Amal caseyr
Open in Telegram
نطمح إلى تربية قلبٍ سليم، وإحياء نفسٍ مطمئنة، من خلال دروس، لقاءات، ونشاطات دعوية مؤثرة شعارنا: زَكِّ نَفْسَكَ، وَبَلِّغْ أُمَّتَكَ، وَكُن نُورًا. .
Show more5 607
Subscribers
+1124 hours
+2287 days
+30930 days
Posts Archive
5 607
🌿 OGEYSIIS MUHIIM AH 🌿
Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim ee Culuumta Shareecada iyo Qur’aanka Kariimka wuxuu si sharaf leh ugu martiqaadayaa dhammaan ardayda iyo dadka jecel cilmiga inay ka soo qaybgalaan:
✨ Barnaamijka SIRAAJUL CILMI ✨
📖 Qeybaha Barnaamijka:
• Muraajacada Qur’aanka Kariimka
• Muraajacada Tafsiirka
• Khatmadda Qur’aanka Kariimka
🗓️ Maalinta: Khamiis
📅 Taariikhda: 18/06/2026
🕘 Waqtiga: 9:00
📍 Goobta: Dib ayaa laga soo sheegi doonaa Inshaa Allaah.
Ku soo dhowaada barnaamij cilmiyeed faa’iido badan leh oo lagu xoojinayo xiriirka Qur’aanka Kariimka iyo cilmiga shareecada.
"Nashrul-cilmi fariidah calaa kulli Muslimin wa Muslimah."
🌷 Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim
https://chat.whatsapp.com/DxPRn4F5cOVEqfgTMPLODc
Linkigaas yy glin qof horay u galay groupka ardayda mogdisho
5 607
Waxaa rabaa inaa idiin weydiiyo banooniya ilmaha ciyaaraan ma banaanyahay mise ma banaano inee ciyaaraan???
5 607
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim iyo Telegram-ka Amal Caseyr waxay idiinku bishaaraynayaan muxaadaro qiimo badan oo cinwaankeedu yahay:
المرأة المسلمة بين العلم الشرعي وبناء الحضارة
Gabadha Muslimadda ah: Cilmiga Shareecada iyo Dhisidda Horumarka iyo heer magaalninada
🎙 Muxaadaro: Amal Ibraahim Abuubakar
📅 Taariikhda: 11/06/2026
⏰ Waqtiga: 8:00 Habeenimo
📍 Goobta: Telegram-ka Amal Caseyr
✨ Muxaadaradani waxay iftiimin doontaa doorka gabadha muslimadda ee barashada cilmiga shareecada, ku dhaqanka diinta, iyo ka qaybqaadashada dhismaha bulsho horumarsan oo ku dhisan qiyamka Islaamka.
🌹 Ha moogaanin kulankan cilmiga iyo wacyigelinta xambaarsan.
📲 Ku soo biir Telegram-ka Amal Caseyr waqtiga la cayimay.
kusoo biir____https://t.me/amalcaseyr
"Qofkii mara waddo uu cilmi ku raadinayo, Alle wuxuu u fududeeyaa jidka Jannada."
5 607
Repost from Amal caseyr
Cod yar oo anigoo cashar u jiro duubay
Gaar waxuu u yahay gabdhaha dacwada ku jiro
Su aaal kadis hadii la iweydiiyo sidee ugu jawaaba
Available now! Telegram Research 2025 — the year's key insights 
