ar
Feedback
Somali Crypto News

Somali Crypto News

الذهاب إلى القناة على Telegram
3 667
المشتركون
-624 ساعات
-287 أيام
-10330 أيام

جاري تحميل البيانات...

سحابة العلامات
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
سبتمبر '26
سبتمبر '26
+49
في 1 قنوات
أغسطس '26
+78
في 1 قنوات
Get PRO
يوليو '26
+20
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '26
+11
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '26
+14
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '26
+10
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '26
+5
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '26
+7
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '26
+8
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '25
+12
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '25
+20
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '25
+29
في 1 قنوات
Get PRO
سبتمبر '25
+26
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '25
+26
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '25
+29
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '25
+32
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '25
+34
في 1 قنوات
Get PRO
أبريل '25
+49
في 2 قنوات
Get PRO
مارس '25
+358
في 3 قنوات
Get PRO
فبراير '25
+33
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '25
+89
في 1 قنوات
Get PRO
ديسمبر '24
+189
في 1 قنوات
Get PRO
نوفمبر '24
+554
في 1 قنوات
Get PRO
أكتوبر '24
+165
في 1 قنوات
Get PRO
سبتمبر '24
+163
في 1 قنوات
Get PRO
أغسطس '240
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '24
+354
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '24
+699
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '24
+871
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '24
+420
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '24
+535
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '24
+457
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '24
+342
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '23
+364
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '23
+147
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '23
+278
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '23
+823
في 0 قنوات
التاريخ
نمو المشتركين
الإشارات
القنوات
15 سبتمبر0
14 سبتمبر0
13 سبتمبر+1
12 سبتمبر+2
11 سبتمبر+2
10 سبتمبر+1
09 سبتمبر+1
08 سبتمبر0
07 سبتمبر0
06 سبتمبر+6
05 سبتمبر+6
04 سبتمبر+1
03 سبتمبر+27
02 سبتمبر+1
01 سبتمبر+1
منشورات القناة
🚨 DEG-DEG: Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka, Scott Bessent, ayaa Congress-ka u sheegay inuu si firfircoon uga shaqeynayo in Bitcoin CLARITY Act la ansixiyo maanta.

