Abdi'rizaak ALI🦁
Open in Telegram
6 920
Subscribers
+324 hours
+287 days
+20630 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
December '24
December '24
+41
in 0 channels
November '24
+222
in 0 channels
Get PRO
October '24
+164
in 0 channels
Get PRO
September '24
+194
in 0 channels
Get PRO
August '24
+673
in 0 channels
Get PRO
July '24
+678
in 0 channels
Get PRO
June '24
+464
in 0 channels
Get PRO
May '24
+484
in 0 channels
Get PRO
April '24
+744
in 0 channels
Get PRO
March '24
+365
in 0 channels
Get PRO
February '24
+568
in 0 channels
Get PRO
January '24
+371
in 0 channels
Get PRO
December '23
+4 479
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 09 December | +2 | |||
| 08 December | +10 | |||
| 07 December | 0 | |||
| 06 December | +6 | |||
| 05 December | +2 | |||
| 04 December | +7 | |||
| 03 December | +1 | |||
| 02 December | +6 | |||
| 01 December | +7 |
Channel Posts
Taliye ku-xigeenka guutada 14-ka October, Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed G/le Cabdiraxiin Maxamed Munye ayaa kulan lagu dardar gelinayo Amniga iyo dagaalka Khawaarijta la qaatay maamulka deegaanka Janaale iyo Saraakiisha Ciidanka xoogga ee ku sugan deegaankan.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray in lasii xoojiyo wada shaqeynta dhinaca Amniga ah ee ka dhaxeysa guutada 14-ka October iyo maamulka deegaanka Janaale, iyadoo deegaankan ay gacanta ku hayaan Ururada 66-aad iyo 83-aad ee katirsan guutada 14-ka October ee Xoogga Dalka Soomaaliya.
| 2 | Abaandulaha Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad CXDS Maxamed Isaaq Basar Ayaa Maanta Lacag Abaalmarin Ku Wareejiyey Geesiyaal katirsan Ururka 260aad Oo Guul Ka Soo Hoyey Dagaal Bishii La Soo Dhafay Ka Dhacay Duleedka Magalada Wajid.
Dagaalkaas Oo Lagu Dilay In ka badan 35 katirsan Maleeshiyaadka Khawaarijta oo isugu jiray Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad.
Geesiyaasha ayaa Waxaa Lagu Wareejiyey Lacag Dhan 500dollar Si Loogu Dhiira Galiyo Gesiyaasha Ururka 260aad Har iyo Habayn U Taagan Sidii Bulashada Nabad Ugu Noladaan. | 3 097 |
| 3 | Maxkamada Ciidamada Jubbaland ayaa maanta Xukun ku riday nin lagu helay inuu la macaamilay Khawaariijta | 2 090 |
| 4 | Tacsi
Wasir Abdulahi Ahmed Jamacs (ilkojiir)
Wasir dowle Bashir Mohamed Jamaca (bashirgoobe)
Major General Dahir Adan Elmi indhoqarsho
Major General Ibrahim Shiekh Muhudin Adow
Major General Bashir Abdi America
S/Guuto Ahmed Mohamed Mohamud (Arab)
S/guuto Mohamud Shiekh Dablebilota
S/guuto medy nuuro shiekh(ufurow)
S/guuto Mohamud Mohamed Hassan (qaafow)
S/guuto Mohamed said xirsi (Morgan)
S/guuto Cabbas Amiin Aliyo
S/guuto Mohamud Mohamed Osman
Mudane Mohamed Ahmed Jamac (shaale)
S/guuto Ahmed Mohamed shiekh (Ahmed dhere)
Mudane salax Fatax
S/guuto Abdiraxman shiekh issa
S/guuto Ahmed shiekh salax
Prof Ibrahim aden Ahmed(Dolaal)
S/guuto Saacid Dahir said
S/Guuto Maxamuud Cismaan Cabdulaahi (Diyaano)
Waxay tacsi u direyaan eheladii iyo qarabadii geeridii naxdinta laheyd ee ku timid GENERAL ABDULAHI ALI OMAR oo ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska waxayna Alle uga baryeen inuu janadii ferdowsa ka waraabiyo eheladiisa samir iyo iiman ka siiyo
Waxaan sido kale tacsi u dirayaan dhamaan asxaab Shacab iyo ciidamadda XDS oo u mudo dheer ka soo shaqeeyey.
General Abdulahi Ali Omar waxuu ka mid ahaa geesiyaashiii magaca sumcad sharf iyo aqoonsi calami ah u soo hooyey dalkeena Soomaaliya
Ilaahay ha u naxaristo Aamiin. | 1 945 |
| 5 | No text... | 1 415 |
| 6 | Xukunka Askari dhac geystay uu Abahiis ku soo wareejiyay hay’adaha amniga.
Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, Dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan, Dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud Daahir Maxamed oo labaduba shacab ah, ayaa si wadajjir ah loogu soo eedeeyey Burcadnimmo hubeysan iyo Dhac ay ka geeysteen degmadda Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.
