UGAASKA
Open in Telegram
WAA MADAL DHALINTU ISKULA WADAAGTO WAX ANFACAYA ADUUNKODA IYO AQIRADOODABA.
Show more1 339
Subscribers
No data24 hours
-77 days
-2330 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
July '26
July '26
+20
in 0 channels
June '26
+15
in 0 channels
Get PRO
May '26
+3
in 0 channels
Get PRO
April '26
+5
in 0 channels
Get PRO
March '26
+2
in 0 channels
Get PRO
February '26
+3
in 0 channels
Get PRO
January '26
+2
in 0 channels
Get PRO
December '25
+4
in 0 channels
Get PRO
November '25
+2
in 0 channels
Get PRO
October '25
+1
in 0 channels
Get PRO
September '25
+2
in 0 channels
Get PRO
August '25
+4
in 0 channels
Get PRO
July '25
+3
in 0 channels
Get PRO
June '25
+4
in 0 channels
Get PRO
May '25
+8
in 0 channels
Get PRO
April '25
+31
in 0 channels
Get PRO
March '25
+32
in 0 channels
Get PRO
February '25
+58
in 0 channels
Get PRO
January '25
+75
in 0 channels
Get PRO
December '24
+64
in 0 channels
Get PRO
November '24
+34
in 0 channels
Get PRO
October '24
+153
in 0 channels
Get PRO
September '24
+129
in 0 channels
Get PRO
August '24
+112
in 0 channels
Get PRO
July '24
+111
in 0 channels
Get PRO
June '24
+127
in 0 channels
Get PRO
May '24
+72
in 0 channels
Get PRO
April '24
+151
in 0 channels
Get PRO
March '24
+174
in 0 channels
Get PRO
February '24
+1 118
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 30 July | +1 | |||
| 29 July | 0 | |||
| 28 July | 0 | |||
| 27 July | 0 | |||
| 26 July | 0 | |||
| 25 July | +2 | |||
| 24 July | 0 | |||
| 23 July | 0 | |||
| 22 July | 0 | |||
| 21 July | 0 | |||
| 20 July | 0 | |||
| 19 July | 0 | |||
| 18 July | +1 | |||
| 17 July | 0 | |||
| 16 July | 0 | |||
| 15 July | 0 | |||
| 14 July | 0 | |||
| 13 July | 0 | |||
| 12 July | 0 | |||
| 11 July | +1 | |||
| 10 July | +1 | |||
| 09 July | +1 | |||
| 08 July | +2 | |||
| 07 July | +1 | |||
| 06 July | +3 | |||
| 05 July | +3 | |||
| 04 July | +2 | |||
| 03 July | 0 | |||
| 02 July | 0 | |||
| 01 July | +2 |
Channel Posts
Repost from YAM YAM CREATIVITY
Asxaabta qaliga ah ee ku xidhnaan jirtay kanaalkaygii Telegram ee Cilmiraadis waxaan idiin sheegaya in kanaalkii layga jabsaday mudo bil iyo badha aan ku raad joogay soona celin kari waayay hadana la
bilaabay in lagu faafiyo muuqalo dhaqan xun kanaalkii dadkii ku jiray ee 20kun gaadhayayna noqdeen in laga saaro iyo in ka cararta markay dhaqan xumadaa arkeen imika 15kun sii socda 5 ka dagtay bal report ku qabta lagayaba inuu hawada ka baxo hadaan gacan u qaadnee waakane aan report gaayno @Cilmiraadis
| 2 | https://vt.tiktok.com/ZSCRxudVF/ | 32 |
| 3 | https://vt.tiktok.com/ZSQEVndnd/ | 35 |
| 4 | https://vt.tiktok.com/ZSQs1cbcd/ | 57 |
| 5 | https://vt.tiktok.com/ZSxwpkMeQ/ | 44 |
| 6 | https://vt.tiktok.com/ZSxTU6Qnn/ | 39 |
| 7 | https://vt.tiktok.com/ZSxv2cyHf/ | 41 |
| 8 | https://vt.tiktok.com/ZSxj1PD3Y/ | 42 |
| 9 | Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/BUabS6HEF851tDLncxaoN1 | 46 |
| 10 | https://vt.tiktok.com/ZSx15gRAf/ | 45 |
| 11 | https://vt.tiktok.com/ZS9sCRfSv/ | 46 |
| 12 | #Abaal iyo ixtiraam aysan dadka waaweyn mararka qaar muujin, ayay carruurta yaryari si dhab ah u muujiyaan. Sow arrin la yaab leh ma aha?
Xalay, anigoo u socda salaaddii Maqrib ee masaajidka, waxaa iga hor yimid laba wiil oo walaalo ah, da’dooduna tahay 11 jir iyo 13 jir. Waxay ka soo laabteen dugsiga Qur’aanka. Markaan is wareysannay kadib, midkii yaraa ayaa igu yiri:
“Mahadsanid ustaad, adiga ayaad noqotay macalinkii ugu horreeyay ee i baray sida buug iyo qalin loo isticmaalo. Sannadkan waxaan bilaabayaa fasalka 5aad ee dugsiga dhexe, waxaan kaa codsanayaa inaad noo ducayso si Alle noogu fududeeyo waxbarashada, mustaqbal fiicanna aan u gaarno.”
Wallahi, markaan arkay hadalkooda iyo qadarinta ka muuqata wajiyadooda, aad ayaan ugu farxay. Waxaan ku iri:
“Ku dadaala dugsiga Qur’aanka iyo iskuulka, waalidkiinna u noqda kuwo baari ah, aniguna waan idiin ducaynayaa insha Allah.”
Labadaas arday iyo shan kale oo ay ku jiraan saddex aan walaalo nahay, ayaan hore u dhigi jiray xilli aan ku jiray dugsiga sare, gaar ahaan fasalka 4aad (secondary). Waxaan bari jiray saddex maado oo aasaasi ah: Salaadda, Af-Soomaaliga iyo Xisaabta.
Inkasta oo aan nasiib u yeelan inaan si joogto ah ula sii socdo baristooda, kadib markii aan dhammeeyay dugsiga sare oo aan galay jaamacadda, waqtigu wuu is beddelay. Ardayga marka uu ka gudbo dugsiga sare oo uu galo jaamacadda, gaar ahaan sanadka koowaad, wuxuu la kulmaa caqabado badan, sidaas darteed waqti aan wax ku baro ayaan heli waayay, waana ka istaagay.
Si kastaba ha ahaatee, aad ayaan ugu faraxsanahay in Xisaabta iyo Af-Soomaaliga ay heer wanaagsan ka gaareen.
#FG: sawirkaan iyo sheekaddaan isma quseeyaan, sawirkaan waa mar aan ka howlgali jiray Bar Oo Badbaadi Bulshadada oo ah baraamish wax lagu baro ardayda agoonta iyo kuwa qaxootiga ku nool, ee aan haysan fursad waxbarasho oo bilaasha ah.
@highlight Barqo wanaagsan ❤️ | 47 |
| 13 | No text... | 38 |
