ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
4 079
المشتركون
-724 ساعات
-357 أيام
-11530 أيام
أرشيف المشاركات
Shayaadiinta jinka hadii la sisiladeeyay ramadaan gudihiisa , wali waxaa adeeganaayo shayaadiinta insiga. kani waa sh Maxamad idiris oo dhiira galinaayo taariku salaadnimada, oo wuxuu leeyahay: askariga isaga oon tukanin waa shahiid hadii uu u dhinto dowlada , ama difaaca dalka. Hadalkaan waa dhumin iyo baadiyeen toos ah , askar horaanbo Alle cibaadadiisa looga kari waaysanaa in hada lagu sii dhiira galiyo salaad la'aanta.

Booska Rushu Alle Qofka istaago ??

wax ka mid ah edebta sadaqo bixinta

sticker.webp0.03 KB

Hagar-daameynta Hey'adaha Maxaa Sababay in Deeqaha Raashinku Yimaadaan Xilliga Tabcashada Beeraha Ayadoo aan la arag xiliyada ay abaaruhu dhacaan?. raashinka World Food Programme (WFP) iyo hay’adaha kale la keeno xilliga roobka si loogu hor istaago in dadka DDS ay wax beertaan. Waxaa kale oo jira tuhun ah in deeqahaasi ay faa’iido dhaqaale u keenaan beeraleyda Maraykanka iyo Yurub, halkii ay ka caawin lahaayeen beeraleyda deegaanka. 1. Sababta Xilliga Roobka Deeqaha Loo Keeno Dadka aaminsan aragtidan waxay sheegeen dhowr sababood: • In dadku laga niyad jebiyo wax-beerashada: Marka roobku da’o, waxay tahay xilliga ugu habboon ee beeraleydu beeraan. Hase yeeshee, haddii raashin la keeno, dad badan waxay iska dhaafaan beerashada maadaama ay si fudud u helayaan raashin deeq ah. Gargaar la siyaasadeynayo: Waxaa la rumeysan yahay in xilliga roobka la keeno deeqaha si aan bulshada loo dhiirrigelin inay isku filnaadaan oo ay wax-beertaan, taasoo ka hor istaageysa horumarinta isku filnaanshaha cunnada. Musuq iyo dan gaar ah: Hay’adaha qaar iyo dowladda deegaanka ayaa lagu eedeeyaa in ay gargaarka isticmaalaan si ay u helaan taageero dadweyne. Xilliga roobka oo rajada beeraleydu sarreyso ayaa la keenaa deeqaha, taasoo niyad-jebin karta dadaalkii beeraleyda. 2. Suuqa Beeraleyda Maraykanka oo la xoojinayo Dadka dhaliila deeqaha raashinka waxay aaminsan yihiin in WFP iyo hay’adaha kale ay inta badan raashinka ka iibsadaan dalalka horumaray sida Maraykanka, Yurub, iyo dalal kale oo beeraleyda waaweyn leh. • Deeqahaas waxay xoojiyaan suuq-geynta waxsoosaarka beeraleyda Maraykanka iyo Yurub, halka beeraleyda DDS ay dib u dhacayaan maadaama ay helaan raashin bilaash ah oo ka jaban kan beeraleyda deegaanka. • Tani waxay keenaysaa in suuqa beeraleyda DDS uu taagdaroobo oo beeraleydu niyad-jabaan, taasoo xakameyneysa koboca waxsoosaarka deegaanka. Xigasho

photo content
+1

Qof dambi sameynaayo hadaan arko ???

#ORDOGAAN Wajiyo Badan Marka Aad Isticmaaleyso Waa Iska Sidaan. 👁👁
#ORDOGAAN Wajiyo Badan Marka Aad Isticmaaleyso Waa Iska Sidaan. 👁👁

Masjidka Xaramka Korontada uu sanadkaan isticmaalay ayaa noqotay 4 Milyan oo Dollar. Waxaana sare loo qaaday qaboojiyeyaasha.
Masjidka Xaramka Korontada uu sanadkaan isticmaalay ayaa noqotay 4 Milyan oo Dollar. Waxaana sare loo qaaday qaboojiyeyaasha. Shaashadaha masjidka salaada lagala socdo Sameecadaha. Leyrarka iyo Kaamirooyinka masjidka taasoo keentay isticmaalka Korontada intaas le’eg. اللهم اسق عبادك وبهائمك

Masjidka Xaramka Korontada uu sanadkaan isticmaalay ayaa noqotay 4 Milyan oo Dollar. Waxaana sare loo qaaday qaboojiyeyaasha. Shaashadaha masjidka salaada lagala socdo Sameecadaha. Leyrarka iyo Kaamirooyinka masjidka taasoo keentay isticmaalka Korontada intaas le’eg. اللهم أغثنا

Repost from Baraarug
👉Wariyaha Somaliga ah:Ninkii uu Ku-orinayay Haduu Guuleysto, isla-markiiba Wuxuu Ku-orin:Kuu Usacab Tumayay, Sababtuna Waa :
👉Wariyaha Somaliga ah:Ninkii uu Ku-orinayay Haduu Guuleysto, isla-markiiba Wuxuu Ku-orin:Kuu Usacab Tumayay, Sababtuna Waa :Kaar Kuxiran Waxa Lagu shubto iyo Cidda Kushubata...!

Sh. Axmad yaro sharxaaya xukunka in la dagsado Qawaaniin iyo in atharka ibnu cabaas lagu xambaari karo iyo inkale.

Fursadaha Bisha Ramadaan ee kuliyada Alfurqan online academy. 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Ka mid naqo kumananka arday ee bishan nagu soo biiraya. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

إنا لله وإنا إليه راجعون Sidii caadada u ahayd, Yuhuudu ballankii xabad joojinta way buriyeen, waxayna dib u billaabeen xasuuqii Gaza. Dadka shacabka ah ee lagu dilay duqayntii xalay waxay kor u dhaafayaan 300 oo shacab ah.

👉Fahad Yasin: Kitaabku Qoray Maku daray Nabi Muxammed<s.c.w.>: inuusan Dimuqraadi aheyn, Gaalana Gacaltooyo Uqaadin..?

Noam Chomsky : " Markaan duqayno oo aan magaalooyinkooda burburino oo aan wadamadooda ku duulno uma naqaano argagixiso ficilk
Noam Chomsky : " Markaan duqayno oo aan magaalooyinkooda burburino oo aan wadamadooda ku duulno uma naqaano argagixiso ficilkaas laakiin markay ayaga wax noo gaystaan waa argagixiso! "

Maxaad Ka Fahantay 👆 ?

Repost from Baraarug
👉Halkaasey Mareysaaye Maad Lasocotaan Muslimiineey.👈
👉Halkaasey Mareysaaye Maad Lasocotaan Muslimiineey.👈

Xayawaankaan Waxaan Helay Dhoorkaan Magac In Lagu Kala Magacaabo Soomaalida Dhexdeeda. 👇👇👇👇👇👇 Qarandi / xabaal quf / ka
Xayawaankaan Waxaan Helay Dhoorkaan Magac In Lagu Kala Magacaabo Soomaalida Dhexdeeda. 👇👇👇👇👇👇 Qarandi / xabaal quf / kabarre / sadex suulle / Unfo. Magac Kale Ma Jiraa ?

Xayawaankaan 👆 Meeqa Magac Ayaa Looga Yaqaanaa Soomaalida Dhexdooda ?
Xayawaankaan 👆 Meeqa Magac Ayaa Looga Yaqaanaa Soomaalida Dhexdooda ?