Amal caseyr
رفتن به کانال در Telegram
نطمح إلى تربية قلبٍ سليم، وإحياء نفسٍ مطمئنة، من خلال دروس، لقاءات، ونشاطات دعوية مؤثرة شعارنا: زَكِّ نَفْسَكَ، وَبَلِّغْ أُمَّتَكَ، وَكُن نُورًا. .
نمایش بیشتر5 602
مشترکین
+13824 ساعت
+2187 روز
+35030 روز
آرشیو پست ها
5 603
Waxaa rabaa inaa idiin weydiiyo banooniya ilmaha ciyaaraan ma banaanyahay mise ma banaano inee ciyaaraan???
5 603
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim iyo Telegram-ka Amal Caseyr waxay idiinku bishaaraynayaan muxaadaro qiimo badan oo cinwaankeedu yahay:
المرأة المسلمة بين العلم الشرعي وبناء الحضارة
Gabadha Muslimadda ah: Cilmiga Shareecada iyo Dhisidda Horumarka iyo heer magaalninada
🎙 Muxaadaro: Amal Ibraahim Abuubakar
📅 Taariikhda: 11/06/2026
⏰ Waqtiga: 8:00 Habeenimo
📍 Goobta: Telegram-ka Amal Caseyr
✨ Muxaadaradani waxay iftiimin doontaa doorka gabadha muslimadda ee barashada cilmiga shareecada, ku dhaqanka diinta, iyo ka qaybqaadashada dhismaha bulsho horumarsan oo ku dhisan qiyamka Islaamka.
🌹 Ha moogaanin kulankan cilmiga iyo wacyigelinta xambaarsan.
📲 Ku soo biir Telegram-ka Amal Caseyr waqtiga la cayimay.
kusoo biir____https://t.me/amalcaseyr
"Qofkii mara waddo uu cilmi ku raadinayo, Alle wuxuu u fududeeyaa jidka Jannada."
5 603
Repost from Amal caseyr
Cod yar oo anigoo cashar u jiro duubay
Gaar waxuu u yahay gabdhaha dacwada ku jiro
Su aaal kadis hadii la iweydiiyo sidee ugu jawaaba
5 603
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim ee Culuumta Shareecada iyo Qur’aanka wuxuu ogeysiinayaa dhammaan walaalaha jecel barashada cilmiga diinta in la furay diiwaangelinta kitaabka:
«مواقف أم سليم الأنصارية مفخرة لكل مسلم»
✍️ Qoraaga: عمر إيمان أبو بكر
🎙 Akhrinta kitaabka:
د. أحمد جيلاني
📚 Kitaabkan wuxuu ka hadlayaa taariikhda, fadliga iyo mowqifyadii qiimaha badnaa ee saxaabiyaddii weynayd Ummu Sulaym Al-Ansaariyyah رضي الله عنها, iyo casharrada waxtarka leh ee laga baran karo nolosheeda.
📝 Diiwaangelintu hadda way furan tahay.
Kusoo biir..
https://chat.whatsapp.com/K4fR6yd1DpB4Vi7gpvoLP6
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
