en
Feedback
Daryeelka Jacaylka

Daryeelka Jacaylka

Open in Telegram

Ha waaro jeclka ha waayo wax wiiqa 😢 ✍🗣  Dhiiri gelin 🫀🥹  Ereyo jaceyl 🥹🫀  Erayo Naxriis Badan

Show more
6 307
Subscribers
-624 hours
-297 days
-7930 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+9
in 0 channels
August '26
+113
in 0 channels
Get PRO
July '26
+101
in 0 channels
Get PRO
June '26
+36
in 0 channels
Get PRO
May '26
+36
in 0 channels
Get PRO
April '26
+27
in 0 channels
Get PRO
March '26
+132
in 0 channels
Get PRO
February '26
+87
in 0 channels
Get PRO
January '26
+79
in 0 channels
Get PRO
December '25
+61
in 0 channels
Get PRO
November '25
+105
in 0 channels
Get PRO
October '25
+109
in 0 channels
Get PRO
September '25
+159
in 6 channels
Get PRO
August '25
+187
in 0 channels
Get PRO
July '25
+227
in 0 channels
Get PRO
June '25
+197
in 0 channels
Get PRO
May '25
+162
in 0 channels
Get PRO
April '25
+206
in 0 channels
Get PRO
March '25
+166
in 0 channels
Get PRO
February '25
+245
in 0 channels
Get PRO
January '25
+263
in 0 channels
Get PRO
December '24
+324
in 0 channels
Get PRO
November '24
+305
in 0 channels
Get PRO
October '24
+261
in 0 channels
Get PRO
September '24
+337
in 0 channels
Get PRO
August '24
+358
in 0 channels
Get PRO
July '24
+443
in 0 channels
Get PRO
June '24
+364
in 0 channels
Get PRO
May '24
+442
in 0 channels
Get PRO
April '24
+415
in 0 channels
Get PRO
March '24
+919
in 0 channels
Get PRO
February '24
+946
in 0 channels
Get PRO
January '24
+1 943
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
10 September0
09 September+1
08 September0
07 September+1
06 September+2
05 September0
04 September+2
03 September+1
02 September+2
01 September0
Channel Posts
Gun baa la xasuusiya abaal Loo gale, gobi waxay tiigsata Gortey gudi laheed 😢❤️

2
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! 🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
17
3
Inaaan lamaano Lilaahi ahaanaan La jirkaaga ahaane Lurka iga dhowr oo Laabtaada ii fur
103
4
Guurkaaga waa kheyr Garaadka ku diirsaday
116
5
Rabiyoow Qofka Kasta Kheyrka Qalbigiisa Ka Guuxaya iyo Baahiyahiisa oo Deg Deg ah sii Aamiin 🤲❤️
185
6
Gabadh walboo qurux badan ma wanaagsana balse gabadh walboo wanaagsan ayaa qurux badan Subax san
211
7
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo. ✅ Habab xifdin oo kala duwan 🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin 📖 Hifdh Method oo nidaamsan 🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adkeeyo 📊 La soco horumarkaaga 💯 100% Bilaash 📖 Habka Subac Google Play: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app
132
8
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! 🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
47
9

73
10
Imisaan iska indho tiray waxyaabo badan oo qalbigayga dhaawacay Imisaan iska aamusiiyay erayo i dhaawacay anigoo ka baqaya inaan waayo qof aan aad u jeclaa. Mar walba waxaan iska dhaadhicin jiray in maalmo fiican iman doonaan, in dadaalkayga la arki doono, in jacaylkayga la qadarin doono… laakiin mararka qaar qofka aad naftaada u hurto xitaa ma dareemo inta aad u dhaawacan tahay. Waxaan noqday qof qosla isagoo gudaha ka ooyaya, qof dadka la jooga laakiin qalbigiisu kali yahay. Waxaan dulqaad ka dhigtay jacayl aan lila wadin. Qof wejigiisa aan ka raadin jiray farxad iyo daganaan, ayaan ugu dambeyn ka helay murugo iyo jahwareer. Waxaan bixin jiray daacadnimo, waqti, iyo qalbi nadiif ah… balse mararka qaar waxa ugu xanuunka badan ma aha inaad qof lumiso, ee waa inaad ogaato in qofkii aad wax walba la rabtay uusan waligiis si dhab ah kuu fahmin. Waxaa jira xanuun aan cod lahayn… xanuun ku baraya inaad iska aamusto Mararka qaarna waxaad iska indho tiraysaa wax walba, sababtoo ah qalbigaagu wali wuxuu rajeynayaa jacaylkii aad ku riyoon jirtay😭 Gunanad: unaxrista qalbiyda dagananta idin so radsaty
199
11
"Qalbigayga haddii la i waydiiyo qofka ugu gaalisan ee ku jira adiga ayuu si degdeg ah u tilmaami lahaa waayo ma tihid gof iska yimid oo qalbigayga wax yar tabtay e waxaad tahy qof si tartiib ah  qalbigayga oo dhan u qabsaday Mar walba markaan mustaqbalkayga ka fikiro sawirka ugu guruxda badan ee maskaxdayda ku soo dhacaya waa adiga Waxaan ku arkaa qof aan rabbo inuu mar walba garabkayga ahaado qof aan kula wadaago farxad kasta murugo kasta guul kasta iyo xitaa maalmaha ugu adag ee noloshayda......❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐 FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ ​​​​📸◌​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘.....ZUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
240
12
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
71
13
Waxaan doorbiday kalinimada iyo habeenkii. waxaan ka doorbiday aamusta hadalka. Waxaan waayay rabitaankeygii wax walba, murugaduna waxay iga dhex degtay.”😪
265
14
Xanuunnada ay dad badani la nool yihiin maanta, waxaa qeyb ka ah kuwa qalbiga.
286
15
Hadan Hooyadey I korin Miyan kaalin gali lahaa Hadan Hooyadey I kabin Kufkey maan hiigsan lahaa La'aanteed lama kacaay La'aanteed lama kasaay Kelyaha lagu dhiiradaay Kalsoonida igu jirtaay Miyan kalmad iyo oraah Xaqaaqa ku koobayaa Anoon kaabaay xajkiyo Ku geyn kacbadii mudneyd Wadkii kadis kuuma helo. 👑🤍 Abwaan Weedhsame''
321
16
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
65
17
Maalinteena mid kheyr iyo barako leh oo qorshayaasheenu noo hagaagaan Allaha nooga dhigo.
257
18
"لا تحْزَن ُ إِنَّ اللَّهَ مَعَنَا" "Don't be sad. Allah is with us"
292
19
Ninka aamusan, eegmada dabacsan, ereyga-san, udgoon, ammaanta badan, adeega, ixsaanka iyo ixtiraamka badan ee akhiyaarka ah ayaa mudan in oori loo noqdo. Sirtu waa is fahamka, isdiridda iyo isa siinta.
352
20
Imisaan iska indho tiray waxyaabo badan oo qalbigayga dhaawacay Imisaan iska aamusiiyay erayo i dhaawacay anigoo ka baqaya inaan waayo qof aan aad u jeclaa. Mar walba waxaan iska dhaadhicin jiray in maalmo fiican iman doonaan, in dadaalkayga la arki doono, in jacaylkayga la qadarin doono… laakiin mararka qaar qofka aad naftaada u hurto xitaa ma dareemo inta aad u dhaawacan tahay.
389