es
Feedback
S i l v e r 🇸🇴

S i l v e r 🇸🇴

Ir al canal en Telegram

S I L V E R S N T V

Mostrar más
3 083
Suscriptores
Sin datos24 horas
Sin datos7 días
Sin datos30 días

Carga de datos en curso...

Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
agosto '26
agosto '260
en 0 canales
julio '260
en 0 canales
Get PRO
junio '260
en 0 canales
Get PRO
mayo '260
en 0 canales
Get PRO
abril '260
en 0 canales
Get PRO
marzo '260
en 0 canales
Get PRO
febrero '260
en 0 canales
Get PRO
enero '260
en 0 canales
Get PRO
diciembre '250
en 0 canales
Get PRO
noviembre '250
en 0 canales
Get PRO
octubre '250
en 0 canales
Get PRO
septiembre '250
en 0 canales
Get PRO
agosto '250
en 0 canales
Get PRO
julio '250
en 0 canales
Get PRO
junio '250
en 0 canales
Get PRO
mayo '250
en 0 canales
Get PRO
abril '250
en 1 canales
Get PRO
marzo '250
en 0 canales
Get PRO
febrero '250
en 0 canales
Get PRO
enero '250
en 0 canales
Get PRO
diciembre '24
+128
en 0 canales
Get PRO
noviembre '24
+843
en 0 canales
Get PRO
octubre '24
+724
en 0 canales
Get PRO
septiembre '24
+508
en 0 canales
Get PRO
agosto '24
+463
en 0 canales
Get PRO
julio '24
+93
en 0 canales
Get PRO
junio '24
+23
en 0 canales
Get PRO
mayo '24
+31
en 0 canales
Get PRO
abril '24
+31
en 0 canales
Get PRO
marzo '24
+178
en 0 canales
Get PRO
febrero '24
+12
en 0 canales
Get PRO
enero '24
+1 772
en 0 canales
Publicaciones del Canal
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Aussom ayaa xalay weerar qorshaysan ka fuliyay beeraha Beeynax ee hoos yimaa
+5
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Aussom ayaa xalay weerar qorshaysan ka fuliyay beeraha Beeynax ee hoos yimaada Buulo-Mareer, ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo lagu dilay laba horjooge Khawaarij ah iyo laba ka mid ah ilaaladoodii. Howlgalka ayaa sidoo kale lagu qabtay kamarado, doorbino iyo qalab sahamin ah, iyadoo Ciidanka Xoogga Dalka ay sii laba jibbaareen dadaallada lagu baacsanayo Khawaarijta, jab culusna lagu hayo cadowga.

2
Warbaahinta Qaranka ayaa markale heshay muuqaalada maydadka horjoogayaal iyo malayshiyadii Khawaarijta ee shalay lagu laayay+5
Warbaahinta Qaranka ayaa markale heshay muuqaalada maydadka horjoogayaal iyo malayshiyadii Khawaarijta ee shalay lagu laayay duleedka Ceel-dheer.
1 249
3
+9
Sin texto...
1 263
4
+9
Sin texto...
1 066
5
+2
Sin texto...
683
6
+1
Sin texto...
878
7
Maydadka Khawaarijta+9
Maydadka Khawaarijta
859
8
Howlgal duqeyn ah oo ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ayaa lagu beegsaday fariisimo ay Khawaarijtu ku laheyd deegaanno hoostaga Degmooyinka Ruuni-nirgood iyo Ceeldheer ee Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud. Duqeymaha oo dhowr jeer lagu garaacay fadhiyadii Khawaarijta ayaa lagu dilay dhagar qabayaal badan, gaadiid iyo goobo ay ku dhuumanayeenna waa la burburiyay. Faahfaahinta la soco goordhaw
1 584
9
Sin texto...
1 806
10
Ciidanka qaranka iyo kuwa Mucawisleyda ayaa burburiyay gaari Booyad ah oo biyo u waday Khawaarijta ku dhuumaalaysanaysa dhulka Howdka ah. Sidoo kole Ciidanka ayaa goobta ku dilay khawaarijkii waday Booyadda. Howlgalka ayaa ka dhacay dhulka howdka ah ee u dhaw deegaanka Baraag Sheikh Caamir ee gobolka galgaduud.
1 699
11
Maydadka Khawaarijta ayaa dhaanto lagu dul camiray
Maydadka Khawaarijta ayaa dhaanto lagu dul camiray
1 512
12
Daawo maydadka Khawaarijta oo safaf u daadsan buula-xaaji
Daawo maydadka Khawaarijta oo safaf u daadsan buula-xaaji
1 466
13
Daawo Hubkii Shabaab maanta looga furtay dagaalkii Buulo-Xaaji.+5
Daawo Hubkii Shabaab maanta looga furtay dagaalkii Buulo-Xaaji.
1 354
14
Dowladda oo war kasoo saartay Halaaggii Ku dhacay khawaarijta.
Dowladda oo war kasoo saartay Halaaggii Ku dhacay khawaarijta.
1 114
15
Qaar kamid ah ragii Shabaab laga qabtay maanta+1
Qaar kamid ah ragii Shabaab laga qabtay maanta
924
16
Update: muuqaalo Cusub ayaa naga soo gaaraya Furimahii saaka lagu Xasuuqay Khawaarijta.+4
Update: muuqaalo Cusub ayaa naga soo gaaraya Furimahii saaka lagu Xasuuqay Khawaarijta.
1 008
17
Update: Tirada Maleyshiyaadka lagu dilay dagaalkii Buulo xaaji ayaa la sheeg ayaa in ay gaartay ku dhawaad 100 dhagar qabe dh+3
Update: Tirada Maleyshiyaadka lagu dilay dagaalkii Buulo xaaji ayaa la sheeg ayaa in ay gaartay ku dhawaad 100 dhagar qabe dhaawacu tiro malahan, hubkii ugu badnaa waa looga furtay, waxaana jira Maxaabiis nolosha lagu qabtay. Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay dagaalka saaka ka dhacay jubbaland ayaa u hambalyeeyey ciidamada Qaranka iyo kuwa jubbaland ee cadowga casharka u dhigay.
811
18
Update: Tirada Maleyshiyaadka lagu dilay dagaalkii Buulo xaaji ayaa la sheeg ayaa in ay gaartay ku dhawaad 100 dhagar qabe dhaawacu tiro malahan, hubkii ugu badnaa waa looga furtay, waxaana jira Maxaabiis nolosha lagu qabtay. Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay dagaalka saaka ka dhacay jubbaland ayaa u hambalyeeyey ciidamada Qaranka iyo kuwa jubbaland ee cadowga casharka u dhigay.
1
19
Khawaariijtu dagaalada subaxa hore ay ku qaadan Xeryaha Ciidamada waxay bilaabeen 2016kii oo kii ugu horeeyay ay ku qaadeen deegaanka Ceelcade Waa markii ugu horaysay ee weerar noocaas ah lagu jabiyo waxayna Tariikhdaas u diiwaangashay Ciidamada Jubaland ee ku sugan deegaanka BuuloXaaji ee Degmada Badhaadhe.
666
20
Erayo aan idinkugu sharaxo ayaa igu filnaa waayay, halaagga iyo hoogga saaka Ku dhacay khawaarijtii Weerarka Sooqaaday.
Erayo aan idinkugu sharaxo ayaa igu filnaa waayay, halaagga iyo hoogga saaka Ku dhacay khawaarijtii Weerarka Sooqaaday.
619