uz
Feedback
UGAASKA

UGAASKA

Kanalga Telegram’da o‘tish

WAA MADAL DHALINTU ISKULA WADAAGTO WAX ANFACAYA ADUUNKODA IYO AQIRADOODABA.

Ko'proq ko'rsatish
1 339
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-77 kunlar
-2330 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Taglar buluti
Ma'lumot yo'q
Muammo bormi? Iltimos, sahifani yangilang yoki bizning qo'llab-quvvatlash boshqaruvchimizga murojaat qiling>.
Kirish va chiqish esdaliklari
---
---
---
---
---
---
Obunachilarni jalb qilish
Iyul '26
Iyul '26
+20
0 kanalda
Iyun '26
+15
0 kanalda
Get PRO
May '26
+3
0 kanalda
Get PRO
Aprel '26
+5
0 kanalda
Get PRO
Mart '26
+2
0 kanalda
Get PRO
Fevral '26
+3
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '26
+2
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '25
+4
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '25
+2
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '25
+1
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '25
+2
0 kanalda
Get PRO
Avgust '25
+4
0 kanalda
Get PRO
Iyul '25
+3
0 kanalda
Get PRO
Iyun '25
+4
0 kanalda
Get PRO
May '25
+8
0 kanalda
Get PRO
Aprel '25
+31
0 kanalda
Get PRO
Mart '25
+32
0 kanalda
Get PRO
Fevral '25
+58
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '25
+75
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '24
+64
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '24
+34
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '24
+153
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '24
+129
0 kanalda
Get PRO
Avgust '24
+112
0 kanalda
Get PRO
Iyul '24
+111
0 kanalda
Get PRO
Iyun '24
+127
0 kanalda
Get PRO
May '24
+72
0 kanalda
Get PRO
Aprel '24
+151
0 kanalda
Get PRO
Mart '24
+174
0 kanalda
Get PRO
Fevral '24
+1 118
0 kanalda
Sana
Obunachilarni jalb qilish
Esdaliklar
Kanallar
30 Iyul+1
29 Iyul0
28 Iyul0
27 Iyul0
26 Iyul0
25 Iyul+2
24 Iyul0
23 Iyul0
22 Iyul0
21 Iyul0
20 Iyul0
19 Iyul0
18 Iyul+1
17 Iyul0
16 Iyul0
15 Iyul0
14 Iyul0
13 Iyul0
12 Iyul0
11 Iyul+1
10 Iyul+1
09 Iyul+1
08 Iyul+2
07 Iyul+1
06 Iyul+3
05 Iyul+3
04 Iyul+2
03 Iyul0
02 Iyul0
01 Iyul+2
Kanal postlari
Repost from YAM YAM CREATIVITY
Asxaabta qaliga ah ee ku xidhnaan jirtay kanaalkaygii Telegram ee Cilmiraadis waxaan idiin sheegaya in kanaalkii layga jabsad
Asxaabta qaliga ah ee ku xidhnaan jirtay kanaalkaygii Telegram ee Cilmiraadis waxaan idiin sheegaya in kanaalkii layga jabsaday mudo bil iyo badha aan ku raad joogay soona celin kari waayay hadana la bilaabay in lagu faafiyo muuqalo dhaqan xun kanaalkii dadkii ku jiray ee 20kun gaadhayayna noqdeen in laga saaro iyo in ka cararta markay dhaqan xumadaa arkeen imika 15kun sii socda 5 ka dagtay bal report ku qabta lagayaba inuu hawada ka baxo hadaan gacan u qaadnee waakane aan report gaayno @Cilmiraadis

2
https://vt.tiktok.com/ZSCRxudVF/
32
3
https://vt.tiktok.com/ZSQEVndnd/
35
4
https://vt.tiktok.com/ZSQs1cbcd/
57
5
https://vt.tiktok.com/ZSxwpkMeQ/
44
6
https://vt.tiktok.com/ZSxTU6Qnn/
39
7
https://vt.tiktok.com/ZSxv2cyHf/
41
8
https://vt.tiktok.com/ZSxj1PD3Y/
42
9
Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/BUabS6HEF851tDLncxaoN1
46
10
https://vt.tiktok.com/ZSx15gRAf/
45
11
https://vt.tiktok.com/ZS9sCRfSv/
46
12
#Abaal iyo ixtiraam aysan dadka waaweyn mararka qaar muujin, ayay carruurta yaryari si dhab ah u muujiyaan. Sow arrin la yaab leh ma aha? Xalay, anigoo u socda salaaddii Maqrib ee masaajidka, waxaa iga hor yimid laba wiil oo walaalo ah, da’dooduna tahay 11 jir iyo 13 jir. Waxay ka soo laabteen dugsiga Qur’aanka. Markaan is wareysannay kadib, midkii yaraa ayaa igu yiri: “Mahadsanid ustaad, adiga ayaad noqotay macalinkii ugu horreeyay ee i baray sida buug iyo qalin loo isticmaalo. Sannadkan waxaan bilaabayaa fasalka 5aad ee dugsiga dhexe, waxaan kaa codsanayaa inaad noo ducayso si Alle noogu fududeeyo waxbarashada, mustaqbal fiicanna aan u gaarno.” Wallahi, markaan arkay hadalkooda iyo qadarinta ka muuqata wajiyadooda, aad ayaan ugu farxay. Waxaan ku iri: “Ku dadaala dugsiga Qur’aanka iyo iskuulka, waalidkiinna u noqda kuwo baari ah, aniguna waan idiin ducaynayaa insha Allah.” Labadaas arday iyo shan kale oo ay ku jiraan saddex aan walaalo nahay, ayaan hore u dhigi jiray xilli aan ku jiray dugsiga sare, gaar ahaan fasalka 4aad (secondary). Waxaan bari jiray saddex maado oo aasaasi ah: Salaadda, Af-Soomaaliga iyo Xisaabta. Inkasta oo aan nasiib u yeelan inaan si joogto ah ula sii socdo baristooda, kadib markii aan dhammeeyay dugsiga sare oo aan galay jaamacadda, waqtigu wuu is beddelay. Ardayga marka uu ka gudbo dugsiga sare oo uu galo jaamacadda, gaar ahaan sanadka koowaad, wuxuu la kulmaa caqabado badan, sidaas darteed waqti aan wax ku baro ayaan heli waayay, waana ka istaagay. Si kastaba ha ahaatee, aad ayaan ugu faraxsanahay in Xisaabta iyo Af-Soomaaliga ay heer wanaagsan ka gaareen. #FG: sawirkaan iyo sheekaddaan isma quseeyaan, sawirkaan waa mar aan ka howlgali jiray Bar Oo Badbaadi Bulshadada oo ah baraamish wax lagu baro ardayda agoonta iyo kuwa qaxootiga ku nool, ee aan haysan fursad waxbarasho oo bilaasha ah. @highlight Barqo wanaagsan ❤️
47
13
Matn yo'q...
38