Salah Muse Hassan
Kanalga Telegramโda oโtish
4 076
Obunachilar
-724 soatlar
-387 kunlar
-11930 kunlar
Postlar arxiv
4 074
Qofka Damacsan Inuu Udxiyo Gawraco.
Nabiga Scw Wuxuu Yiri:
"Goorta Aad Aragtaan Bisha Dil-xijja (carafo) Uu Midkiin-na Doono Inuu Udxiyeeyaa, Ha Daayo Tintiisa Iyo Cijiyahiisa.
Saxiixu Muslim
Qofka Neefka Udxiyada Gawracaayo Waxaa Laga Rabaa Timaha Iyo Cijiyaha Inuu jarin.
4 074
Repost from ุบููููยซRixlahยปููุฒููุฉ
Xiisada Social Studies ka ama waxa loogu yeedho daraasada bulshada grade ka 7aad Ethiopia waxaa jiilka cusub labarayaa gaal iyo muslim ba arin gaf wayn ah.
Buugga daraasaadka bulshada ee Itoobiya ee fasalka toddobaad wuxuu ku andacoonayaa in nebigu, scw uu burburiyey dhammaan sanamyadii marka laga reebo Dhagaxa Madoow ee Kacbada, kaas oo lagu dhex daray Islaamka, sababtoo ah muhiimadda uu ku leeyahay Carabta dhexdeeda."Waxani gaalnimo waa dhaaftay waana daandaansi. https://t.me/rixllah
4 074
+1
DEG DEG: Ciidamada Yuhuuda ayaa ka cararay xaafado kamid ah Gaza, waxaana goobihii ay ka carareen lagu arkay burburka taangiyadii ay wateen oo ay burburiyeen dagaalyahanada Falastiin.
#X/sh
4 074
Repost from N/a
#ุฃูู_ููุณุทูู
๐ูุซุฑ ุงูุณุคุงู ุนู
ูุง ูุฎูุถู ุฃูููุง ูู ููุณุทูู ูุนููุฏู ูู ูู ุฌููููุงุฏ ุดุฑุนู ุฃู
ูุงุ
ูุงูุฌูุงุจ ุจุญุฑููู:
๐ุงูุญุฑู ุงูุฃูู: ุฐุงู ุงููุถุงู ุงูุดุฑูู ุงูุฌู
ุงููุฑู ู
ู ุญูุซ ุงูุฌู
ูุฉ ุฌูุงุฏ ุดุฑุนูุ ูููู ุนูู ุญุณุจ ูููุชูุ ูุซุจูุช ุงูุฃุฎุตู (ูุตู ุงูุฌูุงุฏ) ููุฌุจ ุซุจูุช ุงูุฃุนู
ู ุถุฑูุฑุฉ (ุดุฑุนูุฉ ุงููุชุงู).
๐ุงูุญุฑู ุงูุซุงูู: ู
ุง ุชุฎูุถู ุจุนุถ ุงููุตุงุฆู ุงูุชู ุฃุนูู ุฌูุงุญูุง ุงูุณูุงุณู ุงูุงูุชุฒุงู
ุจุงูุฏูู
ูุฑุงุทูุฉ ูุงูู
ูุงุซูู ุงูููุฑูุฉ ููุง ุฑูุจ ุฃูู ุนูู ุงูุฅูุตุงู ู
ู ุงููุชุงู ุงูุดุฑุนูุ ูุฃูู ุฏุงุฆุฑ ุจูู ูุงูุฑ ุธุงูู
ูุจูู ู
ูุชุณุจ ู
ุธููู
ุนูู ุงูุฃูููุ ูุซุจูุช ุงูุฃุนู
ูุง ููุฌุจ ุซุจูุช ุงูุฃุฎุตู ุทุจุนุง....ูุงููู ุงูู
ูููู.
