Somali Crypto News
Відкрити в Telegram
Register for MEXC https://promote.mexc.co/r/cqtjCnHg80 Register Binance https://www.binance.com/activity/referral-entry/CPA?ref=CPA_00NWHW2L9W
Показати більше3 577
Підписники
-224 години
-227 днів
-5830 днів
Завантажуємо дані
Схожі канали
Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
жовтень '26жовт '26
жовтень '26
+87
в 0 каналах
вересень '26
+78
в 1 каналах
Get PRO
серпень '26
+78
в 1 каналах
Get PRO
липень '26
+20
в 0 каналах
Get PRO
червень '26
+11
в 0 каналах
Get PRO
травень '26
+14
в 0 каналах
Get PRO
квітень '26
+10
в 0 каналах
Get PRO
березень '26
+5
в 0 каналах
Get PRO
лютий '26
+7
в 0 каналах
Get PRO
січень '26
+8
в 0 каналах
Get PRO
грудень '25
+12
в 0 каналах
Get PRO
листопад '25
+20
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '25
+29
в 1 каналах
Get PRO
вересень '25
+26
в 0 каналах
Get PRO
серпень '25
+26
в 0 каналах
Get PRO
липень '25
+29
в 0 каналах
Get PRO
червень '25
+32
в 0 каналах
Get PRO
травень '25
+34
в 1 каналах
Get PRO
квітень '25
+49
в 2 каналах
Get PRO
березень '25
+358
в 3 каналах
Get PRO
лютий '25
+33
в 0 каналах
Get PRO
січень '25
+89
в 1 каналах
Get PRO
грудень '24
+189
в 1 каналах
Get PRO
листопад '24
+554
в 1 каналах
Get PRO
жовтень '24
+165
в 1 каналах
Get PRO
вересень '24
+163
в 1 каналах
Get PRO
серпень '240
в 0 каналах
Get PRO
липень '24
+354
в 0 каналах
Get PRO
червень '24
+699
в 0 каналах
Get PRO
травень '24
+871
в 0 каналах
Get PRO
квітень '24
+420
в 0 каналах
Get PRO
березень '24
+535
в 0 каналах
Get PRO
лютий '24
+457
в 0 каналах
Get PRO
січень '24
+342
в 0 каналах
Get PRO
грудень '23
+364
в 0 каналах
Get PRO
листопад '23
+147
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '23
+278
в 0 каналах
Get PRO
вересень '23
+823
в 0 каналах
| Дата | Залучення підписників | Згадування | Канали | |
| 27 жовтня | +1 | |||
| 26 жовтня | +1 | |||
| 25 жовтня | 0 | |||
| 24 жовтня | +2 | |||
| 23 жовтня | +3 | |||
| 22 жовтня | +3 | |||
| 21 жовтня | 0 | |||
| 20 жовтня | 0 | |||
| 19 жовтня | +3 | |||
| 18 жовтня | +37 | |||
| 17 жовтня | +15 | |||
| 16 жовтня | +2 | |||
| 15 жовтня | +3 | |||
| 14 жовтня | +1 | |||
| 13 жовтня | 0 | |||
| 12 жовтня | +3 | |||
| 11 жовтня | 0 | |||
| 10 жовтня | 0 | |||
| 09 жовтня | +3 | |||
| 08 жовтня | +2 | |||
| 07 жовтня | 0 | |||
| 06 жовтня | 0 | |||
| 05 жовтня | +2 | |||
| 04 жовтня | +2 | |||
| 03 жовтня | +1 | |||
| 02 жовтня | +1 | |||
| 01 жовтня | +2 |
Дописи каналу
⚡️ BIGNEWS🔥: Hantida ku jirta silsiladda blockchain-ka (On-chain AUM) ee xStocks ayaa kor u kacday 19.1%, iyadoo gaartay $1.03 bilyan muddo 30 maalmood ah, sida ay sheegtay Token Terminal.
| 2 | 🚨 WAR DEGDEG AH: Hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela ee taageera Bitcoin ayaa codbixinta ra'yi-ururinta ku helay 52%, iyadoo Maraykanku doonayo in doorashooyin cusub la qabto sannadka soo socda.
