en
Feedback
Engineer Ahmad Arab

Engineer Ahmad Arab

Open in Telegram

Halkaan waxaa ka hilidoontaa Dhiiri gelin muhiim ah ee ka faaideyso Maahmaahyo Oraahyo Qisooyin

Show more
1 417
Subscribers
No data24 hours
-107 days
-2830 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
December '24
December '240
in 0 channels
November '240
in 0 channels
Get PRO
October '24
+1
in 0 channels
Get PRO
September '240
in 0 channels
Get PRO
August '24
+2
in 0 channels
Get PRO
July '24
+4
in 0 channels
Get PRO
June '24
+5
in 0 channels
Get PRO
May '24
+2
in 0 channels
Get PRO
April '24
+7
in 0 channels
Get PRO
March '24
+9
in 0 channels
Get PRO
February '24
+70
in 0 channels
Get PRO
January '24
+194
in 0 channels
Get PRO
December '23
+46
in 66 channels
Get PRO
November '23
+63
in 104 channels
Get PRO
October '23
+74
in 102 channels
Get PRO
September '23
+71
in 0 channels
Get PRO
August '23
+80
in 0 channels
Get PRO
July '23
+92
in 0 channels
Get PRO
June '23
+59
in 0 channels
Get PRO
May '23
+33
in 0 channels
Get PRO
April '23
+57
in 0 channels
Get PRO
March '23
+106
in 0 channels
Get PRO
February '23
+44
in 0 channels
Get PRO
January '23
+88
in 0 channels
Get PRO
December '22
+206
in 0 channels
Get PRO
November '22
+79
in 0 channels
Get PRO
October '22
+102
in 0 channels
Get PRO
September '22
+224
in 0 channels
Get PRO
August '22
+220
in 0 channels
Get PRO
July '22
+362
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
07 December0
06 December0
05 December0
04 December0
03 December0
02 December0
01 December0
Channel Posts
2
Xikmadihii laga Diiwaan geliyey Alle ha u naxariisto Dulqarneyn: ============ ============ "Gaadhi midigtiina laga wado, wada
Xikmadihii laga Diiwaan geliyey Alle ha u naxariisto Dulqarneyn: ============ ============ "Gaadhi midigtiina laga wado, wadadiina midigtii ka haysta, adduun ka meel na laguma arag" "In aad wax barataan waxna beerataan ayaad kaga bixi karaysaan fakhrigan" "Gaaladu wax alle wixii halaag ah ee ILaahay looga go'ayo bay innoo keenaan" "Adduun ka meel 4 nin oo waaweyn intay meel fadhiistaan laadhuu ku ciyaaraan ma jirto" "Haddaanad tukanaynin dambigeeday leedahay, laba faral baan mid na ka tagay mid na qaatay macquul maaha" "Xayawaan ku isma guursadaan ilaa Condition( shardi isku xidhaan" "In tarantaaduna ay badato, wax soo saar kaaguna yaraado waa hoog iyo halaag" "Dad waaweyn oo diyaarado iyo Maraakiib samaysan kara oo haddana gidaar soo fadhiya lama arag" Weli ma aragtay 4 midh oo qudhaanjo ah oo meel iska fadhida bilaa micno oo aan dhinac na u socon? Maxaa markaa Soomaalida fadhiisiyey gidaar? "Haddii adduun kii ku nacay, adna aad isku tashan wayday double charge baa kugu dhacaya"
89
3
No text...
96
4
Xaaskiisa ayuu suuqa keenay, iyadiina adeeg ayay doonatay. gaariga ayuu kusugayay, waxoogaa kadib gabar qurux badan ayaa mees
Xaaskiisa ayuu suuqa keenay, iyadiina adeeg ayay doonatay. gaariga ayuu kusugayay, waxoogaa kadib gabar qurux badan ayaa meesha soomartay. Intuu gaarigii kadegay ayuu gabadhii lahadlay (dabcan telefoonkeeda ayuu kaqoranayay) kadib mashaqadan ayaa dhacday. Xaaskiisii oo naxdin lasoo carartay ayaa weydiisay “Macaan qaabkeed uga badbaaday shilkan?” Jawaabtii uu bixiyay ayuu ilaa hadda isbitaalka lajiifaa.
108
5
Qiso cajiib ah Hada ka hor ayaa waxaa jiray macalin school dhigahayay ayaa dayn lugu yeeshay. Macalinkiin, ayaa ninkii, daynta ku lahaa dhoorjeer ka codsaday balse markii danbe Maxkamada, ayaa loogayeeray. Macalinkii, marka uu tagay halka dacwadu kataalay waxaa gartay garsoorihii. Ka dib macalinkii dhagta ayaa luugu sheegay lacagtii labaxshay oo iska bax ayaa la dhahay. Macalinkii waxa ka fuqay nabar. Kadib xiligii shaqada laga soobaxay baa macalinkii, wadada ayaa looga dabayimid oo waa la siiqaaday. Maqaayad ayaa la geeyay. Macalinkii, ayaa dhahay maxad saan igu Naxariisatay isku kaysheeg haye buuyiri ee Aan qadayno garsooraha. Qadadii kadib garsoorihii waxa uu bilaabay Hadalka ma xasuusatah arday aad dhihijirtay dadaal waxa aad noqon garsoori Marka macalin waxa aan ahay mirahaaga. Macalinkii, ilinta baa halmar soo dhaaftay Madib arintii waxa ay gaadhay magaalada. Macalinkii, wax kasta firii ayaa loogadhigay guriga, kiradiisa, biyaha, Sheekada macanaheeda waa in laga warqabo macalimiinta.
105
6
-Munaafaqadda Reer Galbeedka iyo USA oo maalinba maalinta ka dambeysa banaanka u soo baxeysa. -Mr Karim Khan oo ah Xaakimkii
