uk
Feedback
Fasalka Form Two

Fasalka Form Two

Відкрити в Telegram

Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee 📚 Form Two 📚 Admin👉 @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa ✅️ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR 👇👇 https://t.me/StudentsSomaliaExam

Показати більше
2 066
Підписники
Немає даних24 години
-47 днів
+2130 днів
Архів дописів
What kind of number system is used in everyday life?
Anonymous voting

What kind of Base system is binary number known as?
Anonymous voting

What is binary number?
Anonymous voting

Murajicada Caawa waa madada Technology insha.alaah Diyaar matihiin Team f2?

Waa intaas murajicada madada Juqraafi f2 insha.alaah waxan rajeynaa inaad waxbadan kafaa.ideen Wada shaqeyn wacan Team f2

Madada Juqraafi f2 waa diyaar 1 chapter Laxariir ciwaanka hoose 👇👇👇 @Ustaad_Qaasim

photo content

Sahanyashii juqraafiga kuwooddii ugu caansanaa ee Soomaaliya yimid waxaa ka mid ah?
Anonymous voting

Burtuqiiska waxey galeen Badweynta hindiya sanadka markuu ahaa 1497CD iyaga oo ka gudbay Surunka Rejada Suuban waxaana hogaaminayay?
Anonymous voting

Wuxuu rumeysnaa kaloombas in jasiiradaha u dhow Ammerikada ay yihiin?
Anonymous voting

Sahmiyihii burtuqiska ahaa ee kafaa.iideystay ibnu_Maaji waa?
Anonymous voting

Ninka magaca u bixiyay badweynta baasifigga waa?
Anonymous voting

Goolhii ugu muhiimsanaa oo ay reer yurub gareen qarniyadii dhaxe waxaa kamid ah?
Anonymous voting

Sheeg sanadkuu uu socdaal xagga bada ah kasoo bilaabay isbaanishka?
Anonymous voting

Sheeg hogaamiyihii sahminta juqraafiga ee isbaanishka magaciisa?

Boortaqiiska waa dalkii ugu horeeyay ee bilaabay sahminta juqraafiga?
Anonymous voting

Waa maxey sahminta juqraafiga?

Murajicada Caawa waa madada Juqraafi Team f2 Inaad diyaar tihiin filaa?

Madada Biology f2 waa diyaar 6 chapter Laxariir ciwaanka hoose 👇👇👇 @Ustaad_Qaasim

photo content