ch
Feedback
Macawisley Hiiraan

Macawisley Hiiraan

前往频道在 Telegram

✊️🇸🇴

显示更多
未指定国家未指定类别
638
订阅者
无数据24 小时
无数据7 天
无数据30 天
帖子存档
Maleshiyaad Khawaarijta ka tirsan oo isku dayey inay weerar ku qaadaan degaanka Janaay Cabdalle ayay dhagartooda ka hor tageen Ciidanka Qaranka iyo iyo daraawiishta Jubbaland

photo content
+6

Ciidamadeenna ayaa deegaanka Xuseen Cagey oo Mesagawaa hoos tago ku soo afjaray Gaari Layla ah oo uu watay Sharwade Argagixisada ka tirsan. Naftii haligaha ayaa loo sii hormariyay U jeedkiisa ahaa in uu is Gubo. Telegram keyga fiiri 🔥

photo content
+3

Dowlad Deegaanka Ciidamadooda ayaa Dilay lixdan maleeshiyada Argagixisada Alshabaab ahaa, waxa ayna ku dileen tuulada Dhurbaale ee gobalka Afdheer.

photo content
+3

photo content
+3

Gessiyaasha Qaranka oo Cadowga Kala wareegay deegaano ku teedsan Ceelbuur ,Galhareere .

Hi