cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Engineer Ahmad Arab

Halkaan waxaa ka hilidoontaa Dhiiri gelin muhiim ah ee ka faaideyso Maahmaahyo Oraahyo Qisooyin

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
1 529
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-47 kunlar
-1730 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Xaaskiisa ayuu suuqa keenay, iyadiina adeeg ayay doonatay. gaariga ayuu kusugayay, waxoogaa kadib gabar qurux badan ayaa meesha soomartay. Intuu gaarigii kadegay ayuu gabadhii lahadlay (dabcan telefoonkeeda ayuu kaqoranayay) kadib mashaqadan ayaa dhacday. Xaaskiisii oo naxdin lasoo carartay ayaa weydiisay โ€œMacaan qaabkeed uga badbaaday shilkan?โ€ Jawaabtii uu bixiyay ayuu ilaa hadda isbitaalka lajiifaa.
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ˜ 2
Qiso cajiib ah Hada ka hor ayaa waxaa jiray macalin school dhigahayay ayaa dayn lugu yeeshay. Macalinkiin, ayaa ninkii, daynta ku lahaa dhoorjeer ka codsaday balse markii danbe Maxkamada, ayaa loogayeeray. Macalinkii, marka uu tagay halka dacwadu kataalay waxaa gartay garsoorihii. Ka dib macalinkii dhagta ayaa luugu sheegay lacagtii labaxshay oo iska bax ayaa la dhahay. Macalinkii waxa ka fuqay nabar. Kadib xiligii shaqada laga soobaxay baa macalinkii, wadada ayaa looga dabayimid oo waa la siiqaaday. Maqaayad ayaa la geeyay. Macalinkii, ayaa dhahay maxad saan igu Naxariisatay isku kaysheeg haye buuyiri ee Aan qadayno garsooraha. Qadadii kadib garsoorihii waxa uu bilaabay Hadalka ma xasuusatah arday aad dhihijirtay dadaal waxa aad noqon garsoori Marka macalin waxa aan ahay mirahaaga. Macalinkii, ilinta baa halmar soo dhaaftay Madib arintii waxa ay gaadhay magaalada. Macalinkii, wax kasta firii ayaa loogadhigay guriga, kiradiisa, biyaha, Sheekada macanaheeda waa in laga warqabo macalimiinta.
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
-Munaafaqadda Reer Galbeedka iyo USA oo maalinba maalinta ka dambeysa banaanka u soo baxeysa. -Mr Karim Khan oo ah Xaakimkii maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC ee qaaday dacwaddii ku saabsaneyd xasuuqii ka dhacay GAZA, kadibna xukumay in RW Netanyahu iyo wasiirkiisa A.Dibadda la soo xiro maadaama ay ku cadaatay iney geysteen xasuuq iyo dambiyo kaloo caalamiya, ayaa wuxuu sheegay in madax waaweyn ay u soo hanjabeen, kuna yiraahdeen โ€œWaryaa Maxkamaddan waxaa loo dhisay iney dacwad ku soo oogto Madaxda Africa iyo kuwa Yurubta bari sida Putin oo kale, balse looma dhisin iney dacwad ku soo oogto madaxdeena,โ€ Arintan ayuu xaakimku ku tilmaamay mid dibadda keentay munaafaqada Reer galbeedka iyo Mareykanka, balse wuxuu xaakumku u sheegay madaxda u soo hanjabtay, in maxkamadda caalamiga ah loo dhisay dambiile kasta ayna qaadi doonaan dacwad kasta. ?.๐Ÿซฑ
Hammasini ko'rsatish...
Maalintii uu xukunka la wareegay Khaliifkii Muslimiinta Abuu Jacfar Al Mansuur ayaa waxaa usoo galay wadaadkii caanka ahaa ee Muqaatil Bin Suleymaan. Al Mansuur baa yiri, wadaadoow bal i waani. Ma waxay indhahayga arkeen, baan kugu wacdiyaa? mise waxyaabihii aan maqlay? Ayuu ugu jawaabay. Al Mansuur baa yiri, mayee waxaad aragtay igu wacdi. Wadaadkii sheekadii buu bilaabay, wuxuuna kasoo sheekeeyay qisadan: Cumar Bin Cabdi Casiis wuxuu dhalay 11 wiil, hantina wuxuu ka tagay 18 Diinaar. Karfantii lagu duubay 5 Diinaar bey noqotay, qabrigiina 4 Diinaar buu noqday. Waxaa Dhaxal loo qaybsaday 9 kii Diinaar ee soo haray. Hisham Bin Cabdul Malik oo isna noqday khaliifka Muslimiinta, wuxuu dhalay 11 wiil, mid walbaa wuxuu dhaxal u helay hal Milyan oo Diinaar. Wadaadkii wuxuu hadalkii kusoo gabagabeeyay, Ilaahay amarkiis waxaan u taagnaa iyadoo qaaraan loo uruurinayo jihaad ay Muslimiinta u baxayeen in wiil kamid ah wiilashii Cumar Bin Cabdul Casiis uu boqol faras ku deeqay, halka isla maalintaas ay ishaydu qabatay wiilashii Hishaam Bin Cabdul Malik mid kamid ah oo dawarsi dariiqyada u taagan.
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 2
Photo unavailableShow in Telegram
Magaalada Izmir ee dalka Turkey-ga, nin ayaa 12 maqaayadood oo kala duwan ka dalbay cunto, kadibna siiyay Address-ka qoftiisii hore (Ex-Girlfriend), midwalbana waxa uu dhahay qoftaas ka qaata lacagta cuntada. Police-ka ayaa baadi goobaya qofkaas baxarka gelshay qoftiisii hore.! Adigu maxaad samayn lahayd..?
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ˜ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.