2
🚨 DEG-DEG: 🇺🇸 Jamhuuriyiinta ayaa si rasmi ah u diiday dalabkii ugu dambeeyay ee xisbiga Dimuqraadiga ee ku saabsanaa #Bit
🚨 DEG-DEG: 🇺🇸 Jamhuuriyiinta ayaa si rasmi ah u diiday dalabkii ugu dambeeyay ee xisbiga Dimuqraadiga ee ku saabsanaa #Bitcoin CLARITY Act.
47
3
🇺🇸 WAR DEG_DEG AH “Senate-ka Mareykanka ee Democrats-ka ah ayaa hadda diiday nuqulkii ugu dambeeyay ee Bitcoin CLARITY Act,
🇺🇸 WAR DEG_DEG AH “Senate-ka Mareykanka ee Democrats-ka ah ayaa hadda diiday nuqulkii ugu dambeeyay ee Bitcoin CLARITY Act, iyagoo ka cabanaya qodobbada anshaxa (ethics). Waxayna diyaarinayaan soo-jeedin kale oo ay miiska keenaan. Waxaa ka harsan saacado yar ka hor codbixinta.”
61
4
NEWS 🚀🔥14-KA Sebtembar, ETF-yada crypto-ga ee Bitcoin, Ethereum, Solana iyo XRP dhammaantood waxay heleen lacag cusub (net+2
NEWS 🚀🔥14-KA Sebtembar, ETF-yada crypto-ga ee Bitcoin, Ethereum, Solana iyo XRP dhammaantood waxay heleen lacag cusub (net inflows). 🟠 Bitcoin (BTC): $160.04 milyan 🔵 Ethereum (ETH): $121.02 milyan 🟣 XRP: $11.26 milyan 🟢 Solana (SOL): $11.01 milyan 💰 Wadarta: qiyaastii $303.33 milyan ayaa galay ETFs-kan.
60
5
🚨 DEG-DEG: Maamulaha Coinbase, Brian Armstrong, , ayaa Fox u sheegay inuu aaminsan yahay in Bitcoin CLARITY Act uu Senate-ka
🚨 DEG-DEG: Maamulaha Coinbase, Brian Armstrong, , ayaa Fox u sheegay inuu aaminsan yahay in Bitcoin CLARITY Act uu Senate-ka Mareykanka kaga gudbi doono in ka badan 60 cod. 🇺🇸🏛️
51
6
🚨 MAANTA: Maamulaha Nvidia, Jensen Huang, ayaa masraxa AI -In Summit isagoo live ah ka qabtay telefoon uu soo wacay Madaxwey
🚨 MAANTA: Maamulaha Nvidia, Jensen Huang, ayaa masraxa AI -In Summit isagoo live ah ka qabtay telefoon uu soo wacay Madaxweyne Donald Trump. 🇺🇸 Madaxweyne Trump ayaa sheegay in walaacyada laga qabo badbaadada sirdoonka macmalka ah (AI) ay yihiin khiyaali ama buunbuunin aan sal lahayn, Jensen Huang-na wuu ku raacay.
48
7
🔥DEG-DEG 🚀 Senator-ka Mareykanka Cynthia Lummis waxay fariin u dirtay bulshada crypto: “Big things are coming 👀” “Waxyaabo
🔥DEG-DEG 🚀 Senator-ka Mareykanka Cynthia Lummis waxay fariin u dirtay bulshada crypto: “Big things are coming 👀” “Waxyaabo waaweyn ayaa soo socda 👀.”
46
8
🚨 DEG-DEG: Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa maanta si rasmi ah u codeynaya Bitcoin CLARITY Act. 🏛️ Bill-ku wuxuu galay marx
🚨 DEG-DEG: Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa maanta si rasmi ah u codeynaya Bitcoin CLARITY Act. 🏛️ Bill-ku wuxuu galay marxaladdii ugu dambeysay. 🇺🇸 Ujeeddadu waa in Mareykanku noqdo hoggaamiyaha caalamka ee dhinaca crypto.
44
9
🚨 JAPAN CADAADIS AYAA SAARAN: 🇯🇵 Waxaa la sheegay in ¥25 trillion oo qiimaha saamiyada Japan ah lagu waayay muddo 10 daqii
🚨 JAPAN CADAADIS AYAA SAARAN: 🇯🇵 Waxaa la sheegay in ¥25 trillion oo qiimaha saamiyada Japan ah lagu waayay muddo 10 daqiiqo oo keliya. 💴 Japan ayaa sidoo kale la sheegay inay iibinayso US Treasury bonds si ay u taageerto oo u xoojiso yen-ka (¥).
70
10
🇺🇸 War degdeg ah: Madaxweyne Trump ayaa lagu sheegay inuu taageeray qodobo cusub oo anshax/ethical ah oo lagu daray nuqulka
🇺🇸 War degdeg ah: Madaxweyne Trump ayaa lagu sheegay inuu taageeray qodobo cusub oo anshax/ethical ah oo lagu daray nuqulka ugu dambeeya ee Bitcoin CLARITY Act.
75
11
🇺🇸 WAR DEG_DEG AH: Singapore Exchange (SGX) ayaa diyaarinaysa inay hay’adaha maaliyadeed ee Maraykanka u soo bandhigto cryp+1
🇺🇸 WAR DEG_DEG AH: Singapore Exchange (SGX) ayaa diyaarinaysa inay hay’adaha maaliyadeed ee Maraykanka u soo bandhigto crypto perpetual futures.
71
12
DEG-DEG 🇺🇸 Scott Bessent, Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka, wuxuu sheegay in Mareykanku cunaqabataynta bangiyada uusan hal m
DEG-DEG 🇺🇸 Scott Bessent, Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka, wuxuu sheegay in Mareykanku cunaqabataynta bangiyada uusan hal mar ku ekaan doonin, balse uu qorsheynayo in tallaabooyin cusub la qaado toddobaad kasta, gaar ahaan bangiyada iyo hay’adaha lala xiriirinayo Iran
