ch
Feedback
Amal caseyr

Amal caseyr

前往频道在 Telegram

نطمح إلى تربية قلبٍ سليم، وإحياء نفسٍ مطمئنة، من خلال دروس، لقاءات، ونشاطات دعوية مؤثرة شعارنا: زَكِّ نَفْسَكَ، وَبَلِّغْ أُمَّتَكَ، وَكُن نُورًا. .

显示更多
5 602
订阅者
+13824 小时
+2187
+35030
帖子存档
语音消息00:08

Audio from أستاذة: أمل. ابراهيم ابوب

Audio from أستاذة: أمل. ابراهيم ابوب

Waxaa rabaa inaa idiin weydiiyo banooniya ilmaha ciyaaraan ma banaanyahay mise ma banaano inee ciyaaraan???

record.ogg15.92 MB

Caawa muxaadarda maxaa ka faaideysatay

Xbiibaac codka see waaue

Soo carara xabiitaa 10daqiiqo kadib waa la bilaawaa

Caawa iyo muxaadaradeena insha alllaah

语音消息00:58

الدرس(٧).mp359.42 MB

الدرس(٧).mp359.42 MB

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim iyo Telegram-ka Amal Caseyr waxay idiinku bishaaraynayaan muxaadaro qiimo
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim iyo Telegram-ka Amal Caseyr waxay idiinku bishaaraynayaan muxaadaro qiimo badan oo cinwaankeedu yahay: المرأة المسلمة بين العلم الشرعي وبناء الحضارة Gabadha Muslimadda ah:  Cilmiga Shareecada iyo Dhisidda Horumarka iyo heer magaalninada  🎙 Muxaadaro: Amal Ibraahim Abuubakar 📅 Taariikhda: 11/06/2026 ⏰ Waqtiga: 8:00 Habeenimo 📍 Goobta: Telegram-ka Amal Caseyr ✨ Muxaadaradani waxay iftiimin doontaa doorka gabadha muslimadda ee barashada cilmiga shareecada, ku dhaqanka diinta, iyo ka qaybqaadashada dhismaha bulsho horumarsan oo ku dhisan qiyamka Islaamka. 🌹 Ha moogaanin kulankan cilmiga iyo wacyigelinta xambaarsan. 📲 Ku soo biir Telegram-ka Amal Caseyr waqtiga la cayimay. kusoo biir____https://t.me/amalcaseyr "Qofkii mara waddo uu cilmi ku raadinayo, Alle wuxuu u fududeeyaa jidka Jannada."

Audio from أستاذة: أمل. ابراهيم ابوب

photo content
+1

Repost from Amal caseyr
Cod yar oo anigoo cashar u jiro duubay Gaar waxuu u yahay gabdhaha dacwada ku jiro Su aaal kadis hadii la iweydiiyo sidee ugu jawaaba

أحاديث النساء 78__79.m4a10.10 MB

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim ee Culuumta Shareecada iyo Qur’aanka wuxuu ogeysiinayaa dhammaan walaalah
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim ee Culuumta Shareecada iyo Qur’aanka wuxuu ogeysiinayaa dhammaan walaalaha jecel barashada cilmiga diinta in la furay diiwaangelinta kitaabka: «مواقف أم سليم الأنصارية مفخرة لكل مسلم» ✍️ Qoraaga: عمر إيمان أبو بكر 🎙 Akhrinta kitaabka: د. أحمد جيلاني 📚 Kitaabkan wuxuu ka hadlayaa taariikhda, fadliga iyo mowqifyadii qiimaha badnaa ee saxaabiyaddii weynayd Ummu Sulaym Al-Ansaariyyah رضي الله عنها, iyo casharrada waxtarka leh ee laga baran karo nolosheeda. 📝 Diiwaangelintu hadda way furan tahay. Kusoo biir.. https://chat.whatsapp.com/K4fR6yd1DpB4Vi7gpvoLP6

语音消息00:11