Shantaan eedeysane, ayaa Taleefano iyo lacago ka qaatay dad isugu jira Shacab iyo Askar aan xilligaasi hubeysaneyn oo shaqada fasax ka ahaa, iyaggoo dhaawac u geeystay qaar kamid ah dhibaneyaasha, waxaana eedeysaneyaasha ay falkaan ku geysteen hal qori oo Ak47 ah oo uu lahaa Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed.
Dhaca kadib Eedeysaneyaasha ayaa tagay Guriga Eedeysanaha Koowaad Axmed Cali Maxamed, si ay u qeybsadaan Taleefanada iyo Lacagihii ay soo dhaceen, ugu dambeynna waxay isku qabsadeen sida loo kala qaadanayo, halkaasna waxaa ka dhashay buuq ku dhowaaday gacan ka hadal.
Intaasi kadib Dable Axmed Aabihiis oo guriga ku sugnaa, ayaa kusoo Baxay buuqa eedeysaneyaasha, markii uu arkay in wiilkiisa iyo saaxiibadiis ay isku heystaan, iskuna dagaaleen Taleefanada iyo lacagtii ay soo dhaceen, ayaa waxa uu qaatay go’aan dhif iyo naadir ah oo ku dayasho mudan, waxa uu wacay Ciidanka Booliska degmadda Afgooye, isaggoo ku war geliyey falka ay ku kaceen. Wiilkiisa iyo saaxiibadiis, halkaasi ayaana lagu soo xiray Eedeysaneyaasha Taariikhdu markii ay aheyd Todobada Bishii labo iyo tobnaad 2023.
Baaris dheer kadib Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Q.S, ayaa codsaday qaadista kiiskaan, waxaana laga oggolaaday Labaatan iyo todobadii bishaan.
Garsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo waqti ku filan siiyey dhinacyadda dacwadda ayaa ugu dambeyn maanta go’aan ka soo saaray Shanta eedeysane, waxaa lagu kala xukumay:-
1- Ex Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, ayaa lagu Xukumay 8 sano oo Xabsi ciidan ah iyo in laga saaray kamid ahaanshiyaha ciidanka xoogga dalka.
2- Ex dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan iyo Ex dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, ayaa lagu xukumay min Shan sano oo xabsi ciidan ah iyo in laga saaray kamid ah ahaanshiyaha Ciidanka xoogga dalka.
3- Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud Daahir Maxamed, ayaa iyagana lagu xukumay min shan sano oo Xabsi ciidan ah.
Sidoo kale waxaa lagu xukumay dhammaan inay bixiyaan Taleefanada iyo lacagihii ay dhaceen.
Sida uu warbaahinta u sheegay Garsoore Gaashaanle Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan garsoorka Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamadda Qalabka Sida. | 1 472 |
| 7 | No text... | 2 189 |
| 8 | Ismaaciill Ibraahim maxamuud (jundulaa)
oo kamid ahaa kooxda Khawaarijta ayaa caawa isu soodhiibay ciidanka maamulka jubaland ee ku sugan degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. | 2 649 |
| 9 | Taliyaha ciidanka dhulka Xds ayaa cutubyo katirsan xoogga dalka oo ku sugan degmada Afgooye ku dhiirigeliyay isu diyaarinta howlgalo Khaawaarijta looga sifeynayo meelaha ay kaga suganyihiin gobolka Sh/hoose. | 1 716 |
| 10 | WLHI Labaduba waan isku diyaarineynaa Biyo Cab hore Difaac ugu Gal waaye | 1 447 |
| 11 | Ciidanka Nabad sugida Jubbaland ee fadhigoodu yahay degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa hawlgal qorshaysan kasameeyay tuulada Dhagaxa oo hoostagta degmada Dhoobley.
Hawlgalkan oo ahaa mid todobaadkanba socday ayaa ciidamada nabadsugida iyo sirdoonka Jubbaland ayaa ahaa mid lagu baacsanayey kooxda jid iyo jahadiidka ah ee Argagaxisada kuwaas oo dhawaanahanba ku dhumaaleysanayey tuuloyin hoostaga degmada Dhoobley. | 1 416 |
| 12 | No text... | 1 496 |
| 13 | TALIYAHA CIIDANKA DHULKA XDS OO GAARAY DEGMADA AFGOOYE
Taliyaha ayaa soo dhaweeyay Degmada afgooye Abandulaha Qeybta 12 april Gashanle Sare Warsame Maxamed Diriye iyo saraakiil iyo askar ka tirsan qeybta 12 april Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen dayax cabdi cabdulle Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa carabka ku dhuftay in lo diyaar garobo baacsiga haraadiga kooxda Argagixisada ah.
Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa furimaha Hore Ee dagaalka ayaa waqti badan la qaadanaya Ciidamada jiida Hore ku sugan, waxaana socda diyaar garoowga dagaalka loga xureynayo deegaano hor leh gobolka Sh.hoose.