🇻🇪 Waxay tiri:
“Waxaan qorshaynaynaa in Bitcoin ay qayb ka noqoto kaydka qaranka Venezuela.”
🔥 Venezuela waa dalka leh kaydka shidaalka ee la xaqiijiyey ee ugu weyn adduunka. | 31 |
| 3 | 💡 Aasaasihii Apple, Steve Wozniak, ayaa yiri:
“Bitcoin waa mucjisada xisaabeed ee ugu weyn. Waxay ka wanaagsan tahay dahabka.” | 41 |
| 4 | BIG NEWS 🔥🚨: Bangi Swiss ah ayaa shaaciyey inuu haysto Bitcoin ka badan $17.5 milyan! | 39 |
| 5 | 🚨 WAR DEG_DEG AH: Dowladda Mareykanka ayaa qorsheynaysa inay berri dib uga iibsato suuqa ilaa $6 bilyan oo deyn dowladeed oo muddo dheer ah. | 33 |
| 6 | 📰 Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa Crypto maanta:
₿ Bitcoin (BTC): Suuqa ayaa wajahaya cadaadis, iyadoo ganacsatadu isha ku hayaan heerka $80,000 iyo jihada uu qiimuhu u dhaqaaqayo.
📉 Ethereum (ETH): Maalgashadayaashu waxay la socdaan dhaqdhaqaaqa qiimaha iyo lacagaha soo galaya ama ka baxaya ETF-yada.
🏦 Shirkadaha waaweyn: Strive ayaa iibsatay Bitcoin qiimihiisu gaarayo $511 milyan, taasoo muujinaysa in shirkadaha qaar ay weli urursanayaan BTC.
🇺🇸 Federal Reserve: Go'aanka dulsaarka ee 27–28 Oktoobar ayaa noqon kara arrin muhiim ah oo saameysa suuqa crypto.
⚠️ Fiiro gaar ah: Suuqa wali jihadiisa si buuxda looma xaqiijin. Ka taxaddar ganacsiga leverage-ka iyo go'aannada degdegga ah.
Su'aasha muhiimka ah: Bitcoin ma ka kori doonaa $80,000 mise wuxuu u sii dhacayaa heerar hoose? Taas waxaa go'aamin doona dhaqdhaqaaqa qiimaha iyo xogta suuqa ee soo socota. | 47 |
| 7 | ⚡ WAR DEG_DEG AH🔥: Hay’adda Ganacsiga Federaalka Mareykanka (FTC) ayaa doonaysa in madaxda shirkadda Anthropic ay ka markhaati furaan baaritaan la xiriira waxyeellada ay macaamiishu la kulmi karaan, isla maalintaas oo shirkaddu maalgashadayaasha u soo bandhigayso qorshaheeda IPO-ga, kaas oo noqon kara mid ka mid ah kuwii ugu waaweynaa taariikhda.
Waqti ku soo beegmay si yaab leh! 👀 | 46 |
| 8 | 🇺🇸 WAR DEG_DEG AH: Guddoomiyaha CFTC, Mike Selig, ayaa sheegay in suuqyada lacagaha crypto ay helaan ilaalin la mid ah tan suuqyada derivatives-ka ee Maraykanka. | 65 |
| 9 | DEG_DEG 💄🔥Shirkadda Strive ee uu xiriir la leeyahay Vivek Ramaswamy ayaa iibsatay Bitcoin qiimihiisu yahay $511 milyan. | 60 |
| 10 | 🇺🇸 Dhaqdhaqaaqa lacagaha ETF-yada Crypto-ga Bitcoin (BTC) iyo XRP waxay heleen lacag cusub oo soo gashay, halka ETF-yada Ethereum (ETH) iyo Solana (SOL) ay la kulmeen lacag ka baxday.
🟢 BTC: +$442.67 milyan — lacag badan ayaa soo gashay.
🔴 ETH: −$224.96 milyan — lacag badan ayaa ka baxday.
🔴 SOL: −$17.3 milyan — lacag ayaa ka baxday.