76
13
📈 Bilyaneerka Michael Saylor wuxuu saadaaliyay in Bitcoin (BTC) uu gaari karo qiime dhan $13 milyan halkii BTC marka la gaar
📈 Bilyaneerka Michael Saylor wuxuu saadaaliyay in Bitcoin (BTC) uu gaari karo qiime dhan $13 milyan halkii BTC marka la gaaro sanadka 2045
67
14
NEWS 🔥 “Khabiir hore uga tirsanaa Google ayaa sharxaya sababta Bitcoin (#BTC) looga ilaalin karo khatarta kombiyuutarrada Qu
NEWS 🔥 “Khabiir hore uga tirsanaa Google ayaa sharxaya sababta Bitcoin (#BTC) looga ilaalin karo khatarta kombiyuutarrada Quantum-ka. Wuxuu leeyahay seed phrase-ka Bitcoin wuxuu abuuri karaa tiro aad u badan oo furayaal (keys) suurtagal ah—xitaa wuxuu ku tilmaamayaa inay ka badan yihiin tirada xiddigaha ku jira dhammaan galaxy-yada. 👉 Sidaas darteed, wuxuu dadka uga digayaa inaysan rumaysan FUD-ka ku saabsan Quantum iyo Bitcoin, wuxuuna leeyahay: BTC-gaaga HODL garee 🔥.
65
15
BIG NEWS🔥Toddobaadkan waxaa si gaar ah loo eegayaa badeecooyinka waaweyn sida saliidda (Oil), dahabka (Gold), iyo Bitcoin (B
BIG NEWS🔥Toddobaadkan waxaa si gaar ah loo eegayaa badeecooyinka waaweyn sida saliidda (Oil), dahabka (Gold), iyo Bitcoin (BTC), iyadoo colaadda Bariga Dhexe ay sii fidayso. 🛢️ Oil: Qiimaha saliidda ayaa ka gudbay $100 halkii foosto, kadib markii xiisadda Iran iyo Maraykanka ay sii xoogaysatay, halka Xuutiyiinta Yemen ay qabsadeen dekedda Mokha. ₿ Bitcoin: Waxa yaabka leh ayaa ah in Bitcoin uu si xooggan u istaagay, inkastoo khatarta geopolitical-ka iyo qiimaha saliiddu ay sare u kaceen. 🌍 Saudi Arabia, Yemen, Houthis, Iran iyo US ayaa xaaladdu isku xiraysaa. Weerarrada iyo khalkhalka marinnada muhiimka ah sida Hormuz iyo Bab el-Mandeb waxay kordhinayaan cabsi laga qabo in sahayda shidaalka adduunku yaraato.
64
16
Fasiraadda: : 🇺🇸 Dowladda Maraykanku mustaqbalka, haddii uu dhaco qalalaase dhaqaale oo weyn, ay suuragal tahay inay la war
Fasiraadda: : 🇺🇸 Dowladda Maraykanku mustaqbalka, haddii uu dhaco qalalaase dhaqaale oo weyn, ay suuragal tahay inay la wareegto XRP-gaaga.
63
17
WAR DEG-DEG AH: Hoggaamiyeyaasha dalalka BRICS ayaa sawir wadajir ah ka qaaday Shir-madaxeedka BRICS 2026. Waxaa sawirka ka m
WAR DEG-DEG AH: Hoggaamiyeyaasha dalalka BRICS ayaa sawir wadajir ah ka qaaday Shir-madaxeedka BRICS 2026. Waxaa sawirka ka muuqda: 🇨🇳 Xi Jinping – Shiinaha 🇷🇺 Vladimir Putin – Ruushka 🇮🇳 Narendra Modi – Hindiya 🇮🇩 Prabowo Subianto – Indonesia 🇮🇷 Masoud Pezeshkian – Iran 🇪🇬 Abdel Fattah el-Sisi – Masar 🇻🇳 Le Minh Hung – Vietnam 🇿🇦 Cyril Ramaphosa – Koonfur Afrika 🇲🇾 Anwar Ibrahim – Malaysia
76
18
🚨 : Chainlink waxay iibsatay 91,100 LINK tokens oo dheeraad ah. 💰 Iibsigan cusub wuxuu ka dhigay qiimaha guud ee Chainlink
🚨 : Chainlink waxay iibsatay 91,100 LINK tokens oo dheeraad ah. 💰 Iibsigan cusub wuxuu ka dhigay qiimaha guud ee Chainlink Reserve ku dhowaad $68 milyan. 📅 Iibsashada reserve-ka waxay bilaabatay Agoosto 2025. 🔒 Ilaa hadda, sida qoraalku sheegayo, hal LINK oo ka mid ah reserve-ka lama iibin.
92
19
🚨NEWS🔥 Trump wuxuu leeyahay Xuutiyiinta Yemen ayaa xiriir la sameeyay Maraykanka, waxayna ka codsadeen in Maraykanku uusan
🚨NEWS🔥 Trump wuxuu leeyahay Xuutiyiinta Yemen ayaa xiriir la sameeyay Maraykanka, waxayna ka codsadeen in Maraykanku uusan faragelin ama si toos ah uga qayb qaadan dagaalka. Trump wuxuu kaloo sheegay in: “Xuutiyiintu ma doonayaan inay nala dagaallamaan.”
87
20
🇺🇸 DEG DEG 🔥 Bangiga weyn ee Maraykanka Bank of America ayaa hadda u oggolaanaya la-taliyayaashiisa maalgashiga inay macaa+1
🇺🇸 DEG DEG 🔥 Bangiga weyn ee Maraykanka Bank of America ayaa hadda u oggolaanaya la-taliyayaashiisa maalgashiga inay macaamiisha kula taliyaan in ilaa 4% oo ka mid ah lacagtooda lagu qoondeeyo Bitcoin (BTC).
81