Fasalka Form Two
Open in Telegram
Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee π Form Two π Adminπ @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa β οΈ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR ππ https://t.me/StudentsSomaliaExam
Show more2 066
Subscribers
No data24 hours
-47 days
+2130 days
Posts Archive
2 066
Waa intaas murajicada madada Juqraafi f2 insha.alaah waxan rajeynaa inaad waxbadan kafaa.ideen
Wada shaqeyn wacan Team f2
2 066
Sahanyashii juqraafiga kuwooddii ugu caansanaa ee Soomaaliya yimid waxaa ka mid ah?
2 066
Burtuqiiska waxey galeen Badweynta hindiya sanadka markuu ahaa 1497CD iyaga oo ka gudbay Surunka Rejada Suuban waxaana hogaaminayay?
2 066
Wuxuu rumeysnaa kaloombas in jasiiradaha u dhow Ammerikada ay yihiin?
2 066
Goolhii ugu muhiimsanaa oo ay reer yurub gareen qarniyadii dhaxe waxaa kamid ah?
2 066
Sheeg sanadkuu uu socdaal xagga bada ah kasoo bilaabay isbaanishka?
2 066
Boortaqiiska waa dalkii ugu horeeyay ee bilaabay sahminta juqraafiga?
