en
Feedback
Macawisley Hiiraan

Macawisley Hiiraan

Open in Telegram

βœŠοΈπŸ‡ΈπŸ‡΄

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
638
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Maleshiyaad Khawaarijta ka tirsan oo isku dayey inay weerar ku qaadaan degaanka Janaay Cabdalle ayay dhagartooda ka hor tageen Ciidanka Qaranka iyo iyo daraawiishta Jubbaland

photo content
+6

Ciidamadeenna ayaa deegaanka Xuseen Cagey oo Mesagawaa hoos tago ku soo afjaray Gaari Layla ah oo uu watay Sharwade Argagixisada ka tirsan. Naftii haligaha ayaa loo sii hormariyay U jeedkiisa ahaa in uu is Gubo. Telegram keyga fiiri πŸ”₯

photo content
+3

Dowlad Deegaanka Ciidamadooda ayaa Dilay lixdan maleeshiyada Argagixisada Alshabaab ahaa, waxa ayna ku dileen tuulada Dhurbaale ee gobalka Afdheer.

photo content
+3

photo content
+3

Gessiyaasha Qaranka oo Cadowga Kala wareegay deegaano ku teedsan Ceelbuur ,Galhareere .

Hi