3 083
Підписники
Немає даних24 години
Немає даних7 днів
Немає даних30 днів
Триває завантаження даних...
Схожі канали
Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
серпень '26
серпень '260
в 0 каналах
липень '260
в 0 каналах
Get PRO
червень '260
в 0 каналах
Get PRO
травень '260
в 0 каналах
Get PRO
квітень '260
в 0 каналах
Get PRO
березень '260
в 0 каналах
Get PRO
лютий '260
в 0 каналах
Get PRO
січень '260
в 0 каналах
Get PRO
грудень '250
в 0 каналах
Get PRO
листопад '250
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '250
в 0 каналах
Get PRO
вересень '250
в 0 каналах
Get PRO
серпень '250
в 0 каналах
Get PRO
липень '250
в 0 каналах
Get PRO
червень '250
в 0 каналах
Get PRO
травень '250
в 0 каналах
Get PRO
квітень '250
в 1 каналах
Get PRO
березень '250
в 0 каналах
Get PRO
лютий '250
в 0 каналах
Get PRO
січень '250
в 0 каналах
Get PRO
грудень '24
+128
в 0 каналах
Get PRO
листопад '24
+843
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '24
+724
в 0 каналах
Get PRO
вересень '24
+508
в 0 каналах
Get PRO
серпень '24
+463
в 0 каналах
Get PRO
липень '24
+93
в 0 каналах
Get PRO
червень '24
+23
в 0 каналах
Get PRO
травень '24
+31
в 0 каналах
Get PRO
квітень '24
+31
в 0 каналах
Get PRO
березень '24
+178
в 0 каналах
Get PRO
лютий '24
+12
в 0 каналах
Get PRO
січень '24
+1 772
в 0 каналах
Дописи каналу
Repost from Telefishinka Qaranka
+5
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Aussom ayaa xalay weerar qorshaysan ka fuliyay beeraha Beeynax ee hoos yimaada Buulo-Mareer, ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo lagu dilay laba horjooge Khawaarij ah iyo laba ka mid ah ilaaladoodii.
Howlgalka ayaa sidoo kale lagu qabtay kamarado, doorbino iyo qalab sahamin ah, iyadoo Ciidanka Xoogga Dalka ay sii laba jibbaareen dadaallada lagu baacsanayo Khawaarijta, jab culusna lagu hayo cadowga.
| 2 | Warbaahinta Qaranka ayaa markale heshay muuqaalada maydadka horjoogayaal iyo malayshiyadii Khawaarijta ee shalay lagu laayay duleedka Ceel-dheer. | 1 249 |
| 3 | Немає тексту... | 1 263 |
| 4 | Немає тексту... | 1 066 |
| 5 | Немає тексту... | 683 |
| 6 | Немає тексту... | 878 |
| 7 | Maydadka Khawaarijta | 859 |
| 8 | Howlgal duqeyn ah oo ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ayaa lagu beegsaday fariisimo ay Khawaarijtu ku laheyd deegaanno hoostaga Degmooyinka Ruuni-nirgood iyo Ceeldheer ee Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.
Duqeymaha oo dhowr jeer lagu garaacay fadhiyadii Khawaarijta ayaa lagu dilay dhagar qabayaal badan, gaadiid iyo goobo ay ku dhuumanayeenna waa la burburiyay.
Faahfaahinta la soco goordhaw | 1 584 |
| 9 | Немає тексту... | 1 806 |
| 10 | Ciidanka qaranka iyo kuwa Mucawisleyda ayaa burburiyay gaari Booyad ah oo biyo u waday Khawaarijta ku dhuumaalaysanaysa dhulka Howdka ah.
Sidoo kole Ciidanka ayaa goobta ku dilay khawaarijkii waday Booyadda.
Howlgalka ayaa ka dhacay dhulka howdka ah ee u dhaw deegaanka Baraag Sheikh Caamir ee gobolka galgaduud. | 1 699 |
| 11 | Maydadka Khawaarijta ayaa dhaanto lagu dul camiray | 1 512 |
| 12 | Daawo maydadka Khawaarijta oo safaf u daadsan buula-xaaji | 1 466 |
| 13 | Daawo Hubkii Shabaab maanta looga furtay dagaalkii Buulo-Xaaji. | 1 354 |
| 14 | Dowladda oo war kasoo saartay Halaaggii Ku dhacay khawaarijta. | 1 114 |
| 15 | Qaar kamid ah ragii Shabaab laga qabtay maanta | 924 |
| 16 | Update: muuqaalo Cusub ayaa naga soo gaaraya Furimahii saaka lagu Xasuuqay Khawaarijta. | 1 008 |
| 17 | Update: Tirada Maleyshiyaadka lagu dilay dagaalkii Buulo xaaji ayaa la sheeg ayaa in ay gaartay ku dhawaad 100 dhagar qabe dhaawacu tiro malahan, hubkii ugu badnaa waa looga furtay, waxaana jira Maxaabiis nolosha lagu qabtay.
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay dagaalka saaka ka dhacay jubbaland ayaa u hambalyeeyey ciidamada Qaranka iyo kuwa jubbaland ee cadowga casharka u dhigay. | 811 |
| 18 | Update: Tirada Maleyshiyaadka lagu dilay dagaalkii Buulo xaaji ayaa la sheeg ayaa in ay gaartay ku dhawaad 100 dhagar qabe dhaawacu tiro malahan, hubkii ugu badnaa waa looga furtay, waxaana jira Maxaabiis nolosha lagu qabtay.
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay dagaalka saaka ka dhacay jubbaland ayaa u hambalyeeyey ciidamada Qaranka iyo kuwa jubbaland ee cadowga casharka u dhigay. | 1 |
| 19 | Khawaariijtu dagaalada subaxa hore ay ku qaadan Xeryaha Ciidamada waxay bilaabeen 2016kii oo kii ugu horeeyay ay ku qaadeen deegaanka Ceelcade Waa markii ugu horaysay ee weerar noocaas ah lagu jabiyo waxayna Tariikhdaas u diiwaangashay Ciidamada Jubaland ee ku sugan deegaanka BuuloXaaji ee Degmada Badhaadhe. | 666 |
| 20 | Erayo aan idinkugu sharaxo ayaa igu filnaa waayay, halaagga iyo hoogga saaka Ku dhacay khawaarijtii Weerarka Sooqaaday. | 619 |
