cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

SNA RADIO

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
7 991
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
+587 أيام
+22130 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Kaamjiroon oo 75KM Dhanka Galbeed Kaga beegan magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Howlgalkan ayaa lagu Qaarijiyey Hoorjooge khawaariijta u qaabilsana waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka iyo Qeybta Sirdoonka. Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa ah kuwa hurdada u diida Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Khawaariijta..
إظهار الكل...
22👍 5👻 3👏 1
7
Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad Ciidanka Dhulka XDS ayaa Howlgal qorshaysan xalay ka Sameeyey Deegaanka Golweyn kaas oo lagu khaarajiyey Horjooge Lagu Magacaabi jiray C/qaadir Xaaji Eenoow oo si weyn Looga yaqaano Golweyn, Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida u Xaqiijiyey Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad Ciidanka Dhulka XDS Dhame Farax Xirsi Cabdule
إظهار الكل...
20👍 15👏 4🥰 3😭 1
4👍 3
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug iyo ciidamo ka baxay Degmada Ceeldheer ayaa maanta deegaanka Howdley ku qabtay shidaal sharci darra ah oo looga shakiyay in loo wado AS.
إظهار الكل...
👍 30👏 5👎 3🍾 2😎 2😁 1
👍 6 2😎 2
👍 15😁 2🍾 2😎 1
Howlgal qorsheysan oo Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Ururka 53-aad ee guutada 14-ka October ay ka fuliyeen tuulooyin dhinaca xeebta ka xiga gobolka Shabeeladda hoose ayay ku fashiliyeen qaraxyo ay Cadawga Khawaarijta udiyaarinayeen inay ku weeraraan Xerooyinka Xoogga dalka ee ku yaalla duleedyada Magaalada Muqdisho. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa xaqiijiyay in qeyb kamid ah qaraxyadan uu isla Khawaarijtii farsameyneysay ku qarxay, goobtaasna ay ku Arkeen Raadad dhimasho iyo kuwa dhaawac ah oo soo gaaray dhagar-qabayaashii diyaarinayay.
إظهار الكل...
👍 11 1🍾 1😎 1
👍 29 11👏 7😎 3🍾 2
Photo unavailableShow in Telegram
3👍 2🍾 1😎 1