ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
3 823
المشتركون
-524 ساعات
-257 أيام
-6830 أيام
أرشيف المشاركات
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0

Hoos u dhaca wacyiga
Hoos u dhaca wacyiga

✨ عيــــــــــــدكم مبـــــــــــارك ✨ تقبل الله منـا ومنـــكم وكــــــل عـــــــام وأنتــــــم بخيــــــر

🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0

Baaq Nabadeed oo Kuwajahan Colaadda Caabudwaaq.||Sh C/Raxman Garaad

Siyaasiyiinta Soomaalida Hogaanka U Haayo Waa Kuwaas 👆

Ismaaciil Aadan Diiriye, kasoo mid noqday madaxdii vill soomaaliya xilligi shariif, soonoqday waziirka maaliyadda koonfur galbeed, xillalne kaso qabtay maamulka puntland oo dood wadareed ka qabtay xiriirka diinta iyo dowlada ka dhaxeeya 😝

رسالة صوتية00:29

Maamulka Yuhuuda ayaa sheegay in ay markii ugu horeysey xoog ku soo furteen 4 kamid ah maxaabiisteeda gacanta ugu jira dagaal
Maamulka Yuhuuda ayaa sheegay in ay markii ugu horeysey xoog ku soo furteen 4 kamid ah maxaabiisteeda gacanta ugu jira dagaalyahanada Falastiin. Hawlgalka ayay sheegtay inay gacan ka siiyeen wadamada Maraykanka iyo Ingiriiska kuwaas oo Yuhuuda ka taageeray dhinaca sirdoonka iyo qalabka. Hawlgalka lagu soo furtay afarta Yuhuuda ah oo ka dhacay xerada qaxootiga Nusayraat ee Gaza ayaa lagu dilay ku dhawaad 300 oo shacab Falastiiniyiin ah.

عن عبدالله بن عباس رضي الله عنهما أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: «ما من أيام العمل الصالح فيها أحب إلى الله من هذه الأيام» يعني أيام العشر. قالوا: يا رسول الله، ولا الجهاد في سبيل الله؟ قال: «ولا الجهاد في سبيل الله، إلا رجل خرج بنفسه وماله، فلم يَرْجِعْ من ذلك بشيء» [أخرجه البخاري (٩٦٩)] Ku dadaala tobankaan maalin camalka wanaagsan waa fursad ay yar tahay qof inuu helo.

Fadliga Cibaada & Soonka 10ka Bisha Carafo || Sh Xassaan https://youtube.com/watch?v=gwk52r3vQ9I&si=4xXaRQjJ_Ndqwms2

برنامج الأمم المتحدة المشترك المعني بمكافحة الإيدز، والذي تقوده (11) منظمة تابعة للأمم المتحدة يصدر بياناً بتاريخ (2/ 2/ 2024) يطالب فيه الدول بإلغاء التجريم والعقاب على العمل الجنسي 👇 (الاشتغال بالدعارة وبيع الجنس، وصناعة وإنتاج المواد الإباحية) (تعتبر) الأمم المتحدة هذا الانحلال مهنة ووظيفة يجب أن تُحترم، (وتخاطب جميع الدول) بضرورة الالتزام بتمكين العاملين في هذا الميدان من جميع حقوقهم العامة والخاصة التي يحظى بها غيرهم من العمال وفقاً لما تقرره قوانين العمل !! مجتمعنا كصوماليين ليس بمأمن من هذا الانحراف (المُمنهج) فالمنظمات المصادقة على هذا البيان تعهدت والتزمت بعولمة هذه المفاهيم وتصديرها للشعوب والدول التي تعمل فيها وتتواجد على أراضيها، وهي جميعاً - ومن دون استثناء - منظمات عاملة في مقدشو، ولكل واحدة منها مقرات ومكاتب، ووجود فعلي على أرض الواقع في العاصمة، وفي كثير من محافظات البلد، وإليكم أسماءها بالتفصيل👇 1- المفوضية السامية للأمم المتحدة لشؤون اللاجئين. 2- اليونيسيف. 3- برنامج الأغذية العالمي. 4- برنامج الأمم المتحدة الإنمائي. 5- صندوق الأمم المتحدة للسكان. 6- مكتب الأمم المتحدة المعني بالمخدرات والجريمة. 7- هيئة الأمم المتحدة للمرأة. 8- منظمة العمل الدولية. 9- اليونسكو. 10- منظمة الصحة العالمية. 11- البنك الدولي.

🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/monbbtHDJUA3Zjc0

"Gaal Nimuu Kuu Amaanay Kaa Dhimay". Sayid Muxamad Cabdule Xasan.

sticker.webp0.03 KB

Qofka Damacsan Inuu Udxiyo Gawraco. Nabiga Scw Wuxuu Yiri: "Goorta Aad Aragtaan Bisha Dil-xijja (carafo) Uu Midkiin-na Doono
Qofka Damacsan Inuu Udxiyo Gawraco. Nabiga Scw Wuxuu Yiri: "Goorta Aad Aragtaan Bisha Dil-xijja (carafo) Uu Midkiin-na Doono Inuu Udxiyeeyaa, Ha Daayo Tintiisa Iyo Cijiyahiisa. Saxiixu Muslim Qofka Neefka Udxiyada Gawracaayo Waxaa Laga Rabaa Timaha Iyo Cijiyaha Inuu jarin.

Xiisada Social Studies ka ama waxa loogu yeedho daraasada bulshada grade ka 7aad Ethiopia waxaa jiilka cusub labarayaa gaal iyo muslim ba arin gaf wayn ah.
Buugga daraasaadka bulshada ee Itoobiya ee fasalka toddobaad wuxuu ku andacoonayaa in nebigu, scw uu burburiyey dhammaan sanamyadii marka laga reebo Dhagaxa Madoow ee Kacbada, kaas oo lagu dhex daray Islaamka, sababtoo ah muhiimadda uu ku leeyahay Carabta dhexdeeda."
Waxani gaalnimo waa dhaaftay waana daandaansi. https://t.me/rixllah

#Kicin_Iskaabule Iskaabulooy Hana Qamaandhicinina Ee Iska Guursada.
#Kicin_Iskaabule Iskaabulooy Hana Qamaandhicinina Ee Iska Guursada.

DEG DEG: Ciidamada Yuhuuda ayaa ka cararay xaafado kamid ah Gaza, waxaana goobihii ay ka carareen lagu arkay burburka taangiy
+1
DEG DEG: Ciidamada Yuhuuda ayaa ka cararay xaafado kamid ah Gaza, waxaana goobihii ay ka carareen lagu arkay burburka taangiyadii ay wateen oo ay burburiyeen dagaalyahanada Falastiin. #X/sh

صامدون كالجبال الراسيات