cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Engineer Ahmad Arab

Halkaan waxaa ka hilidoontaa Dhiiri gelin muhiim ah ee ka faaideyso Maahmaahyo Oraahyo Qisooyin

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
1 556
المشتركون
-424 ساعات
-97 أيام
-2930 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
-Munaafaqadda Reer Galbeedka iyo USA oo maalinba maalinta ka dambeysa banaanka u soo baxeysa. -Mr Karim Khan oo ah Xaakimkii maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC ee qaaday dacwaddii ku saabsaneyd xasuuqii ka dhacay GAZA, kadibna xukumay in RW Netanyahu iyo wasiirkiisa A.Dibadda la soo xiro maadaama ay ku cadaatay iney geysteen xasuuq iyo dambiyo kaloo caalamiya, ayaa wuxuu sheegay in madax waaweyn ay u soo hanjabeen, kuna yiraahdeen “Waryaa Maxkamaddan waxaa loo dhisay iney dacwad ku soo oogto Madaxda Africa iyo kuwa Yurubta bari sida Putin oo kale, balse looma dhisin iney dacwad ku soo oogto madaxdeena,” Arintan ayuu xaakimku ku tilmaamay mid dibadda keentay munaafaqada Reer galbeedka iyo Mareykanka, balse wuxuu xaakumku u sheegay madaxda u soo hanjabtay, in maxkamadda caalamiga ah loo dhisay dambiile kasta ayna qaadi doonaan dacwad kasta. ?.🫱
إظهار الكل...
Maalintii uu xukunka la wareegay Khaliifkii Muslimiinta Abuu Jacfar Al Mansuur ayaa waxaa usoo galay wadaadkii caanka ahaa ee Muqaatil Bin Suleymaan. Al Mansuur baa yiri, wadaadoow bal i waani. Ma waxay indhahayga arkeen, baan kugu wacdiyaa? mise waxyaabihii aan maqlay? Ayuu ugu jawaabay. Al Mansuur baa yiri, mayee waxaad aragtay igu wacdi. Wadaadkii sheekadii buu bilaabay, wuxuuna kasoo sheekeeyay qisadan: Cumar Bin Cabdi Casiis wuxuu dhalay 11 wiil, hantina wuxuu ka tagay 18 Diinaar. Karfantii lagu duubay 5 Diinaar bey noqotay, qabrigiina 4 Diinaar buu noqday. Waxaa Dhaxal loo qaybsaday 9 kii Diinaar ee soo haray. Hisham Bin Cabdul Malik oo isna noqday khaliifka Muslimiinta, wuxuu dhalay 11 wiil, mid walbaa wuxuu dhaxal u helay hal Milyan oo Diinaar. Wadaadkii wuxuu hadalkii kusoo gabagabeeyay, Ilaahay amarkiis waxaan u taagnaa iyadoo qaaraan loo uruurinayo jihaad ay Muslimiinta u baxayeen in wiil kamid ah wiilashii Cumar Bin Cabdul Casiis uu boqol faras ku deeqay, halka isla maalintaas ay ishaydu qabatay wiilashii Hishaam Bin Cabdul Malik mid kamid ah oo dawarsi dariiqyada u taagan.
إظهار الكل...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Magaalada Izmir ee dalka Turkey-ga, nin ayaa 12 maqaayadood oo kala duwan ka dalbay cunto, kadibna siiyay Address-ka qoftiisii hore (Ex-Girlfriend), midwalbana waxa uu dhahay qoftaas ka qaata lacagta cuntada. Police-ka ayaa baadi goobaya qofkaas baxarka gelshay qoftiisii hore.! Adigu maxaad samayn lahayd..?
إظهار الكل...
😁 1
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah: 1. Dhiig qof loo shubo 3. Qubeyska 4. Cadaysiga 5. Candhuufta 6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan 7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn 8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda 9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah: 1. Cunid & cabid 2.Jimaaca maalinkii 3. Matag kas la isaga keeno 4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato 5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah 6. Caadada & xeydka dumarka 7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman 8. Haddii uu waasho isagoo soomman Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin: 1. Xanta 2. Caayda 3. Isku dirka 4. Beenta 5. Indhaha oo meel xun lagu eego 6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto 7. Qamaarka oo la dheelo 8. Dagaalka Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah: 1. Qur'aan akhriska badan 2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka 3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo 4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya 5. Indhaha oo la laabo 6. Carrabka oo la xakameeyo 7. Masaajidka oo la cammiro 6. Farjiga oo la dhowro Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii 1. Uu yahay musaafir 2. Uu xanuunsado xanun daran 3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin
إظهار الكل...
1
00:10
Video unavailableShow in Telegram
❤️❤️Amiin
إظهار الكل...
00:24
Video unavailableShow in Telegram
Xabiibul malaayiin
إظهار الكل...
1