Somali Crypto News
Open in Telegram
Register for MEXC https://promote.mexc.co/r/cqtjCnHg80 Register Binance https://www.binance.com/activity/referral-entry/CPA?ref=CPA_00NWHW2L9W
Show more3 714
Subscribers
-924 hours
-347 days
-11130 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+28
in 1 channels
August '26
+78
in 1 channels
Get PRO
July '26
+20
in 0 channels
Get PRO
June '26
+11
in 0 channels
Get PRO
May '26
+14
in 0 channels
Get PRO
April '26
+10
in 0 channels
Get PRO
March '26
+5
in 0 channels
Get PRO
February '26
+7
in 0 channels
Get PRO
January '26
+8
in 0 channels
Get PRO
December '25
+12
in 0 channels
Get PRO
November '25
+20
in 0 channels
Get PRO
October '25
+29
in 1 channels
Get PRO
September '25
+26
in 0 channels
Get PRO
August '25
+26
in 0 channels
Get PRO
July '25
+29
in 0 channels
Get PRO
June '25
+32
in 0 channels
Get PRO
May '25
+34
in 1 channels
Get PRO
April '25
+49
in 2 channels
Get PRO
March '25
+358
in 3 channels
Get PRO
February '25
+33
in 0 channels
Get PRO
January '25
+89
in 1 channels
Get PRO
December '24
+189
in 1 channels
Get PRO
November '24
+554
in 1 channels
Get PRO
October '24
+165
in 1 channels
Get PRO
September '24
+163
in 1 channels
Get PRO
August '240
in 0 channels
Get PRO
July '24
+354
in 0 channels
Get PRO
June '24
+699
in 0 channels
Get PRO
May '24
+871
in 0 channels
Get PRO
April '24
+420
in 0 channels
Get PRO
March '24
+535
in 0 channels
Get PRO
February '24
+457
in 0 channels
Get PRO
January '24
+342
in 0 channels
Get PRO
December '23
+364
in 0 channels
Get PRO
November '23
+147
in 0 channels
Get PRO
October '23
+278
in 0 channels
Get PRO
September '23
+823
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 03 September | +26 | |||
| 02 September | +1 | |||
| 01 September | +1 |
Channel Posts
+1
BIG NEWS 🇺🇸 American Bitcoin ayaa maanta u dabaaldegaysa hal sano tan iyo markii ay Nasdaq ka bilaabatay.
₿ Waxay hadda haysataa qiyaastii 8,300 BTC
⛏️ Waxay maamushaa ku dhowaad 90,000 Bitcoin miners
| 2 | 🚨 UPDATE: Shirkadda Strategy (MSTR) waxay noqotay shirkadda 4-aad ee ugu weyn Maraykanka marka la eego lacagta ay suuqa saamiyada ka soo qaaday sanadkan, iyadoo heshay ku dhawaad $20.9 bilyan. | 25 |
| 3 | BTC 🔥Bear-yaasha, waqtigiinnii wuu dhammaaday.” 🐂🚀 | 42 |
| 4 | DEG-DEG 🇬🇧: Hargreaves Lansdown, oo ah madasha maalgashiga ugu weyn UK, ayaa maanta u furtay ku dhawaad 2 milyan oo macaamiil inay ka ganacsadaan Bitcoin iyo Ether ETNs | 63 |
| 5 | 💥BTC 👀 80.K | 75 |
| 6 | DEG-DEG 🔥 MAANTA: Qiyaastii $170 milyan oo short positions ah ayaa lagu liquidate-gareeyay 24-kii saac ee lasoo dhaafay. | 108 |
| 7 | DEG-DEG 🇦🇪 : Standard Chartered ayaa UAE ka bilaabay spot trading-ka Bitcoin (BTC) iyo Ether (ETH) oo loogu talagalay macaamiisha hay’adaha waaweyn | 111 |
| 8 | DEG-DEG 🇺🇸 : ETH & XRP ETF-yadii inflow-ga way joojiyeen, halka Bitcoin ETF-yadu dib u soo kabsadeen.
🟣 Ethereum (ETH): ETF-yadu waxay yeesheen lacag-bax kadib maalmo badan oo xiriir ah oo lacag soo gashay.
🟠 XRP: Sidoo kale streak-gii inflow-ga ayaa istaagay.
🟢 Bitcoin (BTC): Dhanka kale, Bitcoin ETF-yadu waxay bilaabeen in lacag cusub soo jiitaan, taasoo muujinaysa in maal-gashadayaashu ay mar kale xoogga saarayaan BTC. | 102 |
| 9 | NEWS 🔥🇺🇸 : Eric Trump ayaa soo bandhigay U.S. “Patriot Passport”-kiisa cusub, kaas oo gudaha ku leh sawirka Madaxweyne Donald Trump iyo saxiixiisa.
