en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 828
Subscribers
-424 hours
-247 days
-6630 days
Posts Archive
Abwaanada iyo inta argtida dheer lehee umada ku dhaheyso: ibliiska ka fogaada , xilligan abaalkooda waa iftiinka oo laga qari
Abwaanada iyo inta argtida dheer lehee umada ku dhaheyso: ibliiska ka fogaada , xilligan abaalkooda waa iftiinka oo laga qariyo , olol oo lagu rido , xabsiyada oo hoyad looga dhigo.

Mac-hadka luqada qur'aanka waxaad ku baran doontaa carabiga heerkiisa hoose kiisa dhexe iyo kiisa sare. Mac-hadka luqada qur'
Mac-hadka luqada qur'aanka waxaad ku baran doontaa carabiga heerkiisa hoose kiisa dhexe iyo kiisa sare. Mac-hadka luqada qur'aanka: Waxaa lagu baran doonaa buuga magaciisu yahay: دروس اللغة العربية Qeybtiisa 1 Qeybtiisa 2 Qeybtiisa 3 Qofka sadexdaan qeyb xoogga saaro is Badal weyn oo xaga luqada ah ayuu dareemi doonaa in shaa Allah. Goobta waa telegram. La xiriir @Barecarabi WhatsApp +252 61 8515588

Carada Alle Waa Taa U Muuqatay.

sticker.webp0.10 KB

Badanaa kuwa laga yiri: "Isuma jeedaa islaamo laayay" Iyaga oo fasaadkooda waxna u reeban diinta dadka iyo dalka ayuu ku leeyahay qofka hagaagsani waa aniga iyo inta ila jirto, inta iga soo hor-jeedana waa dhiig miirato.

cida diyaarka u ah barasha luqada carabiga ah, waxaa la ogeysiinayaa in uu bilaaban doono buuga carabiga ah ee magaciisa uu y
cida diyaarka u ah barasha luqada carabiga ah, waxaa la ogeysiinayaa in uu bilaaban doono buuga carabiga ah ee magaciisa uu yahay: دروس اللغة العربية Cida Loola Jeedo Waa Inta Barashada Carabiga Bilowga Ku Ah. La xiriir @Barecarabi WhatsApp +252 61 8515588

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Waxaa la sheegayaa oo kale in arkay bisha soon-fur gobolka shabeellaha hoose gaar ahaan walan-weyn soomaaliland sidoo kale waa laga arkay

👉Ogeysiiska Ciidda

Waxaa barito oo ciid ah laga ciidayaa sucuudiga imaaraatka qadar iyo turki waxaana laga ciideynin cummaan iyo Indonesia.

Sucuudiga bari axada ah waa u shawaal oo wey ciidayaan. "Bayaan ka soo baxay Maxkamadda Boqortooyada: "Maxkamadda sare waxay
Sucuudiga bari axada ah waa u shawaal oo wey ciidayaan. "Bayaan ka soo baxay Maxkamadda Boqortooyada: "Maxkamadda sare waxay go'aamisay in berri oo Axad ah ay tahay Ciidul Fidriga."

Takbiirta Maalinta ciida....

Zakaatul fidri Yay ku waajibtaa ? Yaa laga bixinaa ? Maxa la bixina iyo qadarkoda Yaa lasiina? Kaga boga shekunaa sh xasaan xafidahulah

Wakhtigii Daraawiishta ayaa Sayidka lagu yiri nimankii Askarta u ahaa Ingiriiska ee u ku adeegan jiray ee mooryaanta ahaa dhaqankoodi hore waxbay ka badaleen oo bishii Ramadaan way soomeen salaadana way tukanayeen Sayidku gabay ayuu kaga jawaabay oo wuxuu yiri..........

Shayaadiinta jinka hadii la sisiladeeyay ramadaan gudihiisa , wali waxaa adeeganaayo shayaadiinta insiga. kani waa sh Maxamad idiris oo dhiira galinaayo taariku salaadnimada, oo wuxuu leeyahay: askariga isaga oon tukanin waa shahiid hadii uu u dhinto dowlada , ama difaaca dalka. Hadalkaan waa dhumin iyo baadiyeen toos ah , askar horaanbo Alle cibaadadiisa looga kari waaysanaa in hada lagu sii dhiira galiyo salaad la'aanta.

Booska Rushu Alle Qofka istaago ??

wax ka mid ah edebta sadaqo bixinta

sticker.webp0.03 KB

Hagar-daameynta Hey'adaha Maxaa Sababay in Deeqaha Raashinku Yimaadaan Xilliga Tabcashada Beeraha Ayadoo aan la arag xiliyada ay abaaruhu dhacaan?. raashinka World Food Programme (WFP) iyo hay’adaha kale la keeno xilliga roobka si loogu hor istaago in dadka DDS ay wax beertaan. Waxaa kale oo jira tuhun ah in deeqahaasi ay faa’iido dhaqaale u keenaan beeraleyda Maraykanka iyo Yurub, halkii ay ka caawin lahaayeen beeraleyda deegaanka. 1. Sababta Xilliga Roobka Deeqaha Loo Keeno Dadka aaminsan aragtidan waxay sheegeen dhowr sababood: • In dadku laga niyad jebiyo wax-beerashada: Marka roobku da’o, waxay tahay xilliga ugu habboon ee beeraleydu beeraan. Hase yeeshee, haddii raashin la keeno, dad badan waxay iska dhaafaan beerashada maadaama ay si fudud u helayaan raashin deeq ah. Gargaar la siyaasadeynayo: Waxaa la rumeysan yahay in xilliga roobka la keeno deeqaha si aan bulshada loo dhiirrigelin inay isku filnaadaan oo ay wax-beertaan, taasoo ka hor istaageysa horumarinta isku filnaanshaha cunnada. Musuq iyo dan gaar ah: Hay’adaha qaar iyo dowladda deegaanka ayaa lagu eedeeyaa in ay gargaarka isticmaalaan si ay u helaan taageero dadweyne. Xilliga roobka oo rajada beeraleydu sarreyso ayaa la keenaa deeqaha, taasoo niyad-jebin karta dadaalkii beeraleyda. 2. Suuqa Beeraleyda Maraykanka oo la xoojinayo Dadka dhaliila deeqaha raashinka waxay aaminsan yihiin in WFP iyo hay’adaha kale ay inta badan raashinka ka iibsadaan dalalka horumaray sida Maraykanka, Yurub, iyo dalal kale oo beeraleyda waaweyn leh. • Deeqahaas waxay xoojiyaan suuq-geynta waxsoosaarka beeraleyda Maraykanka iyo Yurub, halka beeraleyda DDS ay dib u dhacayaan maadaama ay helaan raashin bilaash ah oo ka jaban kan beeraleyda deegaanka. • Tani waxay keenaysaa in suuqa beeraleyda DDS uu taagdaroobo oo beeraleydu niyad-jabaan, taasoo xakameyneysa koboca waxsoosaarka deegaanka. Xigasho

photo content
+1