โุฃุจู ุณูู
ุงู ุงูุตูู
ุงูู
4 074
KULMISLinkigan hoose waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐๐@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ Fursad Qaali ah ๐๐๐๐๐ Ma rabta barashada Quraanka kariimka ah .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo xilli kasta leh . ๐๐๐๐๐๐ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/dbhSCk7OWyIxZGY8
4 074
Cabdi raxmaan bashiir oo isaga Lee la iska hor keenay
Shiicada shalay waxa ay u ahaayeen iyo maqn sida uu u arko
4 074
Repost from N/a
โุนููู ุญูุฐูููููุฉู ุฑูุถููู ุงูููููู ุนููููู ุ ุฃูููู ุงููููุจูููู ุตููููู ุงูููููู ุนููููููู ููุณููููู
ู ููุงูู ููููููู ุจููููู ุงูุณููุฌูุฏูุชููููู : (( ุฑูุจูู ุงุบูููุฑู ูููุ ุฑูุจูู ุงุบูููุฑู ููู ))
๐ ุณูู ุงุจู ู
ุงุฌู - ุฑูู
: (897)
4 074
Repost from ุงูุนุฑูุฉ ุงููุซูู
ูุตููุฉ ุฃูุตุงูู ุจูุง ูุถููุฉ ุงูุดูุฎ ุนุจุฏ ุงูุฑุญู
ู ุบุฑุงุฏ ุฃุจู ุนู
ูุฑ ุงูุตูู
ุงูู ุญูุธู ุงููู ูุฑุนุงู โค๏ธ๐๐๐๐๐
4 074
Dhalinta waxaan leeyahay #Guursada , dhiiranaanta Ragga laga rabaaye ragow fadhiya kakaca.
Raggu haday iskasoo fadhiyaan dhibna aysan ku hayn walaale dumarka waqtibaa ku socda taasaana keenaysa inay kukacaan waxaad moodo suuqgays.
Qiso xanuun leh:- Waxaan xasuusta gabadh rag usoo bandhigatay Guur oo xijaabnayd diina lahayd balse way diideen , gabadhii waxaa helay koox gabadho ah waxayna kubooriyeen inay xijaabka dhigto iyagoo ku qanciyay inuu yahay waxa kahortaagan mustaqbalkeeda Guur , Xijaabkii way dhigtay walina lama guursan.
Abdinasir wanaagsane
4 074
DEG DEG: Ciidamada Yuhuuda ayaa xasuuq bahalnimo ah ka geystay magaalada Rafax ee Gaza kadib markii ay duqayn cir iyo dhul ah la beegsadeen teendhooyin ay deganaayeen shacab Falastiiniyiin ah. Dadka ku shahiiday duqaynta ayaa kor u dhaafaya 200 oo qofood kuwaas oo dumar iyo caruur u badan.
X/Sh
4 074
C/raxman C/shakuur Oo Soomaalida Iyo Dawlada Soomaaliya Eed Iyo Canaan Kala Dul Dhacay Isaga Oo Ku Canaananaayo In Soomaalida Kasbo Waysay Kalsoonida Mareekanka Keenyana Ooga Hormartay Arinkaas.
(ูุชุฑู ุงูุฐูู ูู ูููุจูู
ู
ุฑุถ ูุณุงุฑุนูู ูููู
ูููููู ูุฎุดู ุฃู ุชุตูุจูุง ุฏุงุฆุฑุฉ).
4 074
๐Labo Arin Ayay Dadka Intooda Badan Janada Ku Galaan.โ
Nabiga Scw Wuxuu Yiri:
"Waxa Ugu Badan Ay Dadka Janada Ku Galaan Waa taqwada Alle Iyo Akhlaaqda Wanaagsan".
ุญุณู. ุตุญูุญ ุงูุชุฑู
ุฐู
4 074
๐Anigaa Idin Dooray
๐Kanaalada Kuwa Ugu Fiican Ee Diin Iyo Dadnimo Iyo Damiir Xambaarsan
๐Ka Faa'idaysta Oo Kuu Biira.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐https://t.me/durarculumo
๐https://t.me/AlIrshaad22
๐https://t.me/Kanzulfawaaid
๐https://t.me/baraarug22
๐https://t.me/koos992
๐https://t.me/fawaid181
๐https://t.me/arimo1islaam
๐https://t.me/Ogaalso
๐https://t.me/SheekhCabdiraxman
๐https://t.me/sooyaal02
๐https://t.me/DaarulHidaaya1
๐https://t.me/abuukhaalid1
4 074
๐ด๐ด
KULMIS๐ด๐ด Linkigan hoose waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . ๐๐@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ Fursad Qaali ah ๐๐๐๐๐ Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. ๐๐๐๐๐๐ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
4 074
Waxa Ugu Wayn Ee Musiibada Aad Ku Waajihi Kartid Waa Alle Iska Dhoorida Iyo Sabarka
Islaantii Ilamaha Yar Ka Geeriyooday Nabiga Scw Wuxuu Ku Yiri:
"ุงุชูู ุงููู ูุงุตุจุฑู".
Alle Ka Baq Oo Sabar.
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 โ yilning asosiy insaytlari 
