en
Feedback
bõøķ ŧìmę✨📚📒

bõøķ ŧìmę✨📚📒

Open in Telegram

📚📖 Every Pain Gives a lesson And every lesson Changes a person... 𝗚ʳᵒᵘᵖ ||🍁https://t.me/zoneof_friends

Show more
7 753
Subscribers
-524 hours
-237 days
-8730 days
Posts Archive
"Qof dharaari kaa tagay Wacadkii ka dhuuntoo La dheelaayo qeyrkaa Upax lalama dhowree Waa laga dhamaadaa" "Qof ku dhaawacaayo
"Qof dharaari kaa tagay Wacadkii ka dhuuntoo La dheelaayo qeyrkaa Upax lalama dhowree Waa laga dhamaadaa" "Qof ku dhaawacaayoo Wax ku dhiba un mooyee Dheeftaada dooneeyn Inaad dhaado Sow soow Tagidii ma dhaameyso" "Waxkastaaba dhacayoo Waa dhamaad aduunkee Buug waxad ku dhigataa Ka dacarta kuu dhiiba Inaad malab udhuraheyn"

Qofkaad lalahayd xidhiidhka Hadduu wehelkaaga diido Qudhiisa adoonan goynin Ayaa laga gaabsadaaye Dil yay tegin xaajadaadu Qo
Qofkaad lalahayd xidhiidhka Hadduu wehelkaaga diido Qudhiisa adoonan goynin Ayaa laga gaabsadaaye Dil yay tegin xaajadaadu Qof yeelay inuu ku dayrsho Naftaada haddaad u waydo Maxaad aakhiro daliishan Kolkuu allihii ku uumay Ruuxdaada su'aal hor keeno

Inta dunida aad joogto Dadku way ku dhibayaane Ku ilow dedaalkaaga Adigoo la doodaaya Doqon ruuxa kugu sheega Isagaan dulqaad
Inta dunida aad joogto Dadku way ku dhibayaane Ku ilow dedaalkaaga Adigoo la doodaaya Doqon ruuxa kugu sheega Isagaan dulqaad haynin Qofka dalabku kaa gaadhay Hadduu diidmo ku jawaabo Ka adkow dareenkaaga Dayuxuba iftiinkiisa Qorraxduu ka daartaaye Dadka hayska waynaynin Waxa dila akhlaaqdaada Waa dabuubta qaarkeede Yaan hadalku kaa duulin 👍

Dadka aan wali dawan filnkan faidesta 🥶 🔥👆

Milgiyo qurux baad lahayde Maxaa wajigaaga doorshay Miyaad murugtoo ka caagtay Hurdiyo farxad muunadeeda. Kolay dadku wuu mur
Milgiyo qurux baad lahayde Maxaa wajigaaga doorshay Miyaad murugtoo ka caagtay Hurdiyo farxad muunadeeda. Kolay dadku wuu murgaaye Adduunyada maalmaheeda Culaysyadu waa wax muuqda Farxadda mar mar adi abuuro Cid kale ha ka sugin mudnaan e.

Voice message00:21

Voice message00:16

Waxaan qalbigayga Qiraal uga yeelay Adiga quruxdaada Qiyaas male nuurka Qabsaday wejigaaga Adoo qarinaaya Ayuunan qarsoomin D
Waxaan qalbigayga Qiraal uga yeelay Adiga quruxdaada Qiyaas male nuurka Qabsaday wejigaaga Adoo qarinaaya Ayuunan qarsoomin Dhexdaadiyo qoorta Anaa u qiraaya Inaan qofi haysan Qofbaa tahay yaab le Qadarin lagu dheehay Qalbiga ii dhawrta

Voice message00:21

♡Inaan kaa daba imaaddo ♡Dareenka jacayl wadaagno ♡Dunida magaceenu gaadho ♡Dawooy anigaa u heelan ◇Dad baa Jira wada jirkeen
♡Inaan kaa daba imaaddo ♡Dareenka jacayl wadaagno ♡Dunida magaceenu gaadho ♡Dawooy anigaa u heelan ◇Dad baa Jira wada jirkeena ◇Larraba inay kala dilaane ◇Daryeelka inoo siyaadi ◇Maruun way daalayaane ♡Quruxda rabbi kuugu deeqay ♡Dumarku way raadiyaane ♡Sidii dahabkaa korkaagu ♡Dhalaal bixiyaa dareen leh☆🫂❤️‍🩹

Voice message00:16

Voice message00:16

Voice message00:19