Fasalka Form Two
رفتن به کانال در Telegram
Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee 📚 Form Two 📚 Admin👉 @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa ✅️ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR 👇👇 https://t.me/StudentsSomaliaExam
نمایش بیشتر2 066
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-47 روز
+2130 روز
آرشیو پست ها
2 066
Waa intaas murajicada madada Juqraafi f2 insha.alaah waxan rajeynaa inaad waxbadan kafaa.ideen
Wada shaqeyn wacan Team f2
2 066
Sahanyashii juqraafiga kuwooddii ugu caansanaa ee Soomaaliya yimid waxaa ka mid ah?
2 066
Burtuqiiska waxey galeen Badweynta hindiya sanadka markuu ahaa 1497CD iyaga oo ka gudbay Surunka Rejada Suuban waxaana hogaaminayay?
2 066
Wuxuu rumeysnaa kaloombas in jasiiradaha u dhow Ammerikada ay yihiin?
2 066
Goolhii ugu muhiimsanaa oo ay reer yurub gareen qarniyadii dhaxe waxaa kamid ah?
2 066
Sheeg sanadkuu uu socdaal xagga bada ah kasoo bilaabay isbaanishka?
2 066
Boortaqiiska waa dalkii ugu horeeyay ee bilaabay sahminta juqraafiga?