-Munaafaqadda Reer Galbeedka iyo USA oo maalinba maalinta ka dambeysa banaanka u soo baxeysa. -Mr Karim Khan oo ah Xaakimkii maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC ee qaaday dacwaddii ku saabsaneyd xasuuqii ka dhacay GAZA, kadibna xukumay in RW Netanyahu iyo wasiirkiisa A.Dibadda la soo xiro maadaama ay ku cadaatay iney geysteen xasuuq iyo dambiyo kaloo caalamiya, ayaa wuxuu sheegay in madax waaweyn ay u soo hanjabeen, kuna yiraahdeen “Waryaa Maxkamaddan waxaa loo dhisay iney dacwad ku soo oogto Madaxda Africa iyo kuwa Yurubta bari sida Putin oo kale, balse looma dhisin iney dacwad ku soo oogto madaxdeena,” Arintan ayuu xaakimku ku tilmaamay mid dibadda keentay munaafaqada Reer galbeedka iyo Mareykanka, balse wuxuu xaakumku u sheegay madaxda u soo hanjabtay, in maxkamadda caalamiga ah loo dhisay dambiile kasta ayna qaadi doonaan dacwad kasta. ?.🫱
88
7
Maalintii uu xukunka la wareegay Khaliifkii Muslimiinta Abuu Jacfar Al Mansuur ayaa waxaa usoo galay wadaadkii caanka ahaa ee Muqaatil Bin Suleymaan. Al Mansuur baa yiri, wadaadoow bal i waani. Ma waxay indhahayga arkeen, baan kugu wacdiyaa? mise waxyaabihii aan maqlay? Ayuu ugu jawaabay. Al Mansuur baa yiri, mayee waxaad aragtay igu wacdi. Wadaadkii sheekadii buu bilaabay, wuxuuna kasoo sheekeeyay qisadan: Cumar Bin Cabdi Casiis wuxuu dhalay 11 wiil, hantina wuxuu ka tagay 18 Diinaar. Karfantii lagu duubay 5 Diinaar bey noqotay, qabrigiina 4 Diinaar buu noqday. Waxaa Dhaxal loo qaybsaday 9 kii Diinaar ee soo haray. Hisham Bin Cabdul Malik oo isna noqday khaliifka Muslimiinta, wuxuu dhalay 11 wiil, mid walbaa wuxuu dhaxal u helay hal Milyan oo Diinaar. Wadaadkii wuxuu hadalkii kusoo gabagabeeyay, Ilaahay amarkiis waxaan u taagnaa iyadoo qaaraan loo uruurinayo jihaad ay Muslimiinta u baxayeen in wiil kamid ah wiilashii Cumar Bin Cabdul Casiis uu boqol faras ku deeqay, halka isla maalintaas ay ishaydu qabatay wiilashii Hishaam Bin Cabdul Malik mid kamid ah oo dawarsi dariiqyada u taagan.
98
8
Magaalada Izmir ee dalka Turkey-ga, nin ayaa 12 maqaayadood oo kala duwan ka dalbay cunto, kadibna siiyay Address-ka qoftiisi
Magaalada Izmir ee dalka Turkey-ga, nin ayaa 12 maqaayadood oo kala duwan ka dalbay cunto, kadibna siiyay Address-ka qoftiisii hore (Ex-Girlfriend), midwalbana waxa uu dhahay qoftaas ka qaata lacagta cuntada. Police-ka ayaa baadi goobaya qofkaas baxarka gelshay qoftiisii hore.! Adigu maxaad samayn lahayd..?
107
9
No text...
121
10
No text...
158
11
+1
No text...
151
12
No text...
151
13
Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah: 1. Dhiig qof loo shubo 3. Qubeyska 4. Cadaysiga 5. Candhuufta 6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan 7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn 8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda 9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah: 1. Cunid & cabid 2.Jimaaca maalinkii 3. Matag kas la isaga keeno 4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato 5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah 6. Caadada & xeydka dumarka 7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman 8. Haddii uu waasho isagoo soomman Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin: 1. Xanta 2. Caayda 3. Isku dirka 4. Beenta 5. Indhaha oo meel xun lagu eego 6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto 7. Qamaarka oo la dheelo 8. Dagaalka Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah: 1. Qur'aan akhriska badan 2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka 3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo 4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya 5. Indhaha oo la laabo 6. Carrabka oo la xakameeyo 7. Masaajidka oo la cammiro 6. Farjiga oo la dhowro Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii 1. Uu yahay musaafir 2. Uu xanuunsado xanun daran 3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin
175
14
❤️❤️Amiin
❤️❤️Amiin
155
15
Xabiibul malaayiin
Xabiibul malaayiin
163
16
Qac
Qac
171
17
No text...
193
18
No text...
261
19
Via @team_kordhis Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada.
Via @team_kordhis Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @mustaqbalkacaafimaad ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @kaahanolosha ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
136
20
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
39