🟢 XRP: +$4.25 milyan — lacag ayaa soo gashay. | 70 |
| 11 | DEG_DEG 🚨 Dahabka ayaa gaaray qiimaha $3,900 halkii wiqiyad (ounce)! 🥇📈 | 61 |
| 12 | 🚨 Suuqa Crypto-ga waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay laga liquidate-gareeyay $800 milyan! | 60 |
| 13 | DEG_DEG 🚨 Trump ayaa sheegay in Mareykanku uusan caawa weerari doonin Iiraan.
🇺🇸 Mareykanku wuxuu sheegay inuusan weerar qaadi doonin maanta.
🇮🇷 Xiisadda Mareykanka iyo Iiraan weli way taagan tahay, waxaana socda dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in xal laga gaaro khilaafka. | 69 |
| 14 | BIG NEWS 🔥 : Tom Lee ayaa sheegay in 99% ka mid ah nidaamka maaliyadeed uu weli ku shaqeeyo habab duug ah, taasina ay tahay sababta bangiyadu u dhayalsanayaan xawaaraha ay lacagaha crypto-gu ku beddeli karaan nidaamka maaliyadda. | 67 |
| 15 | DEG_DEG 🚨 Maamulaha guud ee shirkadda dadweynaha ee Strive ayaa si dadban u muujiyey inay shirkaddu qorshaynayso inay iibsato Bitcoin dheeraad ah. 👀 | 62 |
| 16 | 🚨 NEWS TODAY
📉 1\BTC cadaadis ayuu ku jiraa
Bitcoin ayaa hoos ugu dhacay heerar uu muddo bil ah gaarin, isagoo ku dhowaa $80K Ganacsatadu waxay la socdaan inuu dib kor ugu kaco ama uu sii wato hoos u dhaca
⚠️2\Malaayiin dollar ayaa suuqa laga liquidate-gareeyay
Boosas badan oo ganacsatada Crypto ay ku galeen leverage ayaa la xiray. Tani waxay kordhin kartaa isbeddelka qiimaha Bitcoin iyo Altcoins.
🏦3\Go'aanka dulsaarka Maraykanka ayaa soo dhow
27–28October aya la filayaa go'aanka FED.Hadalka iyo go'aanka bangiga dhexe waxay saameyn ku yeelan karaan dareenka maalgashadayaasha.
💰4\Fursadaha Altcoins
ETH, SOL iyo XRP waxay ka mid yihiin lacagaha ay ganacsatadu isha ku hayaan. Si kastaba ha ahaatee, hoos u dhaca Bitcoin wuxuu cadaadis saari karaa suuqa Altcoins oo dhan.
📊Maxaa laga filan karaa suuqa?
🟢Haddii Bitcoin dib u xoogaysto Altcoins qaarkood way ka faa'iidi karaan
🔴Haddii BTC jebiyo heerarka taageerada, hoos u dhac kale ayaa dhici kara
⚠️Ka taxadar leverage iyo ina ku degdegto iibsiga ama iibinta | 59 |
| 17 | 🚨 WAR DEG_DEG AH:🔥 Coinbase waxay bilowday suuqyo saadaalin toos ah oo la xiriira Bitcoin (BTC), Ethereum (ETH) iyo Solana (SOL)! 🔵 | 52 |
| 18 | DEG_DEG 🚨 : CoinDCX waxay xaqiijisay khasaare dhan $15.99 milyan! 💸
Shirkadda sarrifka lacagaha crypto-ga ee CoinDCX ayaa qiratay inay la kulantay khasaare dhan ku dhowaad $16 milyan, kadib markii lacag laga saaray wallet-yo hore oo shirkaddu sheegtay in la joojiyay isticmaalkooda kadib weerarkii dhacay Luulyo 2025. | 59 |
| 19 | 🚨 Michael Saylor: Kama welwelayo go'aanka MSCI ee ku saabsan Bitcoin! ₿🔥 | 55 |
| 20 | Mukesh Ambani ayaa yiri:
“Ma jiro awood dhulka saaran oo ka hor istaagi karta Hindiya inay gaarto dhaqaale dhan $35 tirilyan marka la gaaro sanadka 2047.” | 57 |
