cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Daryeelka Jacaylka

Kusoo dhawow #Daryeelkajaceylka143 waxaa sharaf weyn inoo ah inaad naso booqatay kana mid noqotay bulsho weynta nagu xiran ๐Ÿ’ฏ๐Ÿฅน๐Ÿ™ˆ๐Ÿฅฐ๐Ÿ”. โœ๐Ÿ—ฃย  Dhiiri gelin ๐Ÿซ€๐Ÿฅนย  Ereyo jaceyl ๐Ÿฅน๐Ÿซ€ย  Erayo Naxriis Badan

Mostrar mรกs
Finlandia1 349El idioma no estรก especificadoReligiรณn y espiritualidad20 687
Publicaciones publicitarias
4 560
Suscriptores
+124 horas
+967 dรญas
+26730 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah รงhanneladayda telegram., Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... ๐Ÿ˜˜ Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :- 1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay. 2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba. 3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda. 4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto. 5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta. 6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga. 7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo. 8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah. 9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba. 10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. ๐Ÿ’–๐Ÿซฐ๐Ÿ˜ƒ @Zaxiibka_nolosha โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 2๐Ÿ”ฅ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡    ๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“ ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ @Hagaha_nolosha @halgnka @Maskax_maaal @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl ๐Ÿฅบ Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7
Mostrar todo...
HALKAAN TAABO ๐Ÿ“Œ
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Mostrar todo...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
Photo unavailableShow in Telegram
๐ŸŒ Waxaan haayaa Chanell iib ah 10k Marayo qiimahiisuna Waa Hishiis hadii aad U baahantahay ila soo xiriir User name ka hose ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ โ˜ž Akhii Cabdalla โ˜ž Akhii Cabdalla
Mostrar todo...
Repost fromย N/a
๐ŸŽ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹๐ŸŽ Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Mostrar todo...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 88 chats.

Repost fromย IFIYE JACEYL
https://vm.tiktok.com/ZMr2DnwSp/ Soo dalbo magaca aad rabto in laguu sameeyo ๐Ÿ‘โค๏ธ
Mostrar todo...
TikTok ยท Team kulmiye

Check out Team kulmiyeโ€™s video.

โค 3
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡    ๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“ ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ @Hagaha_nolosha @wadnojacayl @halgnka @Maskax_maaal @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl ๐Ÿฅบ Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7
Mostrar todo...
HALKAAN TAABO ๐Ÿ“Œ
Mostrar todo...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Repost fromย N/a
๐ŸŽ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹๐ŸŽ Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Mostrar todo...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 88 chats.

๐Ÿ‘ 1
Ka faaโ€™ideyso fursadaan oo hel abaalmarin qaali ah, una sii share garee asxaabtaada ama usheeg qof kula joogo. Beri soon oo hel laba sano oo dambi dhaaf ah xaga Alle (Dambiyada yaryar? Waa hadal saxiix ah oo ka sugana Nabiga NNKH. Duceyso, waa maalinta loogu aqbal badan yahay ducada, maalin la duceysto maalinta ugu wanaagsan weeye, in Alle kuu sahlo amuurahaaga Aakhiro iyo adduun beri gelinka dambe ka bilow bacdal duhur ilaa gabal dhaca, ugooni noqo Alle baryadiisa. Takbiirta iyo xuska Alle badi. Fursadaan qaaliga ah waa hadiyad Alle nasiiyo alxamdu lillaah.
Mostrar todo...
โค 5
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sรณlo permite el anรกlisis de 5 canales. Para obtener mรกs, elige otro plan.