cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

ILA QOSAL

Channel kan waxan ku so gudbin doonah sheekoyin gaagaaban oo is kugu jira qosal iyo qaraaxo, kaftan, iwm.๐Ÿ’ฏโœŠ Dag Dag Ku Hel sheeko Cusub ๐Ÿ“ Gacmo Furan Ku Soo Dhawoow ๐Ÿคทโ€โ™‚๏ธ Nagu Soo Biir Oo nala qosal โœ… Mahadsanidโค๐Ÿ™

Show more
Finland869The language is not specifiedHumor & Entertainment4 688
Advertising posts
8 072
Subscribers
+2024 hours
+1777 days
+49030 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Awoow geen lajanay qad xumadah aduunka igu habsatay isoo gurmadah๐Ÿ˜ญ๐Ÿ™†โ€โ™‚ Sheeq xuseen jabuuti waa xanuunsanyahay bale fatixadah aan umarno afartan qof ducadoodah waa la aqbalaa walalayaal๐Ÿฅบ๐Ÿคฒ Mahadsanideenโค๏ธ๐Ÿ™
Show all...
๐Ÿ˜ข 14
Photo unavailableShow in Telegram
SIRTA LAFAHA TIMIRTA. Adoo aqrin qosal saar๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜‚ Timirta markaad cunto fadlan lafaheeda ha tuurin, balse weel intaad ku ridid dabka saar mudo 10 daqiiqo ah markey karaan soo daji oo 45 daqiiqo meel qorax ah dhig, intaas kadib isku jajabi ilaa ay Bur camal ka noqdaan, kadibna inta ku darto Malab ama saliid Seytuun oo weel ku rido Talaajada ama Qaboojiyaha gali waxaadna kasoo bixisaa saacad kadib. Kadibna iska tuur ileen waxba kama faa'iideyside.
Show all...
๐Ÿคฃ 14๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
0.25 sent ayaan kuso shubtY si wax aad ugu qosahaan u soo dhigo walee lacag iga baxday๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”๐Ÿ˜…
Show all...
๐Ÿคฃ 15
Photo unavailableShow in Telegram
Intaan Garoob Lacag leh radinayay bay gabdhihii dhaylada aha idhaafeen๐Ÿ’”๐Ÿ˜… Sacaan yaa baas oo soojeedo postigaan ku qosli rabo talow๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜‚
Show all...
๐Ÿคฃ 10
Photo unavailableShow in Telegram
Garoob ilmo wadato hadad gursato Macalin dugsi waxbo ma dhantid๐Ÿ˜…๐Ÿ’” Baryahaan waxaa la i weeyay garoob 9 caroor haysatah dhaxdah igu dhacay war iga sogaarah๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜‚
Show all...
๐Ÿคฃ 4
Photo unavailableShow in Telegram
๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”
Show all...
๐Ÿ’” 3
Photo unavailableShow in Telegram
Ayadoo cariish ku dhalatay bey ku ledahay .hotel xaflad iigu qapo๐Ÿ˜…๐Ÿ’” Team dhafar yaa soo jeedo๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜‚
Show all...
๐Ÿคฃ 7
Repost fromย N/a
๐ŸŽ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹๐ŸŽ @Qalbitabat14 Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/udQhvgq8MTQ1MDBk
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 89 chats.

Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Show all...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
Repost fromย N/a
๐ŸŽ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹๐ŸŽ Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 88 chats.

๐Ÿ‘ 3
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.