Taliyaha ciidanka dhulka GEN,Dayax Cabdi Cabdulle ayaa bogaadiyay guulaha isdaba jooga ah oo ay Ciidanka Xoogga Dalka kasoo hoyen howl-galada lagu baac sanayo qawarijta | 1 080 |
| 14 | Ciidanka XDS iyo kuwa deegaanka ee degmada Xarardheere ayaa ku guuleystay u dhaadhicidda fariisin iyo gooba ay isku aruursanayeen maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta.
Howlgalka oo u dhacay si qorsheysan ayna iska Kaa shadeen Kumandooska Danab Gor Gor iyo Ciidanka xaq u dirirka deegaanka ayaa ka dhacay bacadka faarax aadan oo u dhaw degmada Xarardheere ee gobalka mudug.
Ciidanka ayaa ku guuleystay bur burinta fariisin khawaarijtu ay ka sameysteen bacadka faarax aadan in kastoo marar badan deegaankaas ay ka dhaceen dagaalo lala galay argagixisada qasaara xoogana lagu gaarsiiyay
Hadda waxaa goobta ku sugan Ciidanka Xogga dalka iyo xoagaga deegaanka. | 1 493 |
| 15 | #DEGDEG: kooxda khawaarijta ayaa Maclin iskuul ku dilay Duleedka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, kadib markii la sheegay inuu diiday lacago baad ah oo ay weydiiyeen Maclinka.
Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in bishan Soon bilowgeedii Maclinka loogu yeeray goobaha khawaarijtu kusuganyen ,halkaasi oo la sheegay in Maclinka lagu soo amray in Beesha uu kasoo jeedo lacag dhan $100,000 (Boqol kun oo dollarka Mareykanka ah uu kasoo uruuriyo Beeshiisa lkn uu sheegay inuusan awoodin balse wixii lagu soo qoro isaga ahaan uu bixin doono.
Khawaarijta ayaana wixii hadalkaasi ka dambeeyay ugu yeeray Maclinka goob kale, halkaas ayaan ugu dambeen la sheegay inay ku dileen.
Falkaan argagaxa leh ee ay gaysteen khawaarijta ayaa ah mid ay mar walba kula kacaan odayaasha dhaqanka ,macalimiinta ,iyo wax garadka bulshada taasoo ku amraan ineey baada soo aruuriyaan haddeey ka biya diidaane ugu bedelaan dil iyo hanjabaadyo ku qotoma in nafta la dhaafin doono maadaama ay biya diideen damaca kooxda ee ah baadida rayidka soomaaliyeed ee la daalaa dhacaya duruufaha kala duwan. | 1 249 |
| 16 | No text... | 1 150 |
| 17 | taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyed ayaa bariire kula hadlay cutubyo ka tirsan Guutada 6-aad qeybta 60-aad | 1 178 |
| 18 | Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Ayaa deegaanka Nuur Dugle kula hadlay saraakiisha ciidamada deegaanka. | 1 172 |
| 19 | Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka sameeyay deegaano dhowr ah oo dhaca galbeedka magaalada Xudur sida Doon-dardiir, Soonilow Abal ilaa Buurta Bakool.
Howlgalka ayaa waxaa hogaaminayay taliyaha ciidanka guutada 9-aad ee guutada 60-aad ee gobolka Yoonis Aadan Xasan, waxaana ay ku wareejiyeen gaadiid xamuul ah oo u shaqeyn jiray maleeshiyaadka Khawaarijta. | 1 336 |
| 20 | Taliyaha Ciidanka dhulka ee XDS Gen Dayax cabdi cabdulle, madaxa hogaanka howl gelinta ee CXD g/dhexe Cali Aaden,Taliyaha guutada 14 Oct G/le dhexe Nuur maxamed gaabow (Nuurfarey), ayaa gaaray deegaanka bariire ee gobalka shabelada hoose.
Liiban yuusuf garre Taliyaha ururka 18 aad guutada 6aad qaybta 60aad ee CXD ayaa deganka bariire ku Soo dhaweeyay saraakiishan oo safar dhulka ah ku maraya qayb ka tirsan maamulka KGS.
Masuuliyiinta ayaa boodqay fadhiisimaha kala duwan ee Ciidanka Xogga dalka ay ku leeyihiin deegaanka bariire, waxa ayna saraakiisha iyo Ciidankoda kala hadleen Nooleynta iyo Sara u qaadida dagaalka lagula jiro Nabad diidka.
Taliyaha oo goob fagaara ah kula hadlay ciidanka ayaa sheeegay in markaan loo baahan yahay in is Bedel wayn Ciidankani ay ka keenaan dagaalka lagula jiro Argagixisada.
Taliyaha ayaa dhanka kale booqday Ciidanka ATMIS ee fadhigiidu yahay deegaanka bariire, shir saacad qaatay oo halkaas ka dhacayna waxaa lagu gorfeeyay ka qayb noqoshada dagaalka Ciidanka XDS ay ku lajiraan argagixisada kana socda Shabelada hoose. | 1 050 |
