Macawisley Hiiraan
Открыть в Telegram
✊️🇸🇴
БольшеСтрана не указанаКатегория не указана
638
Подписчики
Нет данных24 часа
Нет данных7 дней
Нет данных30 дней
Архив постов
Maleshiyaad Khawaarijta ka tirsan oo isku dayey inay weerar ku qaadaan degaanka Janaay Cabdalle ayay dhagartooda ka hor tageen Ciidanka Qaranka iyo iyo daraawiishta Jubbaland
Ciidamadeenna ayaa deegaanka Xuseen Cagey oo Mesagawaa hoos tago ku soo afjaray Gaari Layla ah oo uu watay Sharwade Argagixisada ka tirsan.
Naftii haligaha ayaa loo sii hormariyay U jeedkiisa ahaa in uu is Gubo.
Telegram keyga fiiri 🔥
Dowlad Deegaanka Ciidamadooda ayaa Dilay lixdan maleeshiyada Argagixisada Alshabaab ahaa, waxa ayna ku dileen tuulada Dhurbaale ee gobalka Afdheer.
Gessiyaasha Qaranka oo Cadowga Kala wareegay deegaano ku teedsan Ceelbuur ,Galhareere .
