en
Feedback
Abdi'rizaak ALI🦁

Abdi'rizaak ALI🦁

Open in Telegram

Geesiga Dhulkiisa Guusha U Horseeda

Show more
6 920
Subscribers
+324 hours
+287 days
+20630 days
Posts Archive
Wali Ma Daawan Miyaa muuqaalka macalin abdulqaadir hogaamiyaha culumada ahlusuna waljamaaca garabka hubeysan ee khawaarijta kula dagaalamay baxdo ilaa camaaro Linkiga hose Ka Dawo Muuqalka⤵️ https://fb.watch/qp-EAP9FoX/?mibextid=RtaFA8

Daawo muuqaalka macalin abdulqaadir hogaamiyaha culumada ahlusuna waljamaaca garabka hubeysan ee khawaarijta kula dagaalamay baxdo ilaa camaaro Linkiga hose Ka Dawo Muuqalka⤵️ https://fb.watch/qp-EAP9FoX/?mibextid=RtaFA8

Muuqaalo iyo sawirro kale Khawaarijtii lagu laayey Jilib-marka. https://www.facebook.com/Gobonimo512?mibextid=ZbWKwL
+5
Muuqaalo iyo sawirro kale Khawaarijtii lagu laayey Jilib-marka. https://www.facebook.com/Gobonimo512?mibextid=ZbWKwL

Taliska Qaybta 43 'aad ee Ciidaanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa manta kala wareegaay UNMAS Gadiid iyo agaab kale oo
+8
Taliska Qaybta 43 'aad ee Ciidaanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa manta kala wareegaay UNMAS Gadiid iyo agaab kale oo logu talagalay ciidaanka xoogga Dalka soomaaliyeed. La wareegida Agaabkan ayaa waxaa kaso qayb galay Maadaxa hogaanka sancada kornel aadan Abdullahi cali Adan Gaas, Agaabkani ayaa waxa laa wareegaay Taliyahay Qaybta 43'AAD Gen. Cali Mohamed bag Madow isagona uga mahadceliyahay tagerida ii garab istaaga ay UNMASla garab Tagana tahay Ciidanka Xoga Dalka Soomaaliyeed, Madaxa hogaanka sancada kornel aadan Cabdullahi cali Adan Gaas ayaa warbahinta Oga warbixiyaay Agabka Ay maanta Kala waregeen UMOS iyo Fa'iidada uu u leyahay cidanka Agabka Ay laa waregeen, isagona Ciidanka Kula dardaarmay in ay xafidaan Agabkani cusub ee manta lagu wareejiyaay. Qalabkani ayaa kuso Adaya Xili U bilawanayo wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah maleshiyaadka KHawariijta,

Inta Aan Wareysi Daawanayay Sarkaal Hore Oo Ciidan Wareysi Kan Lamida Bixiyay Ma Arkin Intaan Aniga Ayaa Kasoo Jaray Kaliya Wuu Dheer Yahay Muuqaalka Indha Qarshe waa Dhaxalka Nool Ee CXDS Cimri Dheer Iyo Caafmaad TALIYE

MOGADISHU
MOGADISHU

Koox ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay Howlgal Coimada Qaranku ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada h
+4
Koox ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay Howlgal Coimada Qaranku ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose

Jeneraal Hassan Mohamed Abukar Xasan Jaamici oo ka hadlay kooxda gabalkooda dhacay ee khawarijta AS

Magaalo Madaxdeenna Mogadishu
Magaalo Madaxdeenna Mogadishu

Ururka 162’aad guutada 16’aad kumaandooska danab XDS ayaa deeq isugu jirta biyo iyo raashiin gaarsiyey dadka ku dhaqan Deegaanka wayaan geedow ee Gobolka jubada hoose. https://www.facebook.com/Gobonimo512?mibextid=ZbWKwL

HARAMCAD
HARAMCAD

DANAB
+1
DANAB

photo content
+5

Nabadoono iyo wax garad uu hogaaminayay suldaanka beesha reer xaaji saleebaan ayaa maanto raashin iyo xoolo nool gaarsiiyay c
+9
Nabadoono iyo wax garad uu hogaaminayay suldaanka beesha reer xaaji saleebaan ayaa maanto raashin iyo xoolo nool gaarsiiyay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed Ee Ku sugan Jiida Hore Dagmada Camaara Ee gobolka mudug https://www.facebook.com/Gobonimo512?mibextid=ZbWKwL

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo wehliyo Taliyaha Ciidanka Cirka ee XDS General
+7
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo wehliyo Taliyaha Ciidanka Cirka ee XDS General Maxamuud sheekh Xasan (Dable Baylood) ayaa Booqday Kulliyadaha tababarka ciidamada Dalka Qatar halkaasi oo ay tababar Kala duwan ku qaadanayaan Layli Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaalia. S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Warbixino ka dhageystay Macalimiinta tababarka siinaya Layli Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha ayaa Saraakiisha tababarka ku qaadanaya Dalka qatar kula dardaarmay in ay si hufan u qaataan Cashirada la siinayo waxuuna xusay in Dalkooda uu ubaahan yahay, muhiimna ay tahay inay ka faa’idaystaan fursadaan qaaliga ah. Ugu dambeyn Taliyaha ayaa si gaar ah ugu mahad-caliyay Dowladda wadanka Qatar Kaalinta muuqata oo ay ka qaateen dhismaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

photo content

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo casuumaad Rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Qatar Sareeye Guud Salem Bin Hamad Al Aqeel Al Nabit, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Qatar. Labada Taliye ayaa ka wada hadlay arimaha saldhiga u ah xariirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada Dowladood, Soomaliya iyo Qatar. Waxaa si weyn labada Taliye ay uga hadleen sidii loo xoojin lahaa Taageerada Ciidamada XDS oo dhinac kasta leh, Dagaalka ka dhanka ah Maleeshiyada Argagixisada ah iyo in sare loo qaado Deeqaha waxbarasho ee la siiyo Saraakiisha Ciidamada Milateriga Soomaaliya. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas ibraahim Sheikh Muxudiin caddow ayaa si gaar ah uga mahad-caliyay Dowladda Qatar kaalinteeda kaga aadan dhismaha iyo qalabeynta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyed, waxuuna balan qaaday in xariirka labada dal uu ahaan doono mid sii xoogaysta. Intaa ka dib Taliyaha Ciidamada Milateriga Dalka Qatar Salem bin Hamad bin Mohammed bin Aqeel Al Nabit ayaa dhigiisa Soomaaliya ku soo wareejiyay Kulliyadaha Ciidamada ee dalka Qater

Jeneraal Hassan Mohamed Abukar
+1
Jeneraal Hassan Mohamed Abukar

Xukunka tira maleeshiyaad ah oo ku dhaawacmay dagaallo kala Duwan Cabdi Yare Maxamed Caliyoow, Cumar Cusmaan Ibraahim Aadan(Jarbeey) iyo Cali Cabdullahi Cali Ibraahim(Cawil) ayaa lagu soo eedeeyay Kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Khawaarijta gaar ahaan Kuwa duur galka ah. Cabdi Yare Maxamed Caliyoow ayaa Maleeshiyada kaga biiray Bakool sandii 2020 isaga oo tababar socday Sadax bilood ku soo qaatay baadiyaha deegaanka Buulla-falaay Degmada Diinsoor iyadoo labaray isticmaalka hubka noocyadiisa kala duwan. Tababarkiisii ka dib isaga iyo Boqol iyo Konton kale ayaa loo soo wareejiyay gobalka Hiiran, Cabdi Yare ayaa qayb ka ahaa dagaal ciidanka Xooga dalka ay kula galeen Abooreey isaga iyo Toban kalana ay ku dhaawacmeen. Cumar Cusmaan Ibraahim Aadan(Jarbeey) ayaa maleeshiyada kaga biiray gobalka Bay, Tababar socday sedax bilood ayuu ku soo qaatay baadiyaha Buulla-Falaay ee degmada Diinsoor waxana la soo baray isticmaalka hubka noocyadiisa kala duwan. Tababarkiisii kedib isaga iyo 150 Argagixiso ah waxaa loo soo wareejiyay gobalka Hiiran, Cumar Cusmaan ayaa qayb ka ahaa Dagaallo Ciidanka deegaanka ay kula galeen Afcad iyo Qorfo oo Hiiraan ah halkaasina uu ku dhaawacmay. Cali Cabdullahi Cali (Cawil) ayaa maleeshiyada kaga biiray Bakool sandii 2020, waxa uu tababar socday sedax bilood ku soo qaatay Duleedka Bu’aalle halkaas oo lagu baray isticmaalka hubka noocyadiisa kala duwan. Tababarkiisii ka dib isaga iyo Boqol Toban iyo Shan Khawaarij ah ayaa loo daabulay Hiiraan, waxa uu qayb ka ahaa Dagaallo lala galay Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka oo ka dhacay Ceel Axmed, Budbud iyo Ceel Hareeri halkaas ayuuna ku dhaawacmay. Cabdi Yare Maxamed Caliyoow, Cumar Cusmaan Ibraahim Aadan(Jarbeey) iyo Cali Cabdullahi Cali Ibraahim(Cawil) ayaa laga soo qabtay iyagoo saaran gaari Layla calaawi ah deeganka CadCadey ee Shabeellada Dhexe,waxa ayana mushaar ahaan u qaadan jireen 60$ bishii. Baaris dheer kadib Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidmada ayaa codsaday qaadista kiiskan waxaana laga ogolaaday Tobankii bishii February ee Sanadkaan. Garsoorka Maxkamadda Ciidamada oo waqti ku filan siyay dhinacyada dacwadda ayaa ugu dambayn maanta kuwada xukumay, Cabdi Yare Maxamed Caliyoow, Cumar Cusmaan Ibraahim Aadan(Jarbeey) iyo Cali Cabdullahi Cali Ibraahim(Cawil) Min 15 sano oo xabsi ciidan ah. Sida uu warbaahinta u sheegay Gaashaanle sare Xassan Cali Nur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamadda Qalabka Sida.