📘 Passport-kan gaarka ah waxaa loo sameeyay xuska 250-guurada madax-bannaanida Mareykanka (1776–2026). Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka waxay sheegtay in la sameeyay 250,000 oo nuqul oo gaar ah | 81 |
| 10 | 🔥 BIG NEWS: 🇪🇺 Ursula von der Leyen ayaa sheegtay in ku dhawaad €10 trillion oo kayd ah oo qoysaska Yurub leeyihiin ay hadda ku jiraan bankiyada, ayna rabto in qayb ka mid ah lacagtaas “la shaqaysiiyo” si loo maalgeliyo shirkadaha Yurub
👀BTC | 59 |
| 11 | 🔥 BIG NEWS: 🇪🇺 Ursula von der Leyen ayaa sheegtay in ku dhawaad €10 trillion oo kayd ah oo qoysaska Yurub leeyihiin ay hadda ku jiraan bankiyada, ayna rabto in qayb ka mid ah lacagtaas “la shaqaysiiyo” si loo maalgeliyo shirkadaha Yurub
👀BTC | 1 |
| 12 | 🚨 XOG CUSUB: 🇺🇸
Guddoomiyaha SEC Paul Atkins ayaa sheegay in Senate-ka Mareykanka uu 15-ka Sebtembar 2026 u codeyn doono CLARITY Act. Wuxuu rajaynayaa in sharcigu Senate-ka ka gudbo kadibna loo diro Madaxweyne Trump si uu u saxiixo. | 59 |
| 13 | 🚨 BIGNEWS🔥:
🇺🇸 Jobless Claims-ka Mareykanka ayaa maanta soo baxaysa 8:30 AM ET, iyadoo suuqyadu si dhow u sugayaan xogta shaqo la’aanta.
📊 Haddii xogtu noqoto:
🟢 Ka hooseeya 190K → Bullish 📈
🟡 Qiyaastii 205K → Neutral
🔴 Ka sarreeya 220K → Bearish 📉 | 55 |
| 14 | DEG-DEG 🇷🇺🇺🇸 Ruushka ayaa si cad uga jawaabay cadaadiska Mareykanka ee ahaa in Moscow ay “Iran ka fogaato.”
🇷🇺 Ruushka: “Waxaan sii wadi doonnaa oo horumarin doonnaa xiriirrada saaxiibtinimo iyo iskaashi.”
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sidoo kale dhawaan xaqiijiyay in Moscow ay sii wadi doonto taageerada iyo xiriirka istiraatiijiga ah ee Iran | 55 |
| 15 | BIG NEWS 🚨 : Anthony Scaramucci ayaa sheegay in Bitcoin uu mustaqbalka gaari karo $12 trillion market cap, haddii uu qabsado ku dhowaad kala bar qiimaha suuqa dahabka. | 47 |
| 16 | DEG-DEG 🇹🇭🔥Thailand ayaa adkaynaysa xeerarka Crypto-ga.
Thailand waxay soo gabagabaysay Travel Rule cusub oo khuseeya wareejinta crypto-ga, xitaa marka la isticmaalayo self-custodial wallets.
🔹 Shirkadaha crypto-ga waa inay xaqiijiyaan qofka maamula wallet-ka marka crypto la dirayo ama la helayo.
🔹 Xogta transactions-ka waa in la kaydiyaa ugu yaraan 5 sano.
🔹 Xeerarku waxay dhaqan gelayaan 27-ka Febraayo 2027.
🔹 Ujeeddadu waa in la yareeyo lacag-dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada. | 47 |
| 17 | 🇺🇸 ETF FLOWS – 2-da Sebtembar:
📈 Bitcoin (BTC): +$101.15M
📉 Ethereum (ETH): -$48.08M
📉 Solana (SOL): -$6.13M
📉 XRP: -$7.20M
🔥 BTC ayaa helay lacag cusub, halka ETH, SOL iyo XRP ay arkeen lacag ka baxday ETF-yadooda | 64 |
| 18 | DEG-DEG 🔥 Tirada dadka haysta saamiyada shirkadaha ee tokenized-ka ah (on-chain) ayaa gaartay rikoor cusub oo ah 1.9 milyan qof. 📈
🔹 +134% marka loo eego bishii hore
🔹 +1,360% tan iyo bilowgii 2026
🔹 Xogta waxaa bixisay RWA.xyz | 71 |
| 19 | NEWS 🚨 : Google ayaa soo bandhigtay Gemini 3.8 Flash iyo Gemini 3.8 Flash Cyber, iyadoo sheegtay inay yihiin moodooyinkeeda ugu awoodda badan dhinaca reasoning-ka iyo coding-ka. | 76 |
| 20 | DEG-DEG 🇺🇸 Madaxweyne Donald Trump ayaa soo jeediyay in Strait of Hormuz loo bixiyo “Trump Strait”, isagoo sheegay in marin-biyoodka hadda uu hoos yimaado xakamaynta Mareykanka. | 66 |
