fa
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

رفتن به کانال در Telegram

Anigu yaan ahay

نمایش بیشتر
4 076
مشترکین
-724 ساعت
-387 روز
-11930 روز
آرشیو پست ها
sticker.webp0.03 KB

Qofka Damacsan Inuu Udxiyo Gawraco. Nabiga Scw Wuxuu Yiri: "Goorta Aad Aragtaan Bisha Dil-xijja (carafo) Uu Midkiin-na Doono
Qofka Damacsan Inuu Udxiyo Gawraco. Nabiga Scw Wuxuu Yiri: "Goorta Aad Aragtaan Bisha Dil-xijja (carafo) Uu Midkiin-na Doono Inuu Udxiyeeyaa, Ha Daayo Tintiisa Iyo Cijiyahiisa. Saxiixu Muslim Qofka Neefka Udxiyada Gawracaayo Waxaa Laga Rabaa Timaha Iyo Cijiyaha Inuu jarin.

Xiisada Social Studies ka ama waxa loogu yeedho daraasada bulshada grade ka 7aad Ethiopia waxaa jiilka cusub labarayaa gaal iyo muslim ba arin gaf wayn ah.
Buugga daraasaadka bulshada ee Itoobiya ee fasalka toddobaad wuxuu ku andacoonayaa in nebigu, scw uu burburiyey dhammaan sanamyadii marka laga reebo Dhagaxa Madoow ee Kacbada, kaas oo lagu dhex daray Islaamka, sababtoo ah muhiimadda uu ku leeyahay Carabta dhexdeeda."
Waxani gaalnimo waa dhaaftay waana daandaansi. https://t.me/rixllah

#Kicin_Iskaabule Iskaabulooy Hana Qamaandhicinina Ee Iska Guursada.
#Kicin_Iskaabule Iskaabulooy Hana Qamaandhicinina Ee Iska Guursada.

DEG DEG: Ciidamada Yuhuuda ayaa ka cararay xaafado kamid ah Gaza, waxaana goobihii ay ka carareen lagu arkay burburka taangiy
+1
DEG DEG: Ciidamada Yuhuuda ayaa ka cararay xaafado kamid ah Gaza, waxaana goobihii ay ka carareen lagu arkay burburka taangiyadii ay wateen oo ay burburiyeen dagaalyahanada Falastiin. #X/sh

صامدون كالجبال الراسيات

Repost from N/a
#أهل_فلسطين 👈كثر السؤال عمّا يخوضه أهلنا في فلسطين لعقودٍ هل هو جـــهاد شرعي أم لا؟ والجواب بحرفين: 👈الحرف الأول: ذاك النضال الشريف الجماهيري من حيث الجملة جهاد شرعي، وكلّ على حسب نيّته، وثبوت الأخصّ (وصف الجهاد) يوجب ثبوت الأعمّ ضرورة (شرعية القتال). 👈الحرف الثاني: ما تخوضه بعض الفصائل التي أعلن جناحها السياسي الالتزام بالديمقراطية والمواثيق الكفرية فلا ريب أنه على الإنصاف من القتال الشرعي؛ لأنه دائر بين كافر ظالم وبين منتسب مظلوم على الأقلّ، وثبوت الأعم لا يوجب ثبوت الأخصّ طبعا....والله الموفَق. ✍أبي سلمان الصومالي

KULMIS
Linkigan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada Quraanka kariimka ah .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo xilli kasta leh . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/dbhSCk7OWyIxZGY8

Falastiin Maxaan Kabarannay?||Sh C/Raxman Garaad.

Cabdi raxmaan bashiir oo isaga Lee la iska hor keenay Shiicada shalay waxa ay u ahaayeen iyo maqn sida uu u arko

Repost from N/a
‏عَنْ حُذَيْفَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ ، أَنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ كَانَ يَقُولُ بَيْنَ السَّجْدَتَيْنِ : (( رَبِّ اغْفِرْ لِي، رَبِّ اغْفِرْ لِي )) 📚 سنن ابن ماجه - رقم : (897)

پیام صوتی14:33

وصيّة أوصاني بها فضيلة الشيخ عبد الرحمن غراد أبو عمير الصومالي حفظه الله ورعاه ❤️👇👇👇👇👇

Dhalinta waxaan leeyahay #Guursada , dhiiranaanta Ragga laga rabaaye ragow fadhiya kakaca. Raggu haday iskasoo fadhiyaan dhibna aysan ku hayn walaale dumarka waqtibaa ku socda taasaana keenaysa inay kukacaan waxaad moodo suuqgays. Qiso xanuun leh:- Waxaan xasuusta gabadh rag usoo bandhigatay Guur oo xijaabnayd diina lahayd balse way diideen , gabadhii waxaa helay koox gabadho ah waxayna kubooriyeen inay xijaabka dhigto iyagoo ku qanciyay inuu yahay waxa kahortaagan mustaqbalkeeda Guur , Xijaabkii way dhigtay walina lama guursan. Abdinasir wanaagsane

DEG DEG: Ciidamada Yuhuuda ayaa xasuuq bahalnimo ah ka geystay magaalada Rafax ee Gaza kadib markii ay duqayn cir iyo dhul ah la beegsadeen teendhooyin ay deganaayeen shacab Falastiiniyiin ah. Dadka ku shahiiday duqaynta ayaa kor u dhaafaya 200 oo qofood kuwaas oo dumar iyo caruur u badan. X/Sh

C/raxman C/shakuur Oo Soomaalida Iyo Dawlada Soomaaliya Eed Iyo Canaan Kala Dul Dhacay Isaga Oo Ku Canaananaayo In Soomaalida
C/raxman C/shakuur Oo Soomaalida Iyo Dawlada Soomaaliya Eed Iyo Canaan Kala Dul Dhacay Isaga Oo Ku Canaananaayo In Soomaalida Kasbo Waysay Kalsoonida Mareekanka Keenyana Ooga Hormartay Arinkaas. (فترى الذين في قلوبهم مرض يسارعون فيهم يقولون نخشى أن تصيبنا دائرة).

👉Labo Arin Ayay Dadka Intooda Badan Janada Ku Galaan.✍ Nabiga Scw Wuxuu Yiri: "Waxa Ugu Badan Ay Dadka Janada Ku Galaan Waa taqwada Alle Iyo Akhlaaqda Wanaagsan". حسن. صحيح الترمذي

👉Anigaa Idin Dooray 👉Kanaalada Kuwa Ugu Fiican Ee Diin Iyo Dadnimo Iyo Damiir Xambaarsan 👉Ka Faa'idaysta Oo Kuu Biira. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 👉https://t.me/durarculumo 👉https://t.me/AlIrshaad22 👉https://t.me/Kanzulfawaaid 👉https://t.me/baraarug22 👉https://t.me/koos992 👉https://t.me/fawaid181 👉https://t.me/arimo1islaam 👉https://t.me/Ogaalso 👉https://t.me/SheekhCabdiraxman 👉https://t.me/sooyaal02 👉https://t.me/DaarulHidaaya1 👉https://t.me/abuukhaalid1

🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8

Waxa Ugu Wayn Ee Musiibada Aad Ku Waajihi Kartid Waa Alle Iska Dhoorida Iyo Sabarka Islaantii Ilamaha Yar Ka Geeriyooday Nabiga Scw Wuxuu Ku Yiri: "اتقي الله واصبري". Alle Ka Baq Oo Sabar.