en
Feedback
Meydadka Khawaarijta

Meydadka Khawaarijta

Open in Telegram

Ka BOGO 👀👀

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Meydadka Khawaarijta

Channel Meydadka Khawaarijta (@maydkaalshabaab) is an active participant. Currently, the community unites 12 508 subscribers, ranking 14 169 in the News & Media category and 798 in the Finland region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 12 508 subscribers.

According to the latest data from 04 December, 2024, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by 721 over the last 30 days and by 22 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Ka BOGO 👀👀

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 05 December, 2024), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

12 508
Subscribers
+2224 hours
+1237 days
+72130 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
December '24
December '24
+126
in 0 channels
November '24
+790
in 0 channels
Get PRO
October '24
+695
in 0 channels
Get PRO
September '24
+1 007
in 0 channels
Get PRO
August '24
+1 626
in 0 channels
Get PRO
July '24
+1 224
in 0 channels
Get PRO
June '24
+801
in 0 channels
Get PRO
May '24
+781
in 0 channels
Get PRO
April '24
+1 085
in 0 channels
Get PRO
March '24
+1 306
in 0 channels
Get PRO
February '24
+211
in 0 channels
Get PRO
January '24
+1 024
in 0 channels
Get PRO
December '23
+603
in 0 channels
Get PRO
November '23
+99
in 0 channels
Get PRO
October '23
+240
in 0 channels
Get PRO
September '23
+444
in 0 channels
Get PRO
August '23
+327
in 0 channels
Get PRO
July '23
+1 083
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
09 December+18
08 December+9
07 December+5
06 December+4
05 December+20
04 December+22
03 December+20
02 December+23
01 December+5
Channel Posts
Sawir hordhac ah iyo deegaanka Bardaale kaas oo ku tusinaya jabka Khawaarijta gaarey. Faahfaahin dhamaystiran dhawaan la soco
Sawir hordhac ah iyo deegaanka Bardaale kaas oo ku tusinaya jabka Khawaarijta gaarey. Faahfaahin dhamaystiran dhawaan la soco.

2
Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa bur buriyay Saldhig ay Khawaarijta kulahaayeen Tuulada Taflow o
Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa bur buriyay Saldhig ay Khawaarijta kulahaayeen Tuulada Taflow oo 28km Dhanka Koonfur kaga beegan Degmada Berdaale ee gobolka Baay . Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Xaq udirirka Deeganka ayaa howlgalkaan sifaynta ah ku soo furteen 7 qori oo AK 47 ah iyo 1 Bkm iyo Sanduuqyo Rasaas ah waxaana Khawaarijta Halkaas Lagaga diley 9 Maleeshiyo oo Argagixisada ka tirsanaa la socco wixii faah faahina .
42 948
3
Ururka 8aad guutada 18aad ee kumaan dooska gor,gor ee CXDS iyo Ciidamadda difaaca degaanka ayaa galabta cashar lama ilaawan a
Ururka 8aad guutada 18aad ee kumaan dooska gor,gor ee CXDS iyo Ciidamadda difaaca degaanka ayaa galabta cashar lama ilaawan ah khawarijta ugu dhigay Buurta Wareertire ee hoostagta degmada halgan ee gobalka hiiraan. Xubna katirsan maleeshiyaadka argagixisada oo isku aruursanayay Buurta wareertire kuwaas oo qorshahooda ahaa inay weeraan xerayo ciidamada difaaca degaanka ,Balse geesiyaasha degaanka iyo ciidanka XDS oo kawarhelay xogta argagixisada ayaa weerar kuqaaday Buurta Wareertire oo ah goobta ay isku aruursanayeen khawarijta waxaan halkaas lagu qaarajiyay maleeshiyaad badan oo katirsan argagixisada. Taliyaha Ururka 8aad guutada 18aad ee kumaan dooska gor,gor ee CXDS Maxmaed Cali hilowle hadlaye Oo lahadlay warbahinta codka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in maleeshiyaad badan oo khawarijta ay kudileen daagaalkii galabta ay kuqaadeen buurta wareertire halkaas oo taliyuhu sheegay inay u ahayd gooba ay isku aruursanayeen argagixisada. Xigasho SNA RADIO
38 080
4
DEG DEG: Ciidanka xoogga dalka qaybta 43-aad iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen kooxda Khawaarijta ah inay ku qaadaan deegaanka Barsanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada Qaranka waxaa u suurta-gashay inay ka hor tagaan weerarkii Khaawarijta oo xogtiisa la sii hayey, waxaana socda weli socda howlgal looga dilay dhagarqabayaal badan, kuwaas oo meydadkooda ay goobta daadsan yihiin. waxaad halkan ka aragtaa maydadkooda.
25 721
5
+8
No text...
24 641
6
No text...
33 059
7
Daawo: Meydadka Khawaarijtii maanta lagu laayey deegaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose.+3
Daawo: Meydadka Khawaarijtii maanta lagu laayey deegaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose.
21 745
8
+2
No text...
16 078
9
+6
No text...
16 259
10
+9
No text...
14 115
11
👁️👁️👁️👁️
13 252
12
Khawaarijta Afka Ciida loogu daray Duleedka Degaanka Baarsanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose Faahfaahinta la soco
13 006
13
Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Hanti
Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Hanti Wadaag oo hoostaga degmada Janaale ee Gobolka Shabeelada hoose. Howlgalkan ayaa lagu Qaarijiyey 4 Xubnood oo iskugu jira hoorjoogayaal iyo maleeshiyaad oo uu ka mid yahay Horjooge lagu magacaabi jirey Zubeer oo ahaa Amniyaadka iyo madaxa sirdoonka Gobolka shabeelada hoose waxaa sidookale lagu burburiyey Talisyo ay lahaayeen khawaariijta Gabalkooda sii dhacaaya. Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa ah kuwa hurdada u diida Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Khawaariijta..
14 120
14
https://t.me/maydkaalshabaab
13 733
15
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Safiirka Itoobiya u joogay Muqdisho ku war-gelisay inuu dalka uga baxo muddo 72 s
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Safiirka Itoobiya u joogay Muqdisho ku war-gelisay inuu dalka uga baxo muddo 72 saac gudahood ah, halka safiirka Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa la faray inuu dib ugu soo laabto dalka, sidoo kale qunsuliyadaha Itoobiya ee Hargeysa iyo Garoowe la amray in lagu xiro muddo 7 maalmood gudahood ah, qaraarkaan ayaa maanta lagu gaaray shirkii Khamiis-laha ahaa ee golaha wasiirrada XFS.
13 059
16
https://youtu.be/A-odjnfN3h4
12 546
17
#DEGDEG Horjooge Ismaaciil Xasan Cali oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka deegaanka ee ku sugan d
#DEGDEG Horjooge Ismaaciil Xasan Cali oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka deegaanka ee ku sugan deegaanka Xinlabi ee Gobalka Mudug, kadib markii uu xiriir la soo sameeyey saraakiisha ciidanka deegaanka. Ciidanka deegaanka ayaa soo dhaweyn kadib waxay Horjooge Ismaaciil ku wareejiyeen Ciidanka Hey’ada Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, qeybtooda Galmudug, si loo marsiiyo habraaca loo diyaariyey xubnaha isi soo dhiiba ee ka soo hara fikirka guracan ee Khawaarijta. Waxaana beryahan dambe soo badana dadka kasoo laabanaya fikirka khawaarijta ee guracan #baraarug_bulsho
12 388
18
Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya macawisleyda deegaanka ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 ruux oo ku eedeysan la shaqey
Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya macawisleyda deegaanka ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 ruux oo ku eedeysan la shaqeynta AS ka dib howgal ay ka sameyeen inta u dhaxeysa deegaanada Camaara iyo xinlabi ee koofurta Gobolka Mudug Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in soo qabashada eedeysanayaashaan ay ka dambeysay kadib markii shacabka deegaanka ay lasoo wadaageen xogta ragaan kuwaas oo Kooxda Cadowga ah kala shaqeyey ka weerarkii ay ka fuliyeen Deegaanka Xinlabi
11 402
19
Hay,adda Nabad sugidda iyo Sirdonka Qaranka ee ka howlgala Deegaanada maamulka KGS ayaa maanta Soo bandhigay tira isa Soo dhi
Hay,adda Nabad sugidda iyo Sirdonka Qaranka ee ka howlgala Deegaanada maamulka KGS ayaa maanta Soo bandhigay tira isa Soo dhiibayaal ah oo tirsanaa kooxda Khawaarijta. Taliska nabad sugidda ee magalada baydhabo ayaa lagu Soo bandhigay maleshiyaadkan oo Tira ahaan gaaraya 10 Xubnood waxa ayna Khawaarijta u qaabilsanaayeen dhanka Jabhadaha iyo xisbada.
11 393
20
Waa sawirka ex Afayeenkii hore Xisbul islaam hadana ahaa Hogaamiyihii kooxda Argagxisada ee shalay lagu dilay Xaraar dheere M
Waa sawirka ex Afayeenkii hore Xisbul islaam hadana ahaa Hogaamiyihii kooxda Argagxisada ee shalay lagu dilay Xaraar dheere Maxmed osmaan Caruus waa shalay lagu dilay dagaalka asaga iyo 40 kale oo la socotay Caruus waxa uu markisii ahaa reer Suuqa xoolaha inta uusan ku biirin Argagixisada khawaarijta. #Baraarug_Bulsho
13 722