en
Feedback
Wasaaradda Arrimaha Dibadda πŸ‡ΈπŸ‡΄

Wasaaradda Arrimaha Dibadda πŸ‡ΈπŸ‡΄

Open in Telegram

Kannaalka rasmiga ah ee Telegram ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. https://www.mfa.gov.so/

Show more
5 209
Subscribers
No data24 hours
-307 days
-16130 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
May '26
May '26
+22
in 0 channels
April '26
+34
in 0 channels
Get PRO
March '26
+44
in 0 channels
Get PRO
February '26
+60
in 0 channels
Get PRO
January '26
+50
in 0 channels
Get PRO
December '25
+54
in 0 channels
Get PRO
November '25
+59
in 0 channels
Get PRO
October '25
+52
in 0 channels
Get PRO
September '25
+54
in 0 channels
Get PRO
August '25
+60
in 0 channels
Get PRO
July '25
+78
in 0 channels
Get PRO
June '25
+93
in 0 channels
Get PRO
May '25
+87
in 0 channels
Get PRO
April '25
+96
in 0 channels
Get PRO
March '25
+126
in 0 channels
Get PRO
February '25
+110
in 0 channels
Get PRO
January '25
+187
in 0 channels
Get PRO
December '24
+274
in 0 channels
Get PRO
November '24
+518
in 0 channels
Get PRO
October '24
+454
in 0 channels
Get PRO
September '24
+787
in 3 channels
Get PRO
August '24
+694
in 0 channels
Get PRO
July '24
+190
in 0 channels
Get PRO
June '24
+173
in 0 channels
Get PRO
May '24
+187
in 0 channels
Get PRO
April '24
+201
in 0 channels
Get PRO
March '24
+118
in 0 channels
Get PRO
February '24
+200
in 0 channels
Get PRO
January '24
+258
in 3 channels
Get PRO
December '23
+174
in 0 channels
Get PRO
November '23
+98
in 0 channels
Get PRO
October '23
+103
in 0 channels
Get PRO
September '23
+106
in 0 channels
Get PRO
August '23
+163
in 0 channels
Get PRO
July '23
+161
in 0 channels
Get PRO
June '23
+113
in 0 channels
Get PRO
May '23
+129
in 0 channels
Get PRO
April '23
+125
in 0 channels
Get PRO
March '23
+129
in 0 channels
Get PRO
February '23
+79
in 0 channels
Get PRO
January '23
+99
in 0 channels
Get PRO
December '22
+68
in 0 channels
Get PRO
November '22
+103
in 0 channels
Get PRO
October '22
+130
in 0 channels
Get PRO
September '22
+73
in 0 channels
Get PRO
August '22
+104
in 0 channels
Get PRO
July '22
+65
in 0 channels
Get PRO
June '22
+86
in 0 channels
Get PRO
May '22
+110
in 0 channels
Get PRO
April '22
+75
in 0 channels
Get PRO
March '22
+128
in 0 channels
Get PRO
February '22
+82
in 0 channels
Get PRO
January '22
+101
in 0 channels
Get PRO
December '21
+126
in 0 channels
Get PRO
November '21
+240
in 0 channels
Get PRO
October '21
+335
in 0 channels
Get PRO
September '21
+44
in 0 channels
Get PRO
August '21
+36
in 0 channels
Get PRO
July '21
+23
in 0 channels
Get PRO
June '21
+10
in 0 channels
Get PRO
May '21
+209
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
27 May0
26 May0
25 May+2
24 May0
23 May+1
22 May0
21 May0
20 May+2
19 May0
18 May+2
17 May0
16 May0
15 May+1
14 May+1
13 May0
12 May0
11 May+2
10 May0
09 May+1
08 May+3
07 May+1
06 May+1
05 May+2
04 May0
03 May+2
02 May0
01 May+1
Channel Posts
2
+9
No text...
1 161
3
+9
No text...
330
4
No text...
241
5
+9
No text...
229
6
+9
No text...
174
7
Afur-Diblomaasiyadeed 2026 – Iyadoo la qaadanayo halkudhigga β€œHorumarka Soomaaliya”. Muqdisho | 26 Febraayo 2026 Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga β€œHorumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer sare ah oo si guul leh u qabsoomay, looguna talagalay Diblomasiyiinta laga aqoonsan yahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kasoo qaybgalka ballaaran ee Danjirayaasha iyo wakiillada caalamiga ah ayaa muujiyay qoto dheeraanta xiriirrada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo kalsoonida dib loo cusboonaysiiyay ee ku aaddan jihada iyo horumarka dalka. Wasiirku waxa uu u mahadceliyay Diblomaasiyiinta asigoo u muujiyay qaddarin ku aaddan wada shaqeyntooda, ka qeybgalka firfircoon iyo taageeradooda joogtada ah, xilli ay Soomaaliya dardargelinayso dadaalladeeda nabadeed, dowlad dhisidda, iyo mudnaanta horumarinta dhaqaalaha. Wixii Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: Mohamed Mahmud Allaale Waaxda Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Email: comms@mfa.gov.so Twitter: @MOFASomalia Bogga Af-Inrigiska: Ministry of Foreign Affairs of Somalia
156
8
+9
No text...
145
9
+9
No text...
205
10
+9
No text...
173
11
+6
No text...
269
12
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqday Xarunta SODMA, si loo Xoojiyo Jawaabta Qaran ee Abaaraha Muqdisho, Soomaaliya | 25 Febraayo 2026 Mudane Abdisalam Ali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Somali Disaster Management Agency (SODMA) ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle. Wasiirku wuxuu kormeer ku sameeyey nidaamyada digniinta hore iyo la socodka xaaladaha bini’aadantinimo ee ay adeegsato SODMA, isaga oo bogaadiyey shaqada hufan ee ay hay’addu ka waddo ka jawaabista abaaraha iyo taageerada bulshada nugul ee ay saameeyeen xaaladaha adag ee cimilada. Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa carrabka ku adkeeyey baahida loo qabo isku-duwid qaran oo mideysan, si loo dardargeliyo dadaallada gurmadka, isla markaana loo sii xoojiyo iskaashiga iyo taageerada beesha caalamka ee ku wajahan badbaadinta iyo ilaalinta nolosha muwaadiniinta Soomaaliyeed ee nugul. Sidoo kale, Wasiirku wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, gudaha iyo dibaddaba, inay muujiyaan midnimo iyo garab istaag qaran, ayna ka qayb qaataan taageeridda howlaha gurmadka iyo samatabbixinta ee socda. Wixii Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: Mohamed Mahmud Allaale Agaasimaha Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Email: comms@mfa.gov.so Twitter: @MOFASomalia Bogga Af Ingriiska: Ministry of Foreign Affairs of Somalia
285
13
+9
No text...
286
14
Soomaaliya iyo Turkiga oo yeeshay wadahadallo heer sare ah oo ku saabsan xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 26 Janaayo 2026 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Jamhuuriyadda Turkiga, kuwaas oo u yimid wadahadallo heer sare ah oo lagu xoojinayo xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal. Intii uu socday kulanka, Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya, gaar ahaan ilaalinta midnimada, madaxbannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee dalka, isagoo sidoo kale xusay doorka muuqda ee Turkigu ka qaato taageeridda Soomaaliya fagaarayaasha caalamiga ah, oo ay ku jirto Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Kulanka waxaa ka qeyb galay Mudane Cali Onaner, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga, iyo Mudane Alper Aktaş. Safirka Turkiye u fadhiyo somalia. Labada dhinac ayaa isla qaatay in la sii amba-qaado wadatashiyada joogtada ah iyo iskaashiga ku aaddan dhinacyada mudnaanta u leh labada dal, si loo sii xoojiyo xiriirka istaraatiijiyadeed ee Soomaaliya iyo Turkiga. Wixii faahfaahin ah kala xiriir: Mohamed Mahmud Allaale Waaxda Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
1 165
15
+6
No text...
796
16
+9
No text...
1 167
17
+1
No text...
890
18
+9
No text...
476
19
Muqdisho, Isniin, 12 Janaayo 2026:-– Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu buriyay dhammaan heshiisyadii iyo is-afgaradyadii ay Dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la xiriiray dhinacyada iskaashiga amni iyo difaac ee laba geesoodka ah. Go’aankaan waxa uu khuseeyaa dhammaan heshiisyada iyo wadashaqaynta ay ku joogeen dekadaha Berbera, Boosaaso, iyo Kismaayo, Go’aankaan ayaa la xiriiray warbixinno iyo caddaymo xooggan oo ku saabsan tillaabooyin gurracan oo lagu dhibaataynayo gobonnimada, midnimada Qaranka, iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya, waxa ay ku caddaynaysaa masuuliyaddeeda iyo xuquuqdeeda madaxbannaani ee la xiriirta dhulkeeda, dekadaheeda, arrimaheeda amniga, iyo arrimaheeda dibedda. Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale ansixiyey Hindise-sharciyeedka Ilaalinta Madax-bannaanida iyo Midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda F. Soomaaliyeed, Hindise-sharciyeedka Taxkiimka iyo Xeer-nidaamiyaha Sharciga Adeegyada Shirkadaha. Hindise Sharciyeedka illaalinta madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed oo ka kooban dhawr iyo tobon qodob, ayaa mamnuucaya heshiis kasta oo ay maamul hoosaadyada iyo hey’adaha gaarka ah la galaan cid shisheeye ah, iyada oo aanan wax ogeysiin iyo oggolaansho laga haysanin dowladda federaalka Soomaaliya, korjoogtayna aysan ku lahayn wasaaradda uu heshiiskaas khuseeyo. - DHAMMAAD -
287
20
+9
No text...
301