ch
Feedback
bõøķ ŧìmę✨📚📒

bõøķ ŧìmę✨📚📒

前往频道在 Telegram

📚📖 Every Pain Gives a lesson And every lesson Changes a person... 𝗚ʳᵒᵘᵖ ||🍁https://t.me/zoneof_friends

显示更多
7 571
订阅者
+3624 小时
+1747
+49230
帖子存档
语音消息00:16

Waxaan qalbigayga Qiraal uga yeelay Adiga quruxdaada Qiyaas male nuurka Qabsaday wejigaaga Adoo qarinaaya Ayuunan qarsoomin D
Waxaan qalbigayga Qiraal uga yeelay Adiga quruxdaada Qiyaas male nuurka Qabsaday wejigaaga Adoo qarinaaya Ayuunan qarsoomin Dhexdaadiyo qoorta Anaa u qiraaya Inaan qofi haysan Qofbaa tahay yaab le Qadarin lagu dheehay Qalbiga ii dhawrta

语音消息00:21

♡Inaan kaa daba imaaddo ♡Dareenka jacayl wadaagno ♡Dunida magaceenu gaadho ♡Dawooy anigaa u heelan ◇Dad baa Jira wada jirkeen
♡Inaan kaa daba imaaddo ♡Dareenka jacayl wadaagno ♡Dunida magaceenu gaadho ♡Dawooy anigaa u heelan ◇Dad baa Jira wada jirkeena ◇Larraba inay kala dilaane ◇Daryeelka inoo siyaadi ◇Maruun way daalayaane ♡Quruxda rabbi kuugu deeqay ♡Dumarku way raadiyaane ♡Sidii dahabkaa korkaagu ♡Dhalaal bixiyaa dareen leh☆🫂❤️‍🩹

语音消息00:16

语音消息00:16

语音消息00:19

Qof ku baananaayoo Berigaad xanuunsato Kuu beer jilcaayoo Bogsiintaada deydayo Hadii aad boqran weydo Ama aad barbarkiisa Ku
Qof ku baananaayoo Berigaad xanuunsato Kuu beer jilcaayoo Bogsiintaada deydayo Hadii aad boqran weydo Ama aad barbarkiisa Ku baneeyso bilaash Adunbaa is beegsaday. 🙌

🎉🛝
🎉🛝

语音消息00:19

语音消息00:19

Waxaan qalin u qaatay Qadafyada xanuunka leh Qiiradiyo yaabka leh Qushuucdiyo iswaag leh Qandhadiyo humuumta leh Qalbigaygu m
Waxaan qalin u qaatay Qadafyada xanuunka leh Qiiradiyo yaabka leh Qushuucdiyo iswaag leh Qandhadiyo humuumta leh Qalbigaygu mutayooo Inaan qeeyb xitaa dhigo Qaxarkii isoo maray Qeexid waan u waayo Waxa aan kusoo qubay Waa qamuunyo oo idil. Waxaan o gaaday ineey jiran dad badan oo fun u ah maansoyinkayga gaagaaban😊 Sidaasi darteed kama afgobaadsan doono midmid baan usoo dhigayaa❤️

语音消息00:19