi Mid Yahay Uuna Dhalin Wax Dhalayna Aynan Jirin Suura-gal Ma Tahay Kan Aminsan Inuu Rabbi Wiil Dhalay In Aad Oogu Hambalyeyso [ Dhalashada Wiilka Ilaah ] Miyeynan Dhaawaceynin Towxiidkii Aad Sheegatay In Aad Qirsan Tahay ? سبحان الله عما يقولون علوا كبيرا

Ciidaha gaalada macatableyda 👇<<>><>>👆

Repost from Salah Muse Hassan
Ibnu Taymiya Wuxuu Ka Yiri Kuwa U Dabaal-daga Ciidaha Karismiska: Koox Culimada Ka Mid Ah Waxay Ku Tageen Gaalnimada Qofka Ar
Ibnu Taymiya Wuxuu Ka Yiri Kuwa U Dabaal-daga Ciidaha Karismiska: Koox Culimada Ka Mid Ah Waxay Ku Tageen Gaalnimada Qofka Arimahaan Sameynaayo, Waxa Ku Jiro Awgeed Oo Waynaynta Shacaa'irta Gaalnimada ah. Koox Iyaga Ka Mid Ahna Waxey Dheheen: Qofka Neef Gawraca Maalinta Ciidooda Wuxuu La Mid Yahay Sida Qof Gawracay Doonfaar. [ الفتاوى الكبرى 2/488 ]