bõøķ ŧìmę✨📚📒
Kanalga Telegram’da o‘tish
📚📖 Every Pain Gives a lesson And every lesson Changes a person... 𝗚ʳᵒᵘᵖ ||🍁https://t.me/zoneof_friends
Ko'proq ko'rsatish7 571
Obunachilar
+3624 soatlar
+1747 kunlar
+49230 kunlar
Postlar arxiv
7 572
7 572
Waxaan qalbigayga
Qiraal uga yeelay
Adiga quruxdaada
Qiyaas male nuurka
Qabsaday wejigaaga
Adoo qarinaaya
Ayuunan qarsoomin
Dhexdaadiyo qoorta
Anaa u qiraaya
Inaan qofi haysan
Qofbaa tahay yaab le
Qadarin lagu dheehay
Qalbiga ii dhawrta
7 572
7 572
♡Inaan kaa daba imaaddo
♡Dareenka jacayl wadaagno
♡Dunida magaceenu gaadho
♡Dawooy anigaa u heelan
◇Dad baa Jira wada jirkeena
◇Larraba inay kala dilaane
◇Daryeelka inoo siyaadi
◇Maruun way daalayaane
♡Quruxda rabbi kuugu deeqay
♡Dumarku way raadiyaane
♡Sidii dahabkaa korkaagu
♡Dhalaal bixiyaa dareen leh☆🫂❤️🩹
7 572
7 572
7 572
7 572
Qof ku baananaayoo
Berigaad xanuunsato
Kuu beer jilcaayoo
Bogsiintaada deydayo
Hadii aad boqran weydo
Ama aad barbarkiisa
Ku baneeyso bilaash
Adunbaa is beegsaday.
🙌
7 572
7 572
7 572
Waxaan qalin u qaatay
Qadafyada xanuunka leh
Qiiradiyo yaabka leh
Qushuucdiyo iswaag leh
Qandhadiyo humuumta leh
Qalbigaygu mutayooo
Inaan qeeyb xitaa dhigo
Qaxarkii isoo maray
Qeexid waan u waayo
Waxa aan kusoo qubay
Waa qamuunyo oo idil.
Waxaan o gaaday ineey jiran dad badan oo fun u ah maansoyinkayga gaagaaban😊
Sidaasi darteed kama afgobaadsan doono midmid baan usoo dhigayaa❤️
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
