Salah Muse Hassan
Ir al canal en Telegram
3 828
Suscriptores
-424 horas
-247 días
-6630 días
Archivo de publicaciones
3 825
Abwaanada iyo inta argtida dheer lehee umada ku dhaheyso: ibliiska ka fogaada , xilligan abaalkooda waa iftiinka oo laga qariyo , olol oo lagu rido , xabsiyada oo hoyad looga dhigo.
3 825
Mac-hadka luqada qur'aanka waxaad ku baran doontaa carabiga heerkiisa hoose kiisa dhexe iyo kiisa sare.
Mac-hadka luqada qur'aanka:
Waxaa lagu baran doonaa buuga magaciisu yahay:
دروس اللغة العربية
Qeybtiisa 1
Qeybtiisa 2
Qeybtiisa 3
Qofka sadexdaan qeyb xoogga saaro is Badal weyn oo xaga luqada ah ayuu dareemi doonaa in shaa Allah.
Goobta waa telegram.
La xiriir
@Barecarabi
WhatsApp
+252 61 8515588
3 825
Badanaa kuwa laga yiri:
"Isuma jeedaa islaamo laayay"
Iyaga oo fasaadkooda waxna u reeban diinta dadka iyo dalka ayuu ku leeyahay qofka hagaagsani waa aniga iyo inta ila jirto, inta iga soo hor-jeedana waa dhiig miirato.
3 825
cida diyaarka u ah barasha luqada carabiga ah, waxaa la ogeysiinayaa in uu bilaaban doono buuga carabiga ah ee magaciisa uu yahay:
دروس اللغة العربية
Cida Loola Jeedo Waa Inta Barashada Carabiga Bilowga Ku Ah.
La xiriir
@Barecarabi
WhatsApp
+252 61 8515588
3 825
Waxaa la sheegayaa oo kale in arkay bisha soon-fur gobolka shabeellaha hoose gaar ahaan walan-weyn soomaaliland sidoo kale waa laga arkay
3 825
Waxaa barito oo ciid ah laga ciidayaa sucuudiga imaaraatka qadar iyo turki waxaana laga ciideynin cummaan iyo Indonesia.
3 825
Sucuudiga bari axada ah waa u shawaal oo wey ciidayaan.
"Bayaan ka soo baxay Maxkamadda Boqortooyada:
"Maxkamadda sare waxay go'aamisay in berri oo Axad ah ay tahay Ciidul Fidriga."
3 825
Repost from Muxibiinta Sh Xassaan Xuseen Aadan
Zakaatul fidri
Yay ku waajibtaa ?
Yaa laga bixinaa ?
Maxa la bixina iyo qadarkoda
Yaa lasiina?
Kaga boga shekunaa sh xasaan xafidahulah
3 825
Wakhtigii Daraawiishta ayaa Sayidka lagu yiri nimankii Askarta u ahaa Ingiriiska ee u ku adeegan jiray ee mooryaanta ahaa dhaqankoodi hore waxbay ka badaleen oo bishii Ramadaan way soomeen salaadana way tukanayeen
Sayidku gabay ayuu kaga jawaabay oo wuxuu yiri..........
3 825
Shayaadiinta jinka hadii la sisiladeeyay ramadaan gudihiisa , wali waxaa adeeganaayo shayaadiinta insiga.
kani waa sh Maxamad idiris oo dhiira galinaayo taariku salaadnimada, oo wuxuu leeyahay: askariga isaga oon tukanin waa shahiid hadii uu u dhinto dowlada , ama difaaca dalka.
Hadalkaan waa dhumin iyo baadiyeen toos ah , askar horaanbo Alle cibaadadiisa looga kari waaysanaa in hada lagu sii dhiira galiyo salaad la'aanta.
3 825
Hagar-daameynta Hey'adaha
Maxaa Sababay in Deeqaha Raashinku Yimaadaan Xilliga Tabcashada Beeraha
Ayadoo aan la arag xiliyada ay abaaruhu dhacaan?.
raashinka World Food Programme (WFP) iyo hay’adaha kale la keeno xilliga roobka si loogu hor istaago in dadka DDS ay wax beertaan. Waxaa kale oo jira tuhun ah in deeqahaasi ay faa’iido dhaqaale u keenaan beeraleyda Maraykanka iyo Yurub, halkii ay ka caawin lahaayeen beeraleyda deegaanka.
1. Sababta Xilliga Roobka Deeqaha Loo Keeno
Dadka aaminsan aragtidan waxay sheegeen dhowr sababood:
• In dadku laga niyad jebiyo wax-beerashada: Marka roobku da’o, waxay tahay xilliga ugu habboon ee beeraleydu beeraan. Hase yeeshee, haddii raashin la keeno, dad badan waxay iska dhaafaan beerashada maadaama ay si fudud u helayaan raashin deeq ah.
Gargaar la siyaasadeynayo: Waxaa la rumeysan yahay in xilliga roobka la keeno deeqaha si aan bulshada loo dhiirrigelin inay isku filnaadaan oo ay wax-beertaan, taasoo ka hor istaageysa horumarinta isku filnaanshaha cunnada.
Musuq iyo dan gaar ah: Hay’adaha qaar iyo dowladda deegaanka ayaa lagu eedeeyaa in ay gargaarka isticmaalaan si ay u helaan taageero dadweyne. Xilliga roobka oo rajada beeraleydu sarreyso ayaa la keenaa deeqaha, taasoo niyad-jebin karta dadaalkii beeraleyda.
2. Suuqa Beeraleyda Maraykanka oo la xoojinayo
Dadka dhaliila deeqaha raashinka waxay aaminsan yihiin in WFP iyo hay’adaha kale ay inta badan raashinka ka iibsadaan dalalka horumaray sida Maraykanka, Yurub, iyo dalal kale oo beeraleyda waaweyn leh.
• Deeqahaas waxay xoojiyaan suuq-geynta waxsoosaarka beeraleyda Maraykanka iyo Yurub, halka beeraleyda DDS ay dib u dhacayaan maadaama ay helaan raashin bilaash ah oo ka jaban kan beeraleyda deegaanka.
• Tani waxay keenaysaa in suuqa beeraleyda DDS uu taagdaroobo oo beeraleydu niyad-jabaan, taasoo xakameyneysa koboca waxsoosaarka deegaanka.
Xigasho
