cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

SNA RADIO

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Mostrar más
Finlandia790El idioma no está especificadoNoticias y medios14 442
Publicaciones publicitarias
7 906
Suscriptores
+224 horas
+427 días
+34630 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad Ciidanka Dhulka XDS ayaa Howlgal qorshaysan xalay ka Sameeyey Deegaanka Golweyn kaas oo lagu khaarajiyey Horjooge Lagu Magacaabi jiray C/qaadir Xaaji Eenoow oo si weyn Looga yaqaano Golweyn, Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida u Xaqiijiyey Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad Ciidanka Dhulka XDS Dhame Farax Xirsi Cabdule
Mostrar todo...
16👍 14👏 2🥰 1
3
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug iyo ciidamo ka baxay Degmada Ceeldheer ayaa maanta deegaanka Howdley ku qabtay shidaal sharci darra ah oo looga shakiyay in loo wado AS.
Mostrar todo...
👍 29👏 5👎 3🍾 2😎 2😁 1
👍 6😎 2 1
👍 14😁 2🍾 2😎 1
Howlgal qorsheysan oo Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Ururka 53-aad ee guutada 14-ka October ay ka fuliyeen tuulooyin dhinaca xeebta ka xiga gobolka Shabeeladda hoose ayay ku fashiliyeen qaraxyo ay Cadawga Khawaarijta udiyaarinayeen inay ku weeraraan Xerooyinka Xoogga dalka ee ku yaalla duleedyada Magaalada Muqdisho. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa xaqiijiyay in qeyb kamid ah qaraxyadan uu isla Khawaarijtii farsameyneysay ku qarxay, goobtaasna ay ku Arkeen Raadad dhimasho iyo kuwa dhaawac ah oo soo gaaray dhagar-qabayaashii diyaarinayay.
Mostrar todo...
👍 11 1🍾 1😎 1
👍 29 11👏 7😎 3🍾 2
Photo unavailableShow in Telegram
3👍 2🍾 1😎 1
Deg Deg :- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Urarada 46-aad iyo 47-aad Ee Guutada 8-aad qeybta 60aad Ayaa Caawa Howlgal Qutsheysan Waxay Kafuliyeen Degaanada Kala Ah Sarmaan Dheere iyo Degaanka Mooro Bus Bus ee Gobalka Baay maleshiyadka lagu Diley Degaanadan ayey U qabilsanayeyen Qaadida Lacag Benaadka ka Shacabka lagu Qaado Ee Isticmaala Wadooyinka Baay Iyo Gado Abdullah Aliyow iyo Emed Najiib Abdi salaan ayaa Saaka lagu Ciibadeystey Werarkan oo Qursheysanaa. Howlgalkan waxaa siwada jir ah U Hogaaminayey Taliyasha Ururada kala ah 47aad iyo 46aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ee CXDS.
Mostrar todo...
👍 1😎 1
05:41
Video unavailableShow in Telegram
Sheeko dhex martay Ciidanka Xds, Ciidamadda degaanka iyo Khawaarijta.
Mostrar todo...
👍 19😁 12 7👏 5🤣 5🍾